Sidee Ku Garan Kartaa in Ninkaaga Been Kuu Sheegayo?.
Published on December 25, 2012 by cade · 3 Comments
Akhrisatay :2730

Gabaryaheey haddii aad dooneyso in si fudud aad ku ogaato xiliga ninkaada uu ku sheekeynayo in warkiisa sax yahay ama been yahay waxaad raacdaa habkaan hadaad ku aragto ogaaw been ayuu ku sheegayaa.
Indhaha Been Ma Sheegaan: marka uu wax ku leeyahay si wacan oo toos ah u fiiri indhihiisa haddii uu been sheegayo waxad arkeysa isaga oo si deg deg ah kaaga jee-jeedinaya indhihiisa.
Fiiri Dhaq-dhaqaaqa Cagahiisa: Haddii uu ku sheekeynayo cagahiisana ay sameynayaan dhaq-dhaqaaq ah in marba cag cagta kale saaro ama kala war wareejiyo ogaaw been ayuu shegaya ama wax aan soconeyn ayuu kaa dhaadhicinayaa.
Hadii Uu Dhabarka Kuu Jediyo: haddii aa aragto marka uu hadalka kuu bilaabo in durba garabkiisa ku soo aadinayo ogaaw wax ayuu kaa qarinayaa wajigiisa maadama beenta laga garto wajiga.
Su`aal Kedis ah weydii: weydii su`aal kedis ah oo sahal ah oo uusan fileyn tusaale; xalay intee jirtay ama yaad la qaxweeysay , waxaad fiirisaa jawaabta uu ku siinayo hadii aad aragto in gacmihisa uu jeebka giliyay ogaaw waxa uu isku dayayaa in uu wax ka qariyo maxaa yeelay been ayuu sheegaya.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
Asc ma waxd rabtan dadka inad isku dirtan oo isku mashuqulisan war illah ka baqo guryaha ha duminina wax dhaqan xun waye o an dintena ku habonen wabilahi towfiq
asc wr wb, waxaan ahay aqriste ku tixan webka, waxaan codsanaayaa in aad ka taxadartaan qormooyinka aad qortaan sida qormadaa, SIDEED KU GARANKARTAA IN NINKAAGA BEEN KUU SHEEGAAYO, qormadaas oo u keeni kartaa dhibaato dad badan oo caadeeystay astaamaha aad sheegeeysaan marka aay xaaskooda u sheekeeynaayaan. kuwaas oo aan wax been ah sheegeeynin, marka waxaan idiin sheegaayaa in aadan abuurin dhibaato keeni karta in uu burburo guriga lamaane isjecel oo aad idinka shaki kala galisaan intaasna waa iga talo bye
Kkkk waryada nagaha hanaga walina tugayahay