Sunday, April 20th, 2014

Kasbashada Naf Kaasii Jeeda ( Geeraar Jaceyl Oo Dareen Leh)

Published on October 27, 2012 by   ·   125 Comments Akhrisatay :259482

Kasbashada Naf kaasii Jeeda ( & Geeraar Jaceyl oo Dareen leh)
Inta badan Dhalinyarada Soomaaliyeed waxyaabo ay kawada simayihiin ayaa jira oo xalintoodu sahlan tahay hadii juhdi lagu baxsho hasa ahaatee la sahlado in waxlaga qabto.

Waa xaqiiq in imaanuu ku yimaado isku dhac keeni kara isku soo noqosho la’aan, marka haddii ay dhacdo kala fakir duwanaansho, waxaa habboon in labadiina mid ka mid ah uu la yimaado tanasul, ogowna qalbi aad qarxisay sooma noolaan karo, laakiin ogow inta uusan qarax gaarin waa la daweyn karaa, waxaana daawo u noqon kara sabar, dulqaad jiljileec iyo tusmo wanaaga, waxaana jira qodobo aad ku soo ceshan karto waxaana ka mid ah:

1. Inaad qirato qalad aadan lahayn adigoo ku raali gelinaayo doonayana wanaagiina.

2. Joogtaynta kulamada si aad u kobciso una hormariso jacaylkiina.

3. Amaanta waxay door muhiim ah ka qaadataa kasbashada jacaylkaaga.

Shaqsigan kaa irdhoowey u ammaan sidatan: ama u qor warqaddan oo kale ado ka doonaya kalsoonidiii oo soo noqota.

SALAAN

Xabiibi ama Xayaati, waan dareemi karaa qiyaas ahaan xanaaqa aad ii qabto, laakiin ku samri wanaageenii ama raadinta mustaqbalkeena, ogowna xanaaqa waa cadowga jacaylka ama kala fogeeyaha mucaashaqiinta hamuunta isu qaba, waana muhiim inaad ku samirto qaddarta Rabbi keenay, iskana naarta sheydaanka cadowga inagu ah, waayo Alle wuxuu macooda yahay kuwa sabra, bal miisan jacaylka aan kuu qabo.

Saamigii naftow

Saqda dhexe habeenkii

Suuradaadaq oo quraa

Ii sawiranee ogow

Waan kuu siloonee

Waan soo socdaaye garo

Samir iyo dulqaad badi

Jacaylkana ha sii dayn

Simantaan jec laayeey

Ku sagsaagi maayee

Ha saluuging abidkaa

Samaantii dhexdeenana

Waligaa ha sii dayn

Waxaana jira sifooyin badan oo aad ku kasban karto sida beer laxawsi, muujinta daacadnimadaada iyo haddii ay jirto qodobo ay kugu xirtay oofintooda, haddaba haddaad ku kasban waydo qofka kaa caraysan la kaasho dadka ku xeesha dheer xalinta khilaafaadka mucaashaqiinta, waayo waxaad ka heleysaa fikrado saliim ah, aadna ku hanaan karto jacaykaaga.

Lasoco Qeybta Xigta

 

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (125)

  1. Dr.mohamoud Haaji says:

    Marka ugu horeyso halkan waxan ka salamaya bahda so diyarisay erayada macanka badan oo an ku rali galin karo gacalisaday waxan idin le yahy Asc dhamantin hadan ka hadlo fikirkay run ahanti waxad halkan nogu so xusteen fikrad naga maqaneyd hadaynu nahy dhalinta somaliya badana ma naqano sida an ku qasban lahyn jaceylkena hadu uu naga galo dhibato mana sabarno yanan ku dheranin waxan idin leyahy wad mhsnd dhamantin inta fikradan kentay iyo so diyarisay iyo inta aqrisatay. bye bye bye asc

  2. Abduqadir salad says:

    Asc dhamantin walal ani waxan jacela gabar la dhaho hani muse waxan isku la nolen kenya gabdhan ruxti waxan u hibeyay nafsadeyda runti muda dodoba sana wan jecla jcl keygana waxan u shegtay 8/10/2012 markan u shegtay waxey i dhahday wlcm anigo faraxsan ama farxada iga muqada ladaremi kara aya waxa dhacday in walid keda nin ey ku qasban ayadana markan wey diyay rali iney ka tahay iyo inkale waxey igu jwptay sidan abowe ani walid keyga war kisa ma qilafi karo e gabdhan wan jacelahe ila taliya aqayarey siden wax yela

    • khadra says:

      ASC SALAN SARE WALALO ABDUQADIR WAXA KUUGU TALINA LAH INAD TUKATO SALAT ISTAQARO KABAQDI WAAD HELEYSA JAWABTA INSHA ALLAH ALLAH TALO SARO WALALO

  3. Abshir cabdulaahi nur says:

    A.s.c ani waxaan jeclahay gabar ladhaho bilan iyadana ima jeclo maxaan sameya ila taliya sxb

    • suhayb cade says:

      dabecadaada qurxi wll gabartana inaad ka qosliso isku day oo dareensi inaad jeceshahay hadlkaagana ha ufiirsan ee isdaji oo sida ay jeceshahay u samee,
      follow isoo deh xaga twitter kane
      @swaggy_m_proud

  4. Super man says:

    Qofkaad jeceshahay in uu ku jeclado daruuri ma ahan qofka markad jeclaneysid sabab lo ma bahna mar kad nacaysidna sabab lo ma bahna ee dadaal un samey sxb

  5. super man 2 says:

    Asc walal jaceelka sidisa waa shey lama filan ah marka asaga kulama tashanaayo waxaad arkeesaa adigoo ku dhix jirta qofta aad jeceshahy ilaa aad ka soo jeedineyso u samir samirka waa shey qaali ah qofka alle ugu talagaley ayaa hwli karo samirka marka sxb waxaan kula talin lahaa qofta ka sii jeedo soo jeedso si waliba ha kugu qaadato haka quusanin

  6. Hilaal says:

    Waxaan halkaan bahda sodidiyarisay figradahaan kala duwan wat kumahasanti hiin fikirkin salimka ah asc

  7. a.rahman says:

    asc dhamaantiinba intaa kadib jacaylku waa wx jira oo dhab ah geeraarkana waad ku mahad santihiin sida wanaagsan aad u soo qorteen wax badan wuu naga caawin doonaa on sha alaah.

