Akhri Beelaha ay ka soo jeedaan 10-ka Wasiir ee lasoo magacaabay “Liiska”{Wali kuwo muhiim aan la shiigin}
Published on November 4, 2012 by admin · 7 Comments
Akhrisatay :21140

Golaha Wasiirada ee dowlada Soomaaliya ayaa noqonaya tiradii ugu yarayd ee loo soo dhiso dowlada Soomaaliya.
Hadaba Warbaahinta Dhoobleey.com ayaa idiin soo Heshay magacyada Wasiirada Cusub, xilalkooda iyo qabiilada ay kasoo jeedaan.
Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada (Beesha Dir/isaaq)
C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta iyo awqaafta(Beesha Dir/Biyo maal)
C/xakiin Xaaji Maxamuud Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga (Beesha Raxwayn/Digil)
Axmed Maxamuud Xasan Wasiirka Wasaarada Qanacsiga iyo Warshadaha iyo Maalgeshiga(Beesha Raxanweyn /Mirifle)
C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Badda(Beesha Hawiye/Xawaadle)
C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka(Beesha Hawiye/H/gidir)
Maxamuud Xasan Suleymaan Cawil Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta Qaranka(Daarood/Majeerteen)
C/llaahi Ciilmooge Xirsi Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta(Beesha Daarood,Ogaadeen)
Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska(Beesha Shanaad / Jareerweyne)
Maryan Qaasim Wasiirkii Hormarinta adeega bulshada(Beesha Shanaad/Banaadiri)
May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
wazirka waxbarashad iyo cafimatka awey mida kale ogaden ina warfafin lasiyo weyficanta maxayele gashadiga ayan ogacabsanaye kismayo hadey gacan gashey
thanks dhoobley waxaan leeyahey dowladu waxey lasoobaxday wax aan horey loo arag lama arag gabar noqota wasiirka arimaha dibada lama arag 10 wasiir abid intii soomaalia jirtay waan sugaynaa waxa ay dowlaad latimaado thanks2 dhoobleey
waxaan aad u taagersanahay dawlada cusub ee soomaliyeed waxaanan aad u taagersanahay w arimaha dibada drs foosiya yusuf haji adam oo runtii u qalanta xilka loo dhiibay
aniga waxay i latahay in ayana xumay figrada dawlada lkn suasheydu waxay tahaya ogaden warfafin iyo wasirka bostada iyo is garsinta maxaa logu daba wadaa away wasiradi kale dood ayaan ka qabaa midas
K.k.k.k.k kismayo aa wayaab Abdifatah mariyoneysa anaga ayaa gacanta ku heyno waxan ooga aabo yeeleeno malahan.waxbo kama soo horoyee is keen mhh
waa marka kaliya eey dowlada cadaalad fashay lakin aawday waxbarashada iyo caafimaadka 5 weey simanyihiin guul guul somaaliya
Walaahi waxaa ca daa tay warbaxin sheegeysi in madax weynaha la’siiyay lacag oo aay sii yeen mareykanka si’uu umaga caabin labada wasiir ee laf dhabarka umada soomaaliyeed oo kala ah wasiirka waxbarashada iyo wasiirka caafimaadka oo ah kuwa ugu muhiimsan dowlada marka haduu madax weynaha sidaan caqli mooday wadanka mustaqbalkiisa mugdi ayuu galay saa maxaa yeelay labadii ugu fiicneyd haduu ka doorsaday lacag ay siiyeen kuwa raba iney dumiyaan wadanka marka su’aasha meesha taala waxaa waaye aaway waxbarashada wadanka yaa ay hoostagi doontaa waxbarashada aaway caafimaadka umada soomaaliyeed yaa umaqan labadaas wasaa radood oo ay umada ubaah naayeen waxaan leenahay dib haloo soo magacaaba hadii kale yaan umada lasa’humin ayaan dhihi lahaa asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatahu