Arin naxdiin ku ah Bulshada Islmaanka ah: Yar Soomaali ah Oo Uureeyey Xaaska Aabihiisa.
Published on December 26, 2012 by cade · 33 Comments
Akhrisatay :22660
Waxaa magaalada Dalac ee dalka Yeman ka dhacay todobaad ka hor dhacdo la yaab leh taasoo ka fajacisay Soomaalidii ku nooleed dalkaasi,
Magaalada Dalac gaar ahaan Xaafadda oo ay Soomaalida u badanyihiin ayaa waxaa ka dhacay qiso ka fajicisay kadib markii wiil uu uureeyay eedadiisa aabahiis qabay,
Muddo lix bilood ka hor Aabe Soomaaliyeed oo deganaa magaaladaas ayaa safar shaqo waxa uu u aaday magaale kale ee lagu magacabo Al Qayda oo ku taalla isla dalkaasi,
Wiil uu dhalay Aabe Axmed oo ahaa dhalinyaro oo aan magaciisa u qarinay sababo ceeb jirta awgeed ayaa waxa uu bilabay inuu damaaciyo eedadiisa aabihiisa qabay oo aheyd mid aad u qurxoon soo jiidasho badan dhan walba iyadoo la isu helay waqti guriga lagu kaliyoobo,
Wiilkaas ayaa geed dheer iyo mid gaaban u fuulay siduu ku hanan lahaa eedadiisa ayaa bilaabay inuu hadalo kaftan iyo waji farxadeed kula dhaqmo mudo iyadoo markii dambe uu dhexmaray isfaham kadib bilaabay baashaal,
Lix bilood kadib ayaa waxaa ka yimid safarkiii shaqo Aabe Axmed waxa uu arkay xaaskiisa oo calool yar leh kadib shaki weyn ku dhashay isaga oo yaaban ayaa waxa uu geeyay rug caafimaad waxaana loo sheegay inay xaaskiisa Uur dhowr bilood leedahay,
Odaygii oo qabay sonkor iyo dhiig kar ayaa isla goobtii jooga ugu dhacay kadib Cisbital galay iyadoo maalmo kadib markii uu meyrka yeeshay waydiyay su,aalo ah yaa Uurkan kuu yeelay ?
Xaaskii ayaa ka biyo diiday inay sheegto qofka ka dambeeyay arintaan fajacisada ah dood iyo dagaal kadib ayaa waxa uu Aabe Axmed waydiyay caruurtii yareyd ee uu dhalay,
Gabar ka mid ah caruurti weyneyd oo la socotay jeceylka qarsoodiga ah ee ay wadaageen walaalkeed iyo hooyadeed aya si lama filaan ugu sheegtay Aabahed oo dhahday ,Aabe waxa habeenkii sariirtada ku ciyaari jiray walaalkeey iyo hooyo taasoo cajiib ku noqotay Aabe Axmed oo ku soo dhacday inuu wiilkisa cel celis ahaa balse uusan fileynin inuu u daba maryeeyo xaaskiisa qaaliga aheyd,
Odaygii oo yaaban ayaa isla goobtii ku furay xaaskiisa u dhashay caruur badan waxa uuna eryay habaarna farqaha ugu shubay wiilkiisa iyadoo eededii sheydaanka qaaday ee wiilkeeda la galmootay iyo wiilkii aabahiise godkiisa u daba maryeey ay laba wado ka kala baxeen,
Aabe Axmed oo iminka ku nool magaaladaas heysta caruur hooyadood beerta gashay iyadoo xaaskii uu furay iminka joogta xaafadda Basaatiin gaar ahaan meelaha ay naagaha meelaha ay ku noolyihiin dumarka Soomaalida ee balwada leh,
Dalka Yeman oo ay Soomaalida u badanyihin ayaa waxaa ka dhacay dhowr jeer qisooyin la yaab leh .
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
Wiilka ama aabaha ayaa midkood asalkiisa xalaal aheen.
walaahi waa arin cajiib ah lakiin wiilka waaba garanee aabaha amuu aabihiis ku sameeyey arintaan oo kale hal jazaa ul ixsaani ilal ixsaanu xasbiyalaahu wanicmal wakiil;
wiilka awalba xayawaan uu ahaa eedadana shaydaan ayey eheed ilahay cadaabta haku fogeeyo laba duli laba kalab labo xayawaan yamen waa meel cajiib ah
Fadlan Wararkaan oo Kale Ka Fiirsadda inta aydnaan Daabicin in ay jiraan iyo inkale.
Waayo Waxtixraac ah ama Xigasho ah i9yo Meesha Aadka Hesheen Midina Macadda.
Waxayna u egtahay Sheeko Xariiro, Hadaadse Wax Quraafaad ah kolaysoo qoraysaan.
wesidekiina ayay u Fashilinaysaa.
Qofka webkan qoraa waa shaxaari miyikool qaba mar uu naagaha dibkooda ka sheekeeyo mar uu galmo ka shekeeyo iyo naag iyo nin hada wuuba kadaray wiil abihiis xaaskiisi uur uyeelay baa Hal iyo eber kuwii kale dirtay wax kalena waa lagaa sugaayaa waxa uu nabugu yidhi peace be up on him hadii aadan xishoonaynin waxaad rabto samee
Ilaahey ceebtaas nama tuso.waa qiso naxdin leh
wa wax lala yaabo lkn waxan mesha ka madhneyn in laba leh wan isdhalay aysan is dhalin wa ilmu haraamu?