    • djzaki sweetboyqanciye says:

      aniga oo ah dj runti waxa lakulama gabadho o idhahayo wan kudo nena marka ana ego waxodo wa ciya runti wanku wareray

  8. khadra says:

    ASC WALALLOYIN MARK HORE IGA GUUDOMA SALAN 114 QURANKA AAH MARKA LABAD ILLAHEY HAL TALA SARTO OO SALAT ISTAQARAD TUKAD QOFWALBO JAWABT ILLAHEY BA SINAYO INSHA ALLAH ASC

  9. darawal2 says:

    dhamantin wad salaamantihin kadib qofka bili adankaa waxkasta wuu wajahayaa hadi ilahay u cimri siyo intaa kadib waxan kula dar darmi lahay walalkayga dhibanahaa marka hore samir marka labad salatu istaqaro tuko ilahay wukufududayhaa arimahada kadib qofta sidad uhanan lahayd juhdi kubixi o hakadalin ok mahadsanid

  10. cabdiraxmaan says:

    sidas darted ayan waxan raba in an bartu gawiyada halkan lagu suqorayu in an barto side lagu barankara aqyarta sharafta mudan qabkey ugu sahlan mise lagu fahmikara idin koo mahadsan ok

  11. ridwaan xaji says:

    waad ku mahad santihiin dhaman dadka so xulay arayadan

  12. sadaaam says:

    A s c dhamaan walaalaha waa idin
    Salaamay
    Inta soo diyaarisay
    Geeraaradaana weey ku
    Mahadsanyihiin
    Madada
    Xigta
    Maal mahaan
    Jacel daacad ah
    Majiro
    Lkn isku daya
    In aad sabarka badisiin
    Oo kaliya
    Maxaa yeelay
    Dhalinta
    Waxey ubateen
    Waan kujeclahay
    Oo afka ah
    M

  13. mohamed says:

    asc ila taliya gabar ladhaho asli aya jec lahay qaba dha qab ako kalo aa wasa nahay gaba dha waa fecee in yar way isa la waynne aya ko jirta ee see yee laa ila taliya ani cabsi igo majirta ee ila taliyaa waalaal

  14. xudayfa says:

    Asc wlala,dhamaan,

  15. Taaxey says:

    Asc.salan kadib waxn is jeclen gawar layirahdo amal gawadha waxan isku racnay ina mustaqblka nolasha wada qebsano lkn ma esan noqon wayo taa ana kasbay mxa yelay malin anago wada shekesaneno ayan aray kaftan ahan udhahay malinta sida ay iga amin bxday wali sidi aye kalsoni daro iga amin santahay. Tas ma uqadan kara dadka is jecl inesan kaftami karin

  16. cabdale says:

    insha alaah walaal wax kasta waxay noqonayaa sidi la rabay salaada badi

  17. faiza says:

    ASC bahda PAG kan waa marki ugu horaysay ankahadlo qorlkayga waxan rabaa in ad igacawisan arin ihaysta waxa jira in ay family gayga nin igudaren anigo ninkala jecl ninki waan la nolahay balse majecli waxaa maqli jiray jacyl ba kadhasha sarirta balse aniga waan la”ah ilahada waxana is qabna mudo maxa igula talinaysan farxad jacayl mahasto waad mahsantihin

  18. Ali kaska says:

    Asc aqyarta sharafta leh marka hore waan idin slmy sln kadib anigu gabar ban jeclahay magacedu yahay leyla run ahaanti gabadhu wey i jeceshahay lkn waladiinteeda wey ogaden in ay ani ijeceshahay marka magalada ayaan joogay waa lagasoo waday sanadkina halmar mise lawo jeer ayaan isla hadalna ana wax barasho ayaan kujira marka maxan saameya si aan ula kulmo

  19. yaasiin cabdi xasen says:

    waaaaaw wan ubogay geerar kan fican ee khatarla ah

  20. Ibrahim says:

    Asc marka hore wan idin salaamay waana kumahadsantihiin erayada mcnka ah ee halkaan noogu soo diyaariseen insha alah waan adeegsan doonaa hadii ale ka raali naqdo qofkasta qofka uu jecelyahay alaha u sahlo somaliyay asc

  21. muun says:

    Asc jacelku waa cudur daawadiisanu waa qofka lajacliyahay

  22. muun says:

    Jacelka tuntii waa cufur lakin dawadiisa waa qofta lacaliyahay cml

  23. suldan says:

    asc marka hore wan idiin salaamay waana kumahadsantihiin erayada macan halaan noogu soo diyaariseen insha allha

  24. amiira abdi says:

    asc marka hore waan idiin slm jacaylka as aska noolosha asxabeey

  25. Ahmed says:

    Asc all asaxaabta sida aad udhan tihiin lkn waxaa jira mudooyin danbe jacayl rasmi ah majiro

  26. c/raxmaan says:

    sc all

    Waad kumahad san tihin inta daadihi yaasha ah waayo wax bdn ayaaad dadkiii u faa’iideeyseen intaan in kabadan ilaaah ha idinku siyaadiyo aqyaarta hadeeyn naag kujirta ne weey mahad san thy ayadane waaana idin slmy all my akhyaarta

