Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada naas iyo mantiqada ku hareersan ee midibkoodu yahay (Pink Iyo Brown-ka) in ay yihiin goobaha ugu dareenka badan naasaha ,balse waxaa qalad ah in goobahas la kiciyo ka hor inta aan la soo bisleyn jirka intiisa kale .
Iyadoo la eegayo aqoonta ama fanka galmada waxaa ninyahoow lagaaga baahan yahay in marka hore aad kiciso dareemaha goobaha dareenkooda yar yahay kacsi waalida laheyn markaa ka dib u soo laabo goobaha dareenkooda xoogan yahay iyadoo taasi ay keeneyso natiijo wax ku ool ah oo ah in gabarta gaarto gariirka galmada ama wax loo yaqaan galmada oo laga dhargo.
Marka koowaad ninka xariifka ah waxa uu sameeyaa taabasho jilicsan oo uu ku sameynayo labada naas isaga ku salaaxaya farihiisa waxaana laga rabaa in uu ka tago oo uu iska indho tiro labada naasaha.
Waxaa habkaan loo yaqaan ciqaabta loo baahan yahay(Teasing ) waxa uuna ninka uu soo kicinayaa goobaha ku hareersan ee u dhaw labada Ib iyadoo Ibta uu iska indha tirayo , markaasi labada Ib waxa ay u noqanayaan kuwo dareenkooda aad u kacay oo yaa i salaaxa ah gaaray halka gabartana kacsi laba jibaaran ay gaareyso.
Waxaana fiican in naaska lagu kiciyo oo lagu salaaxo calaancasha gacanta iyo faraha ha hilmaamin in aada u dhawaan ibta oo aadan war wareejin , xooga ka dib ku cayaar oo sal salaax labada Ib adiga oo aan gacanta ku adkeeyneyn ka dib in aad bishimaha ku salaxdo ku xiji iyo jaqid ama duuqid naaska .
Ogaaw habkaan haweeneyda kacsi waali ayay ka qaadeysaa waxa uuna jirkeeda soo deynaya qadar dheecaano ku dhacaya xubunta taranka waxa uuna jirka iyo xubinta taranka u nugul yihiin in ay qaabilaan weerarka .
Fiiro Gaar Ah Oo Muhiim Ah .
Inta badan haweenka labada naas midkood ayaa u nugul istiinka kacsiga , waxaa ninka laga rabaa in uu weydiiyo gabadha labada naas mid ay dareenka raaxada kacsiga ka hesho sidoo kale gabartana waxaa la gudboon in ay u sheegto naaska ay ka hesho waalida kacsiga .
Hadaba Sidoo sidee loo kicinayaa dareenka xubinta taranka gabarta , waxaana weli ku guda jiraan marxalada ka horeyso weerarka(labada xubin oo is gaara).
Marka si wacan loo soo istiimiyo labada naas oo dareenkooda la soo kiciyo waxaa ninka laga rabaa marka in uu kiciyo oo uu salaaxo mantiqada caloosha iyo xundhurta iyadoo daabasho tartiib ah lagu salaaxayo lana sii raacsiinayo shumin macaan.
Ka dib waxaa ninka laga rabaa in uu ka salaaxo oo uu ka kiciyo calaancasha labada lug waxa aadna ka soo bilaabeysa jilibka korkiisa illaa aad ka soo gaarto mantiqada xubinta taranka .
Mar waliba oo aad u dhawaato salaaxida xubinta gabarta waxaa sii xoogeysanaya arinta loo yaqaan Ciqaabta Loo Baahan Yahay balse ka digtoonaaw markaan in aad taabato xubinta , ku cel cel istiinka salaaxida calaancasha labada cagood adiga oo si tartiib u xanta-xanteynaya oo shuminaya , ogaaw haweenka aad ayay u jecel yihiin in laga dhunkado qeyb waliba oo jirkooda ka mid ah .
Sidoo kale mantiqada ka sareeya xubinta taranka ee ay tinta ku daboolan tahay (meesha tininta bisiqda ka soo baxdo) oo ay ku jiraan qadar baruur ahiyo sidoo kale xididada kacsiga aad ayay uga helaan haweenka oo kacsi xadkiisa ka baxay ayay ka helaan .
Cilmi ahaan mantiqadas waxaa loo yaqaan Goobta Buurta oo xooga baroor ayaa saaran waxaana lagu kiciyaa taabasho adiga oo faraha adeegsanaya adiga oo ka bilaabaya qeybta sare una leexanaya dhanka Kintirka balse ma taabaneysid , waxana ninka markaan laga doonaya in uu adeegsado habka loo yaqaan Ciqaabta Loo Baahan Yahay .
Waxaa markaan la soo gaaray in aad taabasho salaaxid jilicsan ku sameeyso xubinta taranka , talaabo ka taalabo ka dib waxaad sameysneysaa in aad ku cadaadiso laakiin ma badna , markaas ka dibna waxaad diirada saareysa in aad ku cayaarto xubinta ugu muhiimsan jirka gabadha waa Kintirka .
Haweenka qaarkood waxa ay jecel yihiin in kintirka laga kiciyo kor iyo hoos , qaarkoodna dhanka midig ee kintirka waana meesha uga kacsiga badan .
Sidaa darteed waxaa ninka la gudboon in lamaantiisa uu weydiiyo waxa ay doorbideyso gabartana waa in saaxibkeeda u sheegto iyada oo aan ka xishoon ,ogaaw ragga jaceyl waali ah ayay u soo qaadaan haweeneyda aan raaxada kala xishoon.
Marka ay dhacaan baashaal ciyaareedkaas ayna haweeneyda u bislaatay weerarka ayaa haboon in ninka ku soo salaamo malabyarowgiisa xubinta ,waxa ayna haweeneyda sidaas loo sameeyo ay heleysaa gariirka galmada.
