Sunday, May 19th, 2013

NIMANKA NAAGAHA SIFOOYINKAN BAY KURAACAAN….

Published on December 17, 2012 by   ·   13 Comments Akhrisatay :22111

Dadka isku dooq ma aha qofba si buu ka helaa si buu quruxda u arkaa, haddii dadka isku dooq ahaan lahaayeen dadka way baabi’i lahaayeen, maxaayeelay lama arkeen nin qashin qaadi lahaa ama musqul qodi lahaa, soomaalida sidan waxa u galay waxay isku dooq ka yihiin madaxweynenimo javcayl  qof kasta soomaali ah wuxuu rabaa inuu madaxweyne noqdo laakin waxaa kala duwan keliya jidadka loo soo marayo, marka siyaasada naga soo bixiya inoo soo celiya raaxada guurka waxaan ku soo koobayaa inta muhimka ah oo nimanka soo jiita oo la xiriira sifooyinka
1- dabeecad fiican
2-daacadnimo
3-runta
4-naxariis
intan waa sifooyinka nimanka soo jiita
waxaa kaloo jira sifooyin la xiriira jira iyagana waxaan ku soo koobayaan sidatan inkastoo ay ku kala duwanyihiin dadka waxay rabaan nimanka naagta soo socota1- gabar dheer
2- gabar cad
3- gabar timo dheer leh
4- gabar jir fiican leh
5- gabar dareen leh
6- gabar gadaal u weyn
7- gabar horay weyn
Asxaabta nagu taxanoow waxaan idinkana idinka codsaneynaa inaad inoo soo gudbisaan Nooca dumarka aad kaheshaan idinkoo inoo soo gudbinaayo fikradihiiin:
Mahadsanidiin.

Readers Comments (13)

  1. Saahil saliim says:

    Ascww walaal haddaan fikirkeyga ka hadlo aniga waxaan ka helaa gabadha degan ee aqoonta leh, jir ahaanteedana ay tahay mid siman oo aan buurneyn caatana aheyn oo aan dheereyn aana gaabneyn anigu dooqeygu waa dhexdhexaad

  2. Maxamed axmed says:

    Aniga waxa kahela hawenka baka uweyn dhaxdane uyar qebta korone uweyn adne udheren ta wa doqega

  3. qasaye says:

    asc anigu waxankahelaa
    marka hore dinhalahato
    marka labad labo haumadobato,labo haucadato,labo hauwaynnato,labo hauhayarato,labo haudherato$labo haugabnato ok labiyo 12kacalamo waa inlagahelaa hadii laga waayo dhamaan waa inlagahe laa 6kamid ah bye

  4. shaxshaxlow says:

    ANIGA FIKRADAYDA WAXA AY TAHAY IN GABADHA AY ASLUUB FIICAN TAHAY OO AYNA LEEDAHAY DAREEN NAAGEED OO NINKA SOO JIIDAN KARO IYO IN AY TAHAY AHLLUL DIIN CAATANA AH DADKA BUURAN MA JACLI NAMBARKA KOOWAAD AYAAN KU JIRAA

  5. Jacfar dalab says:

    Asc fikrad ahan amawa dokh ahan qodobka kowad qofta wa iney din lahatan mida xigta o aan aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaddka u jeclahay wa iney qof darema lahata o ayna marka howsha qaranka socoto aysan xanjo igu hos calalin o ay wax ila wada ama cod bixisaa

  6. Nafiso xaaji says:

    Anigu hadaan nin ahaan lahaa waxaan dooran lahaa naag madoow gaaban oo buuran hogofya leh cirid cad suulasha lugaha u dheer naasa weyn barina aan lahayn!!! ha ila yaabina waa dooqayga8-)

  7. kulow says:

    asc aqyaareey hadii aan aniga teeda kahadllo….waxaan jeclahay in ay diinteda muslim ah aad isugu xirenyihiin ay xijaabkeeda adagyahay..noocey rabto ahaato xitaa hafool xumaato ha buurnaato..waayo waxaan oo dhan waxaa ka asturey xijaabkeeda..naagta xijaaban si daacad ah alle ugu baqda wax ka quruxbadan maajiro????????????????

  8. aka faysal says:

    gabar ahlu salaad ah quranka taqana dherer meel dhaxaad midabka maariin dareen badan dabci iyo aqlaaq fican

  9. dokh ninweyn says:

    Anigu waxan kahela nag lafweyn nadafad badan (gari not arajo)wadad ah dagan ixtirambadan. tankale waxan kahela nagta kula shekeysata marka ad arimihina raxada kuguda jirinta

  10. rooble mxamed says:

    Aqiyaarta asc war wab : aniga dooqeyga horta waxan kadhigi laha gabadha sidata midabka maariin dhalaal xiga itaalkedu wa ino dhexyahay an dheren gaabneena dhexda waa iney udhuubantahay torobo bari weyn maya qiyaas cjipa luquntu waa iney tahay toobiye indho buurbuuran leedahay timo jilicsan oo buurbuuran dee diin halato xishoudkuna udheryahay talaabo qurux waa iney tahay kub cajipa leedahay ha aqiyarta teydu waa midaa halaga leexdo

  11. Super man says:

    Inay diin ledahay wa lagama marman tan kale wa inay cadata inay gabantahay fanaxna ay ledahay

  12. Dookha ragga says:

    Aniga dookhaygu waa gabadhu 1 diin halahaato 2 ha qurux badnaato sida: waa inay mariin dhalaal tahay ama casaan dabiici ah ilko siman fanax lasocoto cirid madow timo dhaadheer oo madow waa inay qosol badan tahay markay ila joogta waxaan kawadaa farxaanad tahay dhexda uyartahay bari wayn leedahay naaso aan waawaynayn oo aan yaryarayo oo aan dhicin waa inay dabeecad wacan tahay waa inay ijeceshahay dadkayga jeceshahay iyo dad keedaba waa inaysan gaabnayn dhexdhexaad dherer xiga waa in marka shaqadii qaran socoto ay shaqada meesheeda kawadaa waa kaas fikirkaygu ama dookhayga

  13. baydan says:

    aqas kuligiin waxba miinaan sheegin aqlina malihidin kkkk



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...