  27. خالد الراشد says:

    Asc salan kadib waad ku mahadsbn tiin

  28. Nafisa qalanjo says:

    Walal dhaman asc wlhi waa erayo cajiib ah misne laga faidaysan karo

  29. mahat Abdi says:

    Asc dhamantin wan idin salamaya indii fikradan qaalika diyaarisey horta anika nafteyda hadan iska hadlo gawar ayn jclahay gawadha saa,id ayey ii jceshahay anikana sida ka taaran ayan u jeclahay gawadha waxey u jeeda america lakama yaba gawadha hadey takto intey jcelkena xasuusato ey anika dib iso firiso wax raayi ika siiya

  30. Cúmâr maaneý says:

    ASC

    dhamantiin inta isjcl iyo inta qadarisa jcl wad mahadsanti hin

  31. siman saney says:

    Asc aqyaarta dhamaaan waan idin salmay salan kadib

  32. Ahmed says:

    Asc wan idin wda slmy all aqiyarta sln kadb wad ku mhdsnthn wax walba lkn lbda quf e is jcl waxa loga bhn yhy inay isku kalsonadan hdi aysn kalsoni jirin jclna majiro wxn arkay wil dhahyo wan lakaftamay kadb way iga amin bxday hdi ad quftas dbecadeda taqany mad kailalisd wax yelaha ey kaxanaqeso kagudub jclku wa sakin adgana waxa lagaga bhnyahy inad skntas nafsadada kabad badiso mhdsinidin wan isla xariri dona

  33. Ahmed says:

    Jcl jclku mhn ged ad markad rbto goyneso markad rabtana ad goynen jclku waa dareen ku aburma ogada jclku wa daren sojidasho leh jclku wa dbecad mararka qar waxa uka badalaya dhaqamada xun asago intas ka koban hdana waxa kawayn calaf hdi uale kadhigo jclkina clafkina wad helesan lkn intad ragtinimo kugu jirto dadaala bye

  34. Ahmed says:

    Hdi an wax yar noloshyda idinka taabto gbr ayn waxn ehn sxbo wltinimo gdib gbedhi ad ayn iskugu fcnen waxn daremy inan jcl kageda ka tabayo gdb gbdhuna wxy iga so qatay sida midka ladhashy cml sanado kadib wxn ogaday in u jclku dhamanayo lkn sxbtinimada aysan dhamaney asbabada u kudhamanayo jklu hdi an idin fafahiyo jclku waxa kwen claf calafkuna waa guur gurkuna wudhamada gdb jclkeyga sida ayn kuwayey lkn wxn goan kugaray inan inti an kahelo clafkayga an adunka jcl ben ah jilin wayo dhalin yarta somaliyed wexe ubdn yihn in ay hblaha ben ushegan marka wxn idinka codsanaya in jclka lagu dhelin adgbo marbtide in lagugu ciyare inta ad jclkada dhbta kaheleso ama quf ku jcl plz dont play onother self

  35. fitaax shirbuxshe says:

    kkkkkkkkkk aniga taladayda qosol lee waaye kkkkkkkkkkkkkkkk

  36. saacid farxan says:

    ugu horeyn asc walalaheyga musliminta ah marka xigta waxan leyahay wad ku mahadsantihin walalahena so diyariye ereyadan mcn

  37. cali cape town says:

    Asx dhaman aniga waxan jeclahay gabar ladhoho maryan masha allah hal mar aya isku dhacnay kadib taloyinkan aya u qoray wena iso labatay oo hada farxada aya kuwada jirna inta dhib hesto waxan ugu ducena ine jacelkoda helan dhaman gabdho iyo wilal wana idin salama

  38. Ahmed kuuriyanka says:

    Asc dhamantin ad ayad u mahadsantihin sida wanagsan o ad nogu so gudbisen wana an ka fa idaysan dona gar ahan ani wayo waxa jirta inan an jeclahy o iga si jeda marka iyada ayanba ku tijabin wana an rajyn in an ku gulaysto

  39. Af:Baari from gedo says:

    Asc cidwalbo tabaneysa cashaq sln kadib anigu garbar ayn dunida ugu jecla nafteydana u hibeyay hase yeshe gabadhi markan jeceyga ushektay waxa dhacday inay iga diday aniguna kama harin wayo nafteyda ayn ka jecla rabi ayn lakashtay jecelkeygane wn helay way jogta deg:afgoi hwada ayn sln qali ah ugu diraya ansi wate dhalin waxn u shegaya wax walbo o {rabi} la la kashto inn la wayo donin wa hadi u jcl dhb ka yhay hadi kalane darbiyada keliga ku ooy k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k mucashaqin all wxn leyahay thnk u

  40. C/wahaab xusen mukhtaar says:

    Wa geeraar ad iso jiitay

  41. bashir ahmed says:

    asc horta salaan kadiib waxan igu mahad celinaya sida wanagsan ee ad isku dubar ridan programkan ta kale hadii aan kaa hadli sxbyal hadi inyar aan idinka tabto dhiib yar aya ii haysta dhibkasi oo aah laba isjecel oo hadan aan heshen waxna kaa wada runti gabadh ayaan sii dhaba isku jecelahay hadan sxbyal gabadhasi hinase ayeey kaa dhaman ladahay ee maxan sameya oo aad igula talin lahedn sxb yaal thanks waa intasi oo qudha

  42. idealpeace says:

    asc all aniga waxaan jeclahay gabar magaceeda ladhaho akaan gabadhaas weey iga xanaqsantahay sidii hore oo aay ii jecleed inaan u soo celiyo ayaan rabaa maxaan sameeynaa ?

