Qaababka Gabdhaha Loosoo Jiito waqtiyada Isbarashada iyo Shukaansiga.
Published on December 22, 2012 by cade · 1 Comment
Akhrisatay :21935

Inta badan Gabdhuhu waa kuwa kala dabeecad kala duwan dhaqanna kala duwan kalana aragti duwan wayna kala fududahay inaad Gabadh-ba si usoo jiidataa, Hadaba Shabakada Dhoobleey.com ayaa ku siineeysa qodobadaan.
Waxaa lama huraan ah wiilka ay ka go’antahay soo jiidashada qofka ay markaasi barashada wadaaga yihiin, Waxay habluhu jecel yihiin Ragga inta badan naftooda ku kalsoon jecel oo iska war haaya.
Labiska : Labiska oo hadba aad muuqaal cusub aad kusoo labisato waxay ka qeyb qaadataa inay gabadhu sahal kugu soo raacdo , waxaayse habluhu aad ujecelyihiin wiilka is taag taaga oo is qiimeeya Ma’aha kan shoowiistaha ah.
Kaftan Badane : Gabdhuhu way ka helaan ragga marka ay barasha wadaaga yihiin aad u kaftama u qosla oo u dhoola cadeeya , waxay saameen ku yeelataa marka ay gurigeeda tagto Shan mar oo kamid ah waqtigeeda nasiinada waxay ku fakaraysaa ineey xariir kula yeelato hana ku dag dagin inaad adigu ka dalbatid xariir.
Daganaan : Inta badan Daganaanta iyo Edebtu waa waxa la isku xusho rag iyo dumar balse Haweenku aadbeey ujecelyihiin Ragga dagan oo aan dhac dhaca badneen taasina waxay kaa saacideysaa inaad sahal qalbigeeda ku kasbato iyagoo qodobkaasi ka duulaameysaa.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
wa rayi fiican