Monday, May 20th, 2013

(Daawo Sawirada)Labo ilmo Oo Mataano Ah Oo Jira 9 Bilood Oo Lala Yaabay Sida Ay Biyaha Ugu Dabaalanaayaan.

Published on December 18, 2012 by   ·   No Comments Akhrisatay :2961

Qaar kamid ah Websetyada lagu baahiyo arimaha la yaabka leh ayaa lasoo dhigay Mataano 9 bilood jir ah oo awood u leh in ay dabaashaan 25m iyaga oo aysan cidi wax caawin ah siinaynin .

Labadaan mataano ee aadka u yar waxba kama gadisana caruurta intooda kale waxaaan lagu kala magacaabaa Ily iyo Wilyam Taraykoosh .

Caruurtaan ayaa waxaa ay baekada ku dabaalan karaan iyaga oo aan lacaawinaynin ila fogaan dhan 25m.

Waalika dhalay caruurtaan ayaa sheegayin marka u arkay caqliga caruurtaan iyo sida ay utaxadarayaan uu baray dabaasha sidaasina ay hada ku yahiin kuw xariifin ku ah dabaasha.

“Maalinta koowaad waxa ay dabaasheen ilaa 5-mitir, maalintii xigtayna 7 Mitir hadana waxaa xigay in ay dabaashaan 12 mitir “ayuu Abaaha caruurtan dhalay oo Faransa kasoo jeeda horeyna u ahaa Macalin Dhanka dabaasha ah.

Mrs Trykush iyo Xaaskiisa Victor, oo 49 sano jir ah ayaa ku dadaalaya caruurtooda yar iyagoona Jecel in ay ka qeyb qaataan wiilkan iyo gabdha yar ay ee mataanaha ah Ciyaaraha Olympic Gemes sanada 2028.

08 09 01 02 04 05 06

Readers Comments (0)



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...