  43. Ahmed sadka says:

    Halkan waxaan ka salaamaya dhalanyarada mar walbo xiiseysa inaay dhageysato aqbaarada ku saabsan jaceylka kadib waxaan halkan ku arkay dhalnyarada badankood oo ku calaacaleysa jacey lakin waa jira wiil horey usoo dhahay gabar ayaan jeclaa ayadan way ijecleyd lakin walidiin teet ayaa wiil ka la siiyay micnaheyda doonayaan inaay uguriyaan lakin waxaa jirta maah maah dhaheyso waxad jeceshahay qofkaad jeceshahay wuxuu jecelyahay la jeclaaw

  44. Darajo abeib says:

    Aad iyo aad ayad umahad san thin mucashaqin ta so diyarisay geraradan
    dhamaan dhalin yarad jacaylku hayana
    ilahay ha u dhibyareyo

  45. timaaaji cadeey says:

    asc all waxaan jeclahay wiil ilaa hal sano iyo bar wuu isilcinooyaaa heer mar aan ugaaray inaan dabaq ugasoo dhoco ilaa hada isma badalooyo waan usamraa xili walba jeceel 10 sano lajili karo ayaan hal sano iyo bar kusiiyay waxaan sameeyana maaqaan ila taliya asxaabeey

  46. Undugu f m mukhtur says:

    Marka hore waxan salan guud udiraya cida sodiyrisay erayadan mcn oo qalbiyada nugul si fcn usaqaya ama udhax qaday salan kadib sxba yaa aniga qiso aya ihaysato
    gabar ayan jcladay gbadhi ayadana way i jclatay haben habenada kamid ah ayan kulanay kadib habeki qisa dher aya nadhax martay gabadhi ayado faraxsan ayan kaso tagay marka xafada imid aya waxa iso dhacay sms anan kafilaneyn gabadhi wan iska fasaxay shekabadan ama sms badan marka isu dirnay dhowr malin kadib waxan ogaday qofta in laigu diray ila taliya oo maxan sameya

    (abwanada iyo wax garadkaba)

  47. dariin salad says:

    Alow sahal amuuraha walahi sanad kan majiro jacayl dhab ah in lesku danesto mooye

  48. iqra cadceed says:

    ma sha allaah wad mahad santihiin

  49. iqra cadceed says:

    asc dhamaam waa idin wada salamay aqyaarta horta aniga waxa iheyso kalsoni daro nin aan ku aamino nafteyda ila taliya ama fagrad isiiya

  50. daaacad says:

    asc salaan kadib aqyaarta waxan rabaa talo aniga waxaa isbaranay gabar waxan isku baranay walaaltinimo anigana waxan uqaaday jeceel marka sedeen ugu bandhigtaa madama walaalyinimo ay sheegeyso soo ceeb iguma ahan ila taliya byby

  51. cabdimaalik cumar says:

    walhi hadalo aan weligey ku fikireynin ayaaa saaki aan arki xabiibteydana waa iga xanaaqsanthay waan ka soo dheeraadi marka habka ugu horeeyay aan ku raali gili karo maa jiro ma hadsanadiin all qorayaalyaasah

  52. misis maryan says:

    Asalamualeykum] dhamaan wan idin salamaya erayada ad ayan oga helay xaqiq ahaanti gacaliyaheyga wankusojidan kara mahadsanidin asc

  53. misis maryan nor ali says:

    waxan guumaan kuleyahay qiimahay gu waa diin ma aqaano qowl kale quruxdeydu waa edab qolqolada majoogsado qosalkeygu waa sharaf gowsaha maqaawiyo idilkood ragna kaan wax qiimeyn uma qaato ruux jira

  54. Elyas says:

    asc bahda net ka walalayal waxan raba in laila taliyo talaa waa tii rabiye waxan jeclahay anan rabin magaceda inan halka ka shegin iyadana waxey ishegta in ay ijeceshahy lkn jaceylka lagama dareemo waxey uhadasha sida qof anan daan iyo muraad iga laheen waxan inan ogado seban baan kukala ogon kara jaceylkeda run iyo been midku yahay

  55. yaakale says:

    asc asxaabta dhan salaan ka dib sxb sabraa sadkii helaa ee sabar kolee mali weeba kuu soo noqon doontaa in sha allah intaa ka dib maryan waxaad tahay gabar jirta runtii hdlkaaga ayaab ai qanciye cml ma sha allah wlaashey ilaahay haku dhawro bye asxaabta

  56. asmalaki says:

    waaaaaaaaaaaaw wanka helay fariintan jacayl jasakalaahu khayran

  57. C/raxaman naaji says:

    Asc dhaman dhalinta wan idin slmy mrka xigta wadna mhd san tihin inta sosarty iyo inta aqrisaty ba

  58. C/raxaman naaji says:

    asc dhamantin mrka hore wad slmn tihin mrka xigta kwrma xaladaha ok asaxaby jaceyl keyga igu horeyay waxu noqday dit aan kalsoni lahayn xata heyr o waxan garay qofta an jcla inan ka kalsoni baxo e xaa ila gud bon

  59. Saanje yare says:

    Asc dhaman dhalinta wad slmn tihin sln k dib asaxapey dhalinta sanadkan & gabdhaha sanadkan waxey cadeys teyn iney afka un kaliye ey ka dhahan wan ku jeclahay xilkisana anan laga sobixin kasi hadaba ma jaceyl ba ama

    • muntaas says:

      asc walal waxan ahay naf wax jecel qofka aan jeclahay wuxuu jecelyahay qof kale ama uu udhiman raba ama ana sidoo kale waxana isku lenahay caruur ana kama maarma mudo badan aa usamray wuxuna waqti kubixiya siduu kuhelahaa qoftaas maxa sameya ila taliya

  60. seidow says:

    Asc waxaan ahay qof wax jecel, ayathano si xad daaf ayeey ee jeceshahay balse xanun ayaa aad u lithiyay please egusoduceya xanuunka enu eebe kaqaatho. Thanks

  61. CJ 7 says:

    War aqyaar midaan ka taliya naag aan ogahay ineey i jeceshahay oo aan dareemi karo wax yaabaha eey ii sameyneyso ama eey ii qabaneyso oo facal qeerkaba ka weyn oo hadana i dhaheyso kuma jecli malinta ka dambeysana sidii lee ah dhib yar markaan lakulmo i garabtaagan walaaltinimana waa la dareemi karaa lkn tan ka weyn …! Marka sideen ooga keeni karaaa iney idhahdo waan ku jeclahay ……….????

