Tuesday, May 21st, 2013

Dumarka Oo Leh Dhaqamo Cajiib badan Kolka ay dhalayaan.

Published on December 21, 2012 by   ·   No Comments Akhrisatay :21127

Dhaqanku Waa Shey Cajiib ah oo Umad Walbaa Ay Leedahay Balse Ay Ku Kala Duwan Yihiin Bulshooyinka Caalamka Ayadoo Bulsha Walbaahi Leedahay Hab Dhaqan u Gaar oo ay Iskula Jaan Qaadaan, Sida Habka Guur-ka,Haasaawaha/Xod-xodashada iyo Waxyaabo La Mid ah.

Hada Qeybta aan Rabo In aan Maanta aan idin Soo Bandhigno Ayaa Ah Habka Guurka ee Bulshada South Africaan-ka Ah Ay Leeyihiin iyo Qaabka Haweenka Uurka Leh ee u Dhow Xilligii Dhalmada Wax-yaabaha ay Samaayaan oo aan Hubo In aan La Tacajubi Doontaan.

Haweenka U Dhashay Reer South Africa Gaar Ahaana Qowmiyada Loo Yaqaano Kalar-ka Ama Colour-ka Ayaa Waxaa Ay Sameeyaan Xilliyada ay Guursanayaan.

Maalinta Sabtida Ayaa Loo soo Dhawadaa Gabadha waxaana Indhaha Looga Xeraa Maro, Isla Markaana Waxaa Dhaxda Looga Xeraa Geed Ka Sameysan Plastic oo Loo Egeysiiyay Xubinta Taranka ee Raga Kadib Waxaa Gacanta Loo Saara Weel Godan Sida Digsi oo Kale Waxaana Garbaha Kasoo Gala Haween Badan oo Mashxaradeynaya Ama Dheelaya Waxaana Lagu Soo Wareejiyaa Xaafadaha Dhaxdooda Ayadoo Guri Walbaa Irida Laga Istaajinayo Qof walbana Waxa uu Digsigaa Ku Ridayaa Waxa uu Awoodo.

Waxaan Siiyay Ama aan Wiilkii Ku Riday Lacag Yar aan Markaa Jeebka Ku Waday Waxaana Ka Codsaday In aan Sawiro Ka Qaado Si Aaan Bulshada Soomaaliyeed Ugu Soo Bandhigo Balse Waxa Ay Diideen Arintaa.

Sido Kale Waxaan Jirta Ayana Haweenka Uurka Leh Ama Xilliga Dhalmada ay Uga Harsan Tahay Bil Ama 2-Bil Waxa Lagu Sameeyaa Haweenta Wajiga Ayaa Maro Looga Duubaa Madaxana Timaha Inta Laga Furo Ayaa Lagu Jabiyaa Ilaa Dhowr Xabo oo Ukun ah,Waxaana Loo Mariyaa Korka Ama Jirka Bur Isla Markaana Waxaa Laga Siibaa Sheyda Kor Ay Ka Xeran Tahay Ayadoo Naasaha Loo Galinayo Naaso Galis Ama Han Gashi, Kadibna Waxaa Caloosheeda oo Gaaban Lagu Qoraa Magac-yo Sida Ninka Ay Uurka u Leedahay Magaca ay Jeceshay In ay u Bixiso Cunaga ay Dhali Doonto Wiil Ama Gabar,Kadib Haween Badan Baa Inta Garbaha Ka Qabta Ku Soo Wareejiya Xaafadaha Dhaxdooda.

Fiiro: Gaar Ahaan Dhaqankaan Dambe Haweenka Soomaaliyeed Marka ay Xilliya Dhalmada Gaaraan iyaguna Waxa ay Sameystaan waxa loo yaqaan Madax Shub ama abaay sitiyeey.

Hadaba Labadaan Dhaqan oo ah Kuwo Cajiib ah Isla Markaana aan Fialayo In ay Dhaqan Ahaan Kan Somaliga Farqi Weyn u Dhaxeeyo Waana Muhim In Dhaqan Walba aad Wax uun Ka Ogaato.

 

Readers Comments (0)



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...