Gabadh Halmar 3 wiil ku Balamisay Gurigeeda Dhacdo Qosol Badan.
Published on December 22, 2012 by cade · 6 Comments
Akhrisatay :21739

Sida ay qortay Jariirada Daily Mail ee dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in Mar qura ay Haweeney ka shaqeesa Diyaarada Imaarad ay isku balamisay Sedex wiil oo ay Xariir wadaag ahaayeen.
Gabadhaan oo lagu Magacaabo Simpsom ahna 25 jir ayaa Shaacisay sababaha ay iskugu kor balamisay labadaan Sedex daan wiil oo ay xariir wadaag la aheed.
Kan koowaad ayeey ku sheegtay in waqtiga ay is baranayeen uu isagu ka shaqeenayay Diyaarada Imaarad sidaas awgeedna ay ula saaxiibtay si uu shaqadaas ugu soo dhameeyo ( HOSTEL ) ugu danbeeyna way ku guuleeysatay.
Midka kale waxa ay isku barteen isagana Texi uu dara wal ka ahaa si ay isagana ugu dan gaarto saaxiib ayeey la noqotay , Balse midka kale waxay ku macneesay kan Nolosheeda iska leh oo ay yaraanteeda isla soo dhaqmeen.
Balse Maalin qura ayeey guri kuwada balamisay weliba mid kasta ay siisay furaha qolka ay dagantahay Ugu danbeeyna waxaa la iska wareestay qof waliba qofka uu usocday , Iyadoo mid kastaa kan kale ku yiri waad soo dhuntay.
Ugu danbeyn Ragii oo ay ka dhex tolantahay ayeey gabadhu Ciidan Police ah ugu yeertay Xabsiga dhigtay Labo kamid ah , DHacdadaan oo noqoneeysa dhacdooyinka ka dhex dhaca Daafaha caalamka ayaa macneeneysa Daneesiga Haweenka & Khiyaanada Qiyaaliga ah.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
Waa wax iska Caadi ah khiyaanada dhex marta ragga iyo dumarka waxaana badan inta dumarku ba’ayaan meeqa gabdhood ayaa loo sheegaa jacayl been ah markii Qalbigeedu raacana kawaanka inta la saaro lagu Qalaa cidlana looga dhaqaaqaa iyadoo gabarna ahayn garoobna ahayn
Qoftan mey doneynin nimankan lkn wxy doneysey iney danaheda ku bogoto sas na jcl mahan wa ku daneysi aya ladhaha
Nin 3naagood leh la arag naag 3kulmisey wa yaab.com kkkkkk malaha iney isu duleshanto ayay kayabtay waxey ukala badh yareysay kkkkkkkk
waa yaab lkn bga
Hora lo dhahay sin naag laga sal gaaro
Asc waad salaa mantihiin aqyaareey ila soco dood ayaan kaqawa arintaa dumarka way qiyaano badan yihiin wayna daneesi badan yihiin lama diidana lkn rag been way yaqaanan in xooga ah lkn markay kawaanka saarayan ayakoo aan xaas u ahay xageey la,yihiin midhaa adaa iska arkooday hal xabo wax magaratada dumarka ka mid saad dumarka dhan uwada maleesa heey dumar wax lagu daneesto way is taahilaan mar marka qaar beenta naagahana waa wax is kaacdi ah ha ubixina aha