  62. Abdi muxudiin buurfuule says:

    Asc aqiyarta dhaman waan idin salamay jacelku ma ahan cid ciyar ciyar ah ama mid sahlan dadka qaarkood waxey ka dhigaan imd salahal ah qofka bini aadanka wax wuu jec ladaa jacel kiisana wuu u hir galaa waa hadii ey lamada qof is aminaan jacelku waa kal sooni .lamo ruux ayaa isjecl misane waxey kukala tagayaan erayo aan waxba aheen .wiilku ama inantu ayaa waxey kala cod sanayaan iney isku soo diraan sawiro matalan naagtii ayaa tiri abowe sawir inaa diro waa dambi ninkii ama nagtii meshaas ayey buf iskaga dhahaan ayaa jeclkii bur bur uyimid marka lamada qof ey is jec lanayaan ma ahan iney sharuud kula tagaan jacelku waa is amin aminku haduu mesha kabaxo jacel mayaalo mashaas wcs aqiyarta byy

  63. cabdi xakiim says:

    asc dhamaan tina aqriista yashaa ? talo idin ka rabaa ? runtii qiso ayaa iheysato taas oo ah gabaar ayaa is rabneey ayaduu wey ijecleed ilaa 2 sano baaa isla soconey gabadhii in kasto is jecleen calaafkii baa wax ka dhinnaa dhaxdeena na waa lagu shaqeyeey mudo kadiib gabdhii ayadoo i careysan bey iga dhooftey hada waxey ku noshahay asturi anigana waxaan joga sacudi runtii mudo tell keda ciwan keda mudo 2 sano ah baa radiyeey wana wayeey malin ramadaan ah 2 sano kadiib baa ciwan tell keeda la isiiyeey markaan wacay farxaan ahaa balse dhibka jiro waxey tahay in weli aan jeclahay uma shegi karo waayo waxey islee dahay yuruub buu rabaa ? mar uun hadii jaceyl key ogan laheed aduun iska daye aqiro xataa ayadaa keli ayaa ka doran lahaa ? maxaa sameyaa dad weynoow

  64. Barkhadka says:

    Waar sxb jacaylka waa dhib badan yahay waanan ku dareemi kara
    lkn isku day sidiii aad runta uga dhaadhicin laheeeeeed

  65. Barkhadka says:

    Anigaba sxb gabadhaan sanad la sheekeysanay e an jeclaaaa
    ayaaaa iga baxdeee

  66. Qeys mohammed mohammud says:

    Asc wlalyal
    iga
    gudoooma sln qaali ah
    dhp ayaa i heysto
    gawadh
    iga weyn
    ayan jclahy
    ayadan
    iiima
    ogo
    in
    aan
    jclhy
    waa na ka cabsana marka seen wax uga
    shaaga
    aniga waxan jiraa
    16
    ayadan
    25 marka seen wax yeela wlllyaal

  67. birimo cali says:

    waxa aan doonayaa in aan barto kasbashada jacelkaaga ee see iigu dhow aan ku bartaa adinkoo raaliya

  68. fardosa cali says:

    Asc wr wb walaalaya wa idiinsalamay waxan rawa in ila talisiisa mish kilad iheesato

  69. A/qadir husen sebriye says:

    Asc aqayarta dhaman iyo mucashaqinta sln kadib maxa u talo ah naf rux jcltay masana u shegan karin ruxey jceshahay leve never die but lovers dead

  70. amiira says:

    asc wn idin mahad celinaya sida wngsan ad u diyarisen qoralkan wxna ka fahmay wxyabo badan o iga maqana wax xun mahan so celinta iyo rali galinta jcylkaga

  71. zadha says:

    Scm asxaabtay aniga laba mid iikala Saara
    Jaceylku marku wanaagsanyay
    1-ma marka lagu jecelyay
    2-markaad wax jeceshay
    Sababtana plz iisoo raaciya indinkoo raaliya

  72. Amran says:

    Jcyl ku wuxuu wanaagsan yahay markii labada dhinac laga wado wayo waa geed ka dhasha qalbiga marke wuxuu doonayaa in labada dhinac laga waraabiyo

  73. Maxamed xiis says:

    Aniga waxaan ahay wiil da yar jacaayl ka aad iyo ayaan u garanayaa waxaan joogaa gobolka hiiraan gaar ahaan baladweeyne waxaan leeyahay tukaan weeyn wali geey naag maguursan guri vila xaafada kooshin baan ku leeyahay halkaasi baan ku noo lahay marke gabar fiican oo qurxan oo leh sifooyin kani
    1 gabar dheer
    2 oo cad
    3 oo buur neeyn oona caato saa ida aheeyn
    4 oo ilka cadcad oo siman leh
    5 dhabanadeeda shuban yihiin
    6 oo irabto
    marke waxaa leeygala soo xidhiidhi karaa number 0615672727
    whatsapp waan leeyahay barasho wanaagsan