Waraa Ilaahay Kacabso Waxaan Umada Fisqiga kala dhaxbax oo wx kale Qor ilaahna Kacabso.
Qoraalka aad soo qortay Mid diinkusalaysan mahan dhaqana umalihin waxaan aqrisan karo gabdho aanan qaangaarin waxan waxa aad kuqorayso waa puplic media waana wax haboon in laga xishoodo ee xishow.
walaashaa ayaa qrin karta aydoon nin hayn waxaadna kudhiiri galaynisaa inay waxan kawardoonto ayn waqti galiso si ay waxan ooga meel gaadho.
Fadlan bulshada wax wax tar leh usoo qor waxaan oo kale waxaa ay kadhigan yihiin adoo umada fasahaad us horseedaya wixii kuhalaabo adaa lugu waydiin ilaah horti..
Fadlan Idaacada Dhoobley media Coorperation waxaan idinkala talinyaaa iska daaya waxan oo kale ee fasahaadka ukeeni kara Umada islaamka ah waxaad tihiin dadkii ka hortagi lahaa fasahaadka una isticmlaali lhaa media da dhan wanaaga iyo qayr sheegida.
Ilaah kacabsada marwalba iyo meel walba oo aad joogtaan..
Wabilahi tawfiq
Asc kdb nimanyohow ma xumo in arimahan laga hadlo lkn waxaad wadataan magac gobol ama magaalo mana quruxbadno wabsayt wata mgac magaalo ama laga sugayo news war inuu ka shekeeyo un sida hawenka logu tago e kadaaya webka arimahan fadlan ha magac dilina magaalada
Sxb fikradan ma xuma o yanan lag dhigan wax aad loga xishoda
Thanks your advise about xx
Sxb wa arin muhim ah in laga hadlo arimaha nucan ah wana muhim
Xxx maxuma fikirkas
Cashar aad u wanagsan gaar ahaan dhalinta inta aanan wali muudsan kkkkk lkn suasha mesha ku jirta waxey tahay hablaha somaliyed badankod kintirka wa laga gooye xage laga salaxi midig malahan iyo bidix tona kkkkkkkkkkk
Waa arin fican oo ankahelay walahey cawada cashir goni eh bad ibarten
Saaxiib mahadsanid you give us free service wich we needed.
Aad ayaad umahasantahay, cashir fiican oo qosalla leh ayaad noodhigtay. Aniga koleey wax badan ayaan kaabartay bal aan bilaabo kudhaqankiisa natiijadana sidadban ayaad u ogaan doontaa.
Tarminoolagigaaga ayaan kuqoslay Malabeey aarooow. kkkkkkkkk
Sxb waad mahadsantihiin ee ku adkeeya hablaha soomaaliyed inaay fahmaan sirta xxxx oo aan laga xishoon raga asaagooda waa Dan guud ileyne. Ilike xxxx
Haye waadba ka hadasheeynee dumarka meesha ay ka qaataan raaxdada iminka noo sheega raga & sida ay raxdada u qaataan si aana anagana rageena u hanano
Kkk waa fikrad aad umuhiimsan kahadalkeeda aana laga xishoon
bismilaahi raxmaani raxiim war waa aqiru samaan wuxu dhahay nabi muxamed waqiga yoomil qiyaamuhu dhawyahay waxaa calaamadka kamida dadka muslimkaa oo xishoodka katagaya marka walaalka webkoow ale xususo oo xishoodka haka tagin walaal muslim ayaanunahay anshaha hala ilaasho wixii ilahay asturay banaanka inlaga yiraahdo mahan subxaanalaah
K.k.k.k.k.k sumayo adle ha xishon marka lagu qabto
Waxaan Aad oogu hanbalyeenayaa asxaabta soo bandhigtay aragtidan cilmiyeysan gaar ahaan bahda websitekan waa aqli iga maqnaa Aad baad umahadsantihiin
Kkkkkkkkkkkkkkkk war darasada ma gabdho somaliyed ayuu kasoo ururiyay mise gaalo
Ninka sas sameeyo waa Nin an kacsi haynin markii horabo kkk koley aniga kintir la salsaxo kuma dalayo indha ayaan ushidaayaa marka hore
Kkkkkkkkkkk waaa fikrid fiican alla maxaad injineer tahay ka dibna waxad u shitataa heesta i don,wana be under umbarella elle elle
Xaqiiqdu waxay tahay in qofka somaliga ku qoray uu soo koobiyareeyey sabatoo ah waxaan horay u arkay maqaal luqado kala duwan lagu qoray asal ahaanna waxaa lagu qoray english luqada kalana waa loo turjumay tan kale meesha uu sheegay ee ktr ka haweenka somalida maba laha sagaashan boqolkiiba marka waxaa haboon in hadaad soo guurinaysaan aad shegtaan meesha aad ka soo guuriseen.
Waxaa ila quman in magaca dhoobley aad iska badashaan waa magac xambaarsan qabiil. Kasoo aad uga xishooda arimahaan marka loo eego soomaalida kale markaa arinka an dhanqankii reer hebel ma ehee ka daaya oo hadaad waxaan qoraysaan web magac kale wata u samaysta nimanyahow am qolo in ay na ceebayso loo soo diraadtihiin ,maxaa bilcaamaha alaabtooda idin daba dhigay ilaah ka cabsada
Subxanalah maxayta xishod la,anta ceebadanaa ilahow na astur
aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin dadku isku mid maaha raga qaar kood waxa ay ka xishoodaan in ay weydiiyaan saaxiibkiis ama raga kale sidii uu u baashaalinlahaa xaaskiisa in aad wax uga taabataan waa muhiin