Monday, May 20th, 2013

Jacaylka Gabdhaha Ma wuxuu Kusalaysanyahay Muuqaal kaliya? iyo Naag soomaali Oo ay Rabto Ninkii Laga helo Astaamahan……

Published on December 19, 2012 by   ·   9 Comments Akhrisatay :22085

Gabdhaha inta badan waxay eegaan muuqaalka ninka, saa darteed nimanka waxay dhahaan naag baan baa lagu soo xero geliya runna waa lagu dhaqaa, naagaha ma fiiriyaan waxyaalaha ka dambeeyo muuqaalka haddii ay arkaan nin soo ifaya oo turufatoore  ah oo labis fiican sita labo erey haddu ku dul akhriyo waxaad arkaysaa gabdhii oo waalikeeda ka jeclaatay wiilkii daraad ay jidka ku baratay,  waxaa laga yaabaa inuu yahay qof kaliya u dhaarsan jirkeeda inuu ku raaxaysto marka uu dantiisa ka gaarona bannanka ayuu ku xooraa, waxaad arkaysaa iaydoo dhexda ku luntay,  marka waxaa laga rabaa gabadha inay iska ilaaliso muuqaalka beenta nin haddii ay rabto inay guursato inay fiiriso diintiisa iyo aqlaaqdiisa iyo dhaqankiisa.

Gabdhaha soomaalida waxay  jecel yihiin ninka leh tilmaamaha soo socda:

1- nin hanti leh
2- nin qurux badan
3- nin aqoon leh
4- nin wadaad ah
5- nin calool da’ yar
6- nin yurub ama America ku nool

ninka aan lahayn tilmaamahaan mid ka mid ah agtooda qiime kama laha, qaar baa isku raba dhamaan tilmaamahaan, in yar ayaa eega diinta oo raadiya nin diin leh,

Readers Comments (9)

  1. mushaaq says:

    dumarka waxaa ka dhiman nin gus weyn si ay raaxo badan u helaan

  2. cumar shine c/raage says:

    asc war waxan hada inlaga guur la,adaba ma ahaane wax la aamino karaba ma ahaan? Gabdho mesha ma jogaan?

  3. maxamed soomaali says:

    s/cwallaashay waxa ay sheegtay waa run laakiin gabdhaha ayaa ah kuwa had iyo jeer riyo ku nool oo iska indhasaaba runtabadidood not kuli laakiin badi,waana calool xumada in ay waalidkood ama arxankood oo leh khibrad aduun ka weyn teeda waxayna u arkaan cadow marka la yiraa ka joog waaba seey rabtay why they do it? u tell me i guess its a human nature..

  4. maxamed soomaali says:

    ps:mushaaq ceeb afka saabuun isaga soo dhaq,xil iska saar hadii xitaa aan laguu jeedin in ay asluubtaada u badnaato wanaag,.allah wuu kuu jeedaa kuligeena god ayaa inoo danbeeyn..tallo wallaal..

  5. Nasiry says:

    Women always search guys who hve income nd adequatly financd. Bt ladies whose beautifl z cmplt nd those who eductd dnt look men who dnt hve income bt thy look th way u behave and ur inteligentness bt nwdys th world is dvlpng foolishly ladies luk after MONEY BT NT LOVE

  6. yacquub says:

    naagaha gadaal uweyn waxa lagu jecladay markey socdaan oo adigana gadaa shood ka,imaadid ayey indha haaga soo jiitaan sidaas ayaa lagu jeclaaday Dec 21 2012

  7. yacquub says:

    maya lamaanaha kala fog taleefan maku raaxey san karaan sawab too ah raaxada ma,ahan dareen maqal waa dareen taa washo sidaas ayaa udha hay Dec 21 2012

  8. Mr qardhaasoole says:

    Gabadh kastaa waxay doonaysaa inay waxay jeclaato ay hesho lkn qofkasta waxba looma dhamaystiro inkastoo had gabdhaha soomaaliyeed ay siixumaana yaaan ayna kujiraan qaar wanaagsan markaa gabadha waxaan leeyahay waxba haraadin nin intaaba leh ee waxaad sugtaa calafkaaga wll mcn hadaad tahay qoftukada oo ilaahay kabaqa kana xishooda waxkata waad helaysaa

  9. abdinasir america says:

    sxb anigaabo raadinaayo naag fiican oo america joogee igu soo hagaajiya gabdhaha fiifiican mid daneysato marabo iyaah



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...