  74. ladan ruuxi says:

    massha allah dhamn wa mahadsanthin walla waxn ahay qof jceyl labuka wilka an jclahayna ima jecla ana kama marmo maxan sameya ila taliyo

  75. maxamuud yaasiin says:

    walaalo waxaan jecelahay gabadh la dhaho xamda balse way iga meermeertaa yadu waxaanan rajaynayaa inay mat un ii soo laaban doonto inshaa allah

  76. M.Romei says:

    asc marka hore. second jacaylka horta wa isku macno marka lagu jecelyahay iyo markad wax jeceshahay.lkn jacayl aad burineysid ood radineysid waa mcn xilw hadana waxa kasii macan jacaylka ku bursanaya adiga. waligiin udhug lahaada dhali
    n yarooy qof idin jecel sababto ah inu ku dhibo lagama yabo balse kan ad jeceshahay oon kujecleyn mar walba dhawac aadan kakabsaneyn ayu kugu beeraa dantadana mafiirsho. aniga qof an jeclahay iyo qof I jecel intaba wan arkay. taan jeclaa wey idhaaftay tii ijecleyd ayan nasib wanag ilalin jiray hadana wa xaaskeyga 2 caruur ayeyna ii heysaa. alx. marka qofka kuraba ilaali waligaa saad qofkaad jeceshahay u ilaalisoo kale. asc

  77. C/raxmaan malaas cumar says:

    Asc dhaman wan idin slmy waxan ahay wil somaliyed o18 jir ah waxan jcla gawar an isku school nahay micnaha prevate wana jcla gawadha illa 9 bilood after wexey igu tiri sxp iga ralinoqo wan sabray wan is celiyey nafteydana wan sasaway anigo ka reystay o laga jogo muddo 5 bilod ah ayey talefonkeyga so garacday o igu tiri iga ralinoqo hadana wan ku jclhy ee Asxaawey bal ila taliya

  78. Ahmed says:

    Dhaman wan salamayaa aqyarta dhan waxan jeclaa in ay talo iga siyan arinkan i heysta. Waxan jecladay gabadh een markan iskudayey in an ushegto jaceylka ay waxey i shegtay in ninkale mahersaday oo marekanka kumaqanyahay waxa aan wareystay dadkale oo gabadha qarabo la ah wexey xaqijiyen in ay runtahay tas marka maxan sameyaa madama an qofta siqalbileh aan ujecladay waliba ay dagtay murayadii qalbigeyga marka miyaan kawasaa sideen qalbiga uga sara madama ay marwalba i hormuqato oo ay naaso kusantahay dabada yagleylantahay inader ilasoo taliya sidag dag ah talabada xigta aan qadilahaa. Asc

    • maahir kareem says:

      sxb waxaad samaysaa marka hore wuxu waa naag waxayna ku xirantahay hadba sidaad u programmisid just isku day inaadan is dhiibin ayada dhinac kasta kasoo weerar i said to you never give up.

  79. maahir kareem says:

    dhaamaan waxaan salaamayaa aqyaaarta sharafta leh iyo qoraaga geeraarkan aad ka umacn badan waxxan idin leeyahay hambalyo hambalyo waan uriyaaqay geraarkan

  80. Bishaarcc says:

    Jecel anah laguwadin waqtikaga yoh laminin

  81. Naciimo abdi elmi says:

    Asc dhaman qorag waxa lehay aad iyo aad ayad u mahad santay

  82. Naciimo abdi elmi says:

    Acs dhaman qorag waxan uga mahad celina taloyinka uu siyay dibana yasha jeclaka iyo gerarad aad ka u macan oo soban dhigay

  83. kaaafi cadde says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  84. abdi hassan says:

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh. Aqyaartaa. Waaan. Idin salaamaay. Ruuntii. Geeraarka. Waa cajiiib. Inkaastoo. Oo. Aanaan. Ruux jeclaan. Sidaas ay tahaay. Wan. Aminsanahay. Jecelka in uuu jiro. Lakin. Aaa taal. Meesha. ————- Jecelkiii. Hore. Iyo. Kaan mantaa. Keebaa. Laa rumeeysan. Karaaaaaa? Ani ahaanteyda. Raag waa raagi hore. Dadna wa dadki. Hore. Dalna waa. Dalkii hore. Aaan. Aminsanahay. Thanks.

  85. maxamed saciid says:

    Aniguna sidaan ahay hurdo waan ka zuulo xabadkaa isaartiyo sadirkaa daweyn karo afafka sakintiyo warmahaa isaarti wednaheega sarey sida qof laso Farey miyaa ligu kaa simey saxariirka dunidiyo xerigeyga sidaa gabar ayaa nafta igu dhibtey waa iga talo siden yeela asxaabe how to make a window I got the roma

  86. K...ok says:

    Asc ugu horen wa mhdsnthn dhaman qorayasha iyo diyarisha page kan ka db waxan u bhanahay talo walalyal waxa jiray wil an ad u jecla o galaska ila dhigto qofna uma shegin inan wilkas jeclahay hadaba malin ka mida malmaha gabar aan aad isugu ficnen an ahen saxibo a maclminta e no bixiyen .team ok. Wexe i dhahde sxby manta waxan ku bara saxibke haye a dhahe waxa la yab igu noqotay wilki inu noqde wilki an dunida u jecla ohin dhola caden iyb layab murugo meshas a ka bilabe hada wilki si fcn ayan isu barane waxa noqone dad aad isu fahma o si walaltinimo i si dumashinimo xata asxabta qar wexe na dhahan xirir a niga dhexeya dhinaca kale sxbte aad uma xisayso xirirkisa mana daryesho sida e rabto aye ka yesha ayado e tasi jirto hadana uma shegan karo jacayl mana hesto wax xal ah inkasto e talo tahay ti ale hadana waxa la dhahe maskax ka maqan madax walalka e ku jirta maxa talo ah o ad i dhihi kartan mhdsndn dhaman

