Haweeneey Sanad iyo Bar Ayuuto U gashay Sidii ay u Qarash Gareen Leheed Arooskeeda Kadib Markii ay Jeclaatay Wiil Sabool Ah.
Published on December 22, 2012 by cade · 4 Comments
Akhrisatay :21354

Haweeneey u dhalatay Dalka EveryCost ayaa Mudo Sanad iyo Bar ah ugu Jiraty Ayuuto Sidii ay u Qarash gareen leheed Arooskeeda.
Haweeneydaan oo 29 Jir ah ayaa jeclaatay Wiil Sabool ah oo Aan waxba heysanin islamarkaan aan awoodi karin in uu guursado Gabadhaasi.
Heseyeeshee Arrinta layaabka leh ayaa noqatay in Haweeneyda Nafteeda ey eheed Mid Sabool ah islamarkaana Ayuuto U gashay Sidii ay u suuurta gelin leheed in ay gacanta ku soo dhigto Jaceylkeeda.
Hawweneydaasi lo gau Magabaco Luzia ayaa sidaasi u sheegtay Mid Kamid ah wargeysada Dalkaasi Everycost.
Luziya waxeey intaasi ku dartay in Todobaadkii Hore ey is guursadeen iyada iyo lamaaneheeda isla markaan qarashaka arooska oo dhan ay iyadu Dhiibtay.
Sidoo kle Luziya Ayaa ugu dambeyntii baaq u dirtay Dhamaan Dhalinyarada Caalamka ee xiriirka Ka dhaxeeyo iyadoona ugu Baaqday in ay qiimeeyaan jaceylka isklamarkaan hantida ay tahay wax leeska heli karo balse jaceylka aan si sahlan lagyu heli karin.
hadalka Luzia ayaa si weyn u saameeyey dadka xiiseeya arrimaha Jaceylka.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
Kas laga dhaha jclka dhab ah
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
NAFTAA IGA BAXAYSA QOSOL DARADII KKKKK
WALAHAY WAAN QOSLAY
ANIGA IYO ISLANTAYDU WAXANU GALI AYUUTO SI-AAN UGURSADO MIDKALE OO LABAAD
AYUUTO WALEE WAA AQLI——–
alla illehe guur ayey istaahishaa.kuwaaanaga ayaga naga ayuuteeysta.raaf dilaac kow hakasiiye.nasab ayaan nahaay ku oranayaan.todoba uu awooowgood kujira naar……..dhiiga ayaa sagaal boqol sare ii dhaafi.luziyaay garaacia.gurigiina guri nagi.waa aniga oo xirsi dudun ah.qalaafo district.ogaden republic.magaca miiskiin lagama aha.offline
waa jiraan kuwo ku guursada shilinka ilmahooda laga cunaqabateeyo naag kale oon meel ay usoo martay jirin waxaan hablaha soomaaliyeed oranlahaa caruurta haka cuna qabataynina amba nimanka aaminaadooda joojiya iyo guri afrika nooga soo dhis isma qabato ama gadaal haka waalanin aoo caruuerta yaan laydinka qaadin