Xaqiiqo waxaa ah inuu jiro nabsi hore oo ukaydsanaa odayga ama isagu hasameyo ama walidkisi hore haka dhaxlee arrintan sinada meel la aan madhacdo badanaa hadad gabar kasinaysato taada ama tiina ayu nabsigu uhadhi sidokale naag ninqabo hadad udaba martana dabcan tadalaguu daba mari,, ninkii aabihi o indhola geedka kaga tagay enkuso noqonin marku da’dii aabihi marayo ayu indho belay geedkii ukagatagay aabihi ayu kuleexiyay wiilkisa ohagayay markasu yiri aabo sijog wankugu solaabane odaygi aya waydiyay nooca geedka iyo mesha uu kuyaalo marku usharaxay ayu kuyidhi iskatag waa geedkaan aabahay kaga tagay igumaso laabanayside wuuna kaga tagay kumana solaaban.. Macnahayga aad ayan uga xumahay dhacdadan qallafsan e qoyska somaliyed kudhacday lakinse nabsigu wu raagaa kadibna wu yimada mabaaqdo wadsalaamantihin
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Waa Edebdaranyahay wiilkan eedidis wasey.k.k.k.k.k
duf ku bax damiir adakaa qof aan weeso ka jabin sidee u damaaciyey
Inow xaaraan yahay midkood allahu aclam lkn waaqiso aad uxun oo laga wansamo.
SIDAAS NOORAANI MAHEE NIN DHALINYARO AH OO QOOQAN IYO NAAG QURXOON IYO KALIGOOD AYAA IS HELAY
Waxaan soojeedin lahaa fikrad ah, Qoraaga Dhoobley.com warar fiican ayaad soogelisaa Webka ee fadlan isakadhaaf waxan iyo dhamaan wixiikusaabsan Jinsiga labada qof si uuna uqiimajebin netkaagu, iyo inaadan adi laftaadu kuqiimo dhicin.
waa igatalo
Ninka warkaan so qoray weyla qurux badan tahay aan u maleynaa (jaceylka qarsodiga ah) inaan alle ceebahaaga raac raacin mardambe waxaan o kale ha so qorin jaceylkana meel howga dhicin
macbooodkooooooooow alle magan
Wiilka odayga madhalin ee wecel ayu aha
inaali laahi wa inaa ileeyhi raajacuun walaa xolwlu walaa quwtu waa wax laga naxo wiilkaa malaha XAARAAN AH asalkiisii eedadeey quruxdeeda iyo qurux la aan teeda maxaa i tusay waaba hooyadeey oo kalee sumxaana laah
Subxaanallaah waa yaab odayga laftiisa inkastoo uu qalad lahaa kaasoo ah inuu xilli qoftiisa ubaahantahay ka tagay wacelkaana dareenkiisa xadidi waayay illeen shaydaana meesha kama dheere. Ragow gaabka dheer haweenka halaga ilaashado oo yaan afartan kabadan laga maqnaanin
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuu waxaasi waa wax foolxuma waxaas sub xaanalaah bal maxaa isku kaynaya waa eedo iyo wiilkeeda ee sideey isku hamiyeen subxaana laah allow na xafid adaa wax xifdiyee walow ayaa jirtana qadarta rabi waa iska qadar alle
asc ma warkale ood qortaan ayaad waydeen waxaa soo kale bulshada looma soobandhigo ilaahow ceebteena astur ceebteenu meel walba waataalaa haba ugu badnaadeen naagaha iyagoo qaaqaawan dhexboodaya kamaradaha paltalka .
waxan okale lama sheeko wa ceb waxa la sheega waxa wanagsan
Asc aqyaareey maaha in la tilaamo naagaha kaliya ayaa ceeb badan ragoow kama yareeysataan dumarka ee wax isku reebta wiilka dhahaya dumarka ceeb badan haka xishoodo dumarka ileen wayna dhaleen wayna la dhasheen
Wiil kaas waa kutaa geer sanahay wixi qurxoon waa lawasaa
Asc waxaas lakamanoxo anakaa walaa sheen wasnay
yaah ma qosleesidee walaasheey aa ka ala magan adiga oo kale
SHEKADAAN, SOMALIDA REER XAMARKA IYO JAREERTA AYEY KASUURTOWDA YAHOO.
inkastoy wasmada ficantahey hadana mamadan hoydiis ah inuu iska dhafey aheed nacaskan
To shuceeb sxb armaad ba isagii tahay elen mar hadaad walashaa wastey hooyadaana madhaafeyide kkkkkkkkkkkkk
yaaaaaaaaaaaaahuuuuuuuuu ka alle magan e ani waxan dihi lahaa in lagasaaaro fadexadan wepka delete gareya in cebteena adun iyo tan akharaba alle asturo agah hooyo kahorjeedso o fashta kataag waba habaaare mawilkaa logabaday adis mise odaygaa asna abihis armuu ugabaday
agaaaaah!!war alah dorigu farsama xumaa wax,u wasoo kale miyuu wayey inta hooyadi u indha ushidi. muu sageesto mesha u hoyadis ka biikeyn
Sheekadan waxan filaayaa in ay sheeko xariir tahay ama mid uu ka soo xigtay qoraagu maqaalada gaalada ah
sababtoo ah qof islaam ah oo rabi u sajuuday shanta waqti waa mid aysan suuro gal ka noqon karin in uu suubiyo fool xumadan oo kale
fadlan umada soomaaliyeed ee dhibka iyo qaxa ku jirta ceeb iyo fadeexo ha oogu darina ee magac xumida ka dhaafa
hadaad dooneysid in aad sheeko xariir ka ganacsatid ma ahan in aad xumaan kula soo meraysato qoysaska soomaliyed ee ay igagu toodii heysato
midna ogow xitaa hadii aad xumaan ogaatid in ay fiicantahay in aad ceebtaas asturtid si Alle uu ceebahaaga aduun iyo aaqiraba u asturo
acuudu bilahi mina sheydani rajiim wey in kaaran yihiin
Aniga qaati ka taagan walaashay iga weyn