  87. Maxamad says:

    Waa idina salamay dhana dawenha soomaliyed waxa jecelady gewara waxaan isku deya in aan u sheegato jacekega waya iga qabash sida aan u wada socany waxa ku fikiya aan wadagn musatqbl waxa isku deya in aan u sheego waa u sheegy wayana iga aqabashy waxa ku hashiny in aan iyara u sugano ita laga garyo 1.12.2013 ka dib wxa socany waxa bacadn waxa dhacay in ay sogashy cawanked oo ah nibasa ay waxa dhaca in aan arkin ciwanked aniga waxa idhawaya wila sxbke waxa dhady waa waca waxa igu tirya maxa ila hada liwesay waxa ku iraya kuma arkenin haweki waxa ka tagan sida waxa wacay subaxi waya iga qawa wasa waxa cawadi waya iga qawa saya maxa keni kara xanaqsa

  88. mohahamed abdi says:

    asc dhamaan waa idi salamy mucashaqiinta ma aha wax sahlan qof aad jeceshahay oo ka xanaaqday waxan codsi u dirayaan abwaniinta ku shaqada leh xalinta dhibatada dhex marta mucaashaqiinta is jecel ine u so saa raan geerar ka duwan ku hada ku jira web ka

  89. ducaysane says:

    wad mahd santihiin dhamaan asxabta diyrisay dhmbalkaan

  90. asad nuur says:

    ani waxan jeclahay gawar iya ila hada jwb ima siinin saxibyal isoo duceya inee jawab fiican inee isiiso amiin

  91. Galmudug boy says:

    Sxbyal wad ku mahadsantihin waanada aad uso joodisen dhalinyarada somaliyed.wxna inaga codsaneyna in aad sii wadiin shaqada wngsan ee aad haysiin.

  92. Maxamed sharu says:

    I.m new bowy

  93. Farhiya hasan says:

    Assalamu alaykum aqyarta anigo ah gabar somaliyed wiil ayan jeclahay asna wu ijecelyahay lakin imashegan karo xishod darti lakin wan is xiririna anigalena waco markasto asiga imaso wacayo markasto ana waca markan wacana wu ishekena qosol and farxad lakin maxu asiga iso wacenin

  94. Abdirahman said says:

    Wll kalsonidu waa shayqaliya ee horta kudadaal sidad kalsoni dhab ah Aadugu berilahayd kadibna waxad dontid Aadka’odhan lahayd fadln

  95. Mr:haadaa says:

    Asc dhaman inta soo saartay barnaamijkan waad ku mahad santihin ayan idiin lenahay waxan kalo jeclan laha in lasii wado barnaamijkaan

  96. dr.samatar=c/maid amin says:

    ascw…w.. Akhiyarta wan idinsalamey ugu horeyn tankale aniga waxanqawa fikrad ah in la iska dhafo bogga ee la aado masaajida si loocibadeysto marka mada dalada bdn dambi waye kafikira aakhiradina illahey ha idin naxariistee dhamantiin yaa fikirkeyga igu racsan sxbyalow

  97. abdi baydhawo says:

    asc wllyal subxana lah wllyal marwalbo alle xxxasuusta dambaadhaafna weydiista quraafaadka meesha kadhaafa been baad haaysane hawlyeesha
    Jcl wax jiro ma aha wn kaso horjeeda bil kuliyan wal jera ma ee ogaaada wllyal

  98. Aden abdikadir says:

    Asc all
    asxabta bogan ku xiran
    wan idin salamay waxan ahay
    wiil wax barto balse gabar ayan sa id u jclhy hasi ahatee ima
    so jeedo ayada aqiyarey
    maxan sameyaaa ila
    taliya wan idinka mahad
    celina hadad fikrad isisan sida dhabta ah

  99. C/kafi mohamuud says:

    Wan idin salamay walaalayaal dhamaantiin runti wa fikir ama talo aad umihiim ah hdii aynu nahay dhalinta somaliyeed asxbta ani wxn jeclhay gbr ina adeertay labad ah iyaduna wey ijeceshahay isu xaafadna wanku noolnahay wxn damacnay inan isguursano kawarama side idin latahay wxa nahay lamane isjcl

  100. geteh gadid says:

    marka hore waxan salamaya dhamaan quburoyinka so oruriyay ereyadan cajibka ee naga maqna hada nahay dhalinta somaliyed jacaylka waxan u fahana sii khalada sababto ah hadan ka hadlo ta aniga ii hatsato waxan jeclahay gabar somaliyed waxana jeclahay ila 8sanad kamana helin wali wax haba yarate jiljileca waxanan ku qanacsanahay ila imika inan helayo gabadha qof kastana wuxu ika yidhahda smiir dulqadna yeelo wad heliye bulshoy wixi fikira iku so diir e.mail ka ah.geteh gadid

  101. esra says:

    asc wllyal waxan rabaa ın an ogaado qofka in oow ı jclyahay ıyo in kale

  102. jamaal says:

    asc walalayaal horta waa maxay jacayl

  103. sharmake xusen says:

    jaceylka waa midka lagugu dhalay sxb mahadsanidin

  104. faarax jaamac says:

    jaceykuba sidiisa ayuu khiyaali uyahay kolba waa sidaad naftaada aad aaminsiiso asaxaabay

  105. M.K.S says:

    asc. All aqyaarta sharafta leh sxb waxaan kula taliyaa qalbi gaaga in aad ku kalsonaato mar walbo waxaad jaceshahayna waad heliysa insha allah

  106. najax says:

    waaw waxasaa ka geeraar iyo badha

  107. Ilkacase says:

    Hahahaha mac waye

  108. ahm says:

    asc horta waad salaamantihiin asxaabey intaa ka dib jaceylku waa shay farxad marna murugo hadaad u samirtona waxad gaadheysaa guul markaa u samra jaceylka wax waliba waa samire ama dee waxba haysku jeclaanina kkkk

  109. Aushali says:

    Asc ani waxaan kudhihi lahaa samir waayo ayida oo dumar weysamir tay ilah na weydiso waxad jcshaha wad hele insha allah

  110. Bakal says:

    Walalayal gabar an jacelyahay oo i neceb maxan ku subiya

  111. amiir says:

    run ahaaan tii saxiibayaal waad kumahadsantihiin saad noo cawisaan marwalba iyo waliba saad wanaaga noola jeceshihiin wanan kafaiidaystay fikradihiina jasa kumu lahu khayran

  112. Ahmed Abdirahman says:

    waxaan iska illow , mid ka fiican baad heleysaa

  113. c.qadir cumar yoyo says:

    asc asxaabey wan idin salamay dhamaan sxb qof aad jecshahay si sahal ah lagu ma hil maami karo balse adiga dadaal insha allaah wad ku gulesanesaa jeclkaga ogaaw da daalaa wuu garaa wadan mahad santahay

  114. Abdifatah wardere sheikh says:

    ManshaALLAH waa qatar runti

  115. nawaal qalbi uroon says:

    jaceyl dhibtisa aya badan walaalayaal sabra insha alah wad khey reysin

  116. cabdi khaaliq hasan says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waxa aad mmaantoo dhan ka hadleyseen waa been iyo wax maka jiraaa

  117. Maxamed jimcale says:

    Asc aqayarta Waxan ahay wil oo kunol wadanka kenya gar ahan nairobi xafada isli asxabey waxa jirtay gaber an si dhab ah isku jaclanay gabadhi marki an aburaynay ubaxana jaceylka anago isku faraxsan aya waxa ina sodhax galay musibo ad uu xun taso kala dhantaltay ubaxani cashaqa dufantana aniga oo kale aye isamaysay malin aya waxa dhacday in xafada isli raf xun kadhacay ana an aday gurigodi waxana ku qarqaracay ilbabka guriga waxeyna diday ina iga fuurto ilbabka ana waxan kagalay balakonka anigo ka gubtay lugta midig kadib gabadhi an jaclay ayan aday ayado igu tire adiga waxa tahay qof damir xun dadka gurigoda kudiday ayad imaneysa marka aqayaray waxan adinka rabo tallo wakana telkeyda iga sowaca 0726874591??



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

yus

Dhageyso : Xildhibaan Yusuf Xasan oo si adag uga hadlay howlgalka Xaafada Islii.

April 19, 2014
Iyadoo ku dhawaad saddex isbuuc uu socda howl-galka ka socda xaafadda islii ee magaalada Nairobi ayaa maalmo ka ...
KENY

Dhageyso : Dowlada Kenya oo Qaxooti Soomaali ah dib ugu celisay Xeryahay Qaxootiga

April 19, 2014
Dowladda Kenya ayaa kooxdii ugu horeysay oo qaxooti ah dib ugu celisay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma. Ilaa ...
dhacdo

Daawo Muuqaal Naxdiin leh: Wiil Hooyadiis Mindi Ku dilay Danmark iyo Sida Wax u Dhaceen

April 18, 2014
Dhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Denmark ka dib markii uu ...
w2

Sawiro Layaableh : Hal Qoys oo 115 cod kuleh Doorashada Dalka Hindiya

April 18, 2014
Waxaa laga yaabaa in ay u muuqato wax lala yaabo laakiin, waxaa jira qoys u dhashay wadanka India ...
xasaan

Kiiskii loo haystay Sheekh Xasaan iyo Xaaskiisa oo markale dib loo dhigay

April 18, 2014
Maxkamad kutaala magaalada Nairobi ayaa shalay waxay dib u dhigtay go’aan ka gaarto codsi uu mar labaad soo ...
somali

Deg Deg Daawo Muqaal: Afar nin Soomaali ah Oo Laga Qabtay Xadka Kenya Iyo Tanzaniya.

April 18, 2014
Afar dhalinyaro Soomaali oo ka soo qaxay dalka South Africa ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ay ku ...
Uhuru

Dhagayso: M/weyne Uhurru Kenyatta.Soomalida kenya joogta wan iska saareyna.Dalkooda ayeey soo qariben nabad maraban.waanu iska Saareyna..

April 18, 2014
M/weynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlay xaflad tababar loogu soo xiray saraakiil boolis ah oo ka ...
lamaane

Daawo Muuqaal: Lamaane maxkamad loosoo tagay gabar yar iyagu dhaleen oo u dhimatay Gudniinka Fircooniga kadib markii..

April 18, 2014
Lamaane is qaba ayaa mudo 7 maalmood ah xabsiga lagu sii heyn doonaa, si ay u waahaan dawac ...
AMINARTS

Daawo Amin Arts & Sawir yaab leh “Kenyaan bahan oo difaac uga jiro guryaha islii, markii somalida la tarxiilo ayaan..

April 17, 2014
Dawo Sawirka Maanta iyo Amin Caamir:- Kenyaan bahan oo difaac uga jiro guryaha islii. markii somalida la tarxiilo ...
farah

Dhageyso : Faarax Macalin’ oo ciidamada ladagaalanka argagaxisada Dalka Keyna su’aalo weydiiyeen

April 17, 2014
Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya Farah Mo’alin, sidoo kalena ah siyaasi dhaliila dawladda oo si cad ...