Thursday, April 24th, 2014

Arimahaan Ma Leedahay? Ragg Badan Ayaa Isku Kaa Dilaaya!!! Xog Muhiim Ayaa Lagu Hayaa.

Published on December 27, 2012 by   ·   6 Comments Akhrisatay :22663

Inkastoo uu jiro kala duwaanaasho dhanka shaqsiyada ah iyo afkaaraha hadana waxaa jira sifooyin ninku uu aad u jecel yahay in haweeneyda uu ka helo , hadaba shabakada arimaha qoyska Dhoobleey.com ayaa ku siineysa xog ku aadan arintaas.
Gabadha Leh Muuqaalkeeda Dabiiciga Ah: muuqaalka banaanka waa meelaha ugu daran ee ninka soo jeeda , waxa uuna ninka ka helaa gabadha leh muuqalkeeda dabiicgha ee waxaad ka fogaataa in aadan ku dheeraan isku qurxinta Makeup-ka taasi oo dhab ahaan daboolaya muuqaalkaadii dabiiciga ahaa .
Midda Bisil Hadalka Wax Ku Oolkana Leh: ninka waa ay soo jeedata haweeneyda bisil taasi oo awood fikradeed siiineysa taasi oo awood u leh in ay hadalka la qeybsato oo arimaha kala xaajoon karta .

Qosolka Macaan gaaw dabeecad ahaan ninka waa cunug weyn waa uuna u bahaan yahay ka qoslinta , ee gabar yaheey caqliga badan ha iloowin in aad ku farxad giliso qoslkaada sixirka ah .

Midda Daryeelka Badan Oo Xanaanada leh: ninka mar warliba waxa uu baahan yahay daryeel iyo xanaano si waliba ay da`diisu tahay ee gabrayaheey si wacan u daryeel ninkaada.

Midda Isku Kalsoon: inkastoo haweeneyda ku qurxoon tahay in ninkeeda kula hor muuqato mid daciif ah hadana ninka waa uu jecel yahay haweeneyda xoogan iskuna kalsoon , taasi oo awood u leh in arimaheeda iyada dabirato .

Midda Wax Fahmeysa: isku day mar waliba in ninkaada faahnto iyo ficilada ninkaada si caqliyeysan u aragto , hana ku weerarin ficil waliba oo ka dhaca
Midda Runta Iyo Daacadnimada Badan: u ahaaw mid daacad ah riun badan , xitaa erayada yar yar been ha uga sheegin ninkaada
Midda Dhiira Gilinta Badan : ma jiro qof aan u baahyneyn dhiira gilin si arimaha hor yaal ugu dhiirado hadaba ha iloowin in ninkaada mar waliba dhiira giliso .

 

xigasho alcarbiya

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (6)

  1. asha says:

    waa fiican tihiin waxaad sheegteen oo wanaaga lkn waxaad uu inta badan ka hadashaan RAGA oo kaliyaha hadaanan qaldaneen ninka waa ilmo weyn oo kale mahadeey noqdeen waligeey waxaan maqli jiray NAAGAHA iyo ilmaha waa isku aqli mase markii qurbaha la imaadaa sidaa noqdeen

    • Sheybani says:

      Casho waxa lagu sheeke wa ku dan ee samey ninkaga haku jeclade waliba wax eey ilaawen ayan kugu dara

      • Abdimajiid says:

        Ninka pogan qora waa nin aad u caqlibadan runtii wuxuu sheegay aniga oo nin ah waa inta aan kahelo, waloow uu katagay ninkaaga dareenkiisa lasoco oo asagoo baahan (Kulan ubaahan jamaac , galmo) yuusan seexanin gurigana kabixin marwalba ogoow in kaadi daahira hayso iyo inkale hadii ay haysana kashub.

  2. La jecley says:

    Maasha allaah waxaad noo sheegten waxna an facan illaah ha idinka siiyo ajer walala yaal

  3. Sumayo axmad xirsi sumayo siman says:

    Haday noqdeen ilomo ayaan filaa kkkk dumaroow ragiina dhaqaalaysta siwalbay ahaataba

  4. Afmado-boy says:

    Sumayo Axmed Xirsi, wuu ku anfacay maqaalkani ayaan filyaa, ee hablaha kalana usheeg muhimadda ninkooda fadlan.



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

diyaarad1

Daawo Muqaal : Wiilkii yaraa ee mudada ka badan 5 saac ku jirey lugaha Diyaarada Hawada mareysay oo……

April 24, 2014
Aabha dhalay wiil Soomaaliyeed oo dhawaantaan ku dhuuntey diyaarad lugteeda ayaa markii ugu horesay waxaa uu ka hadlay ...
nin55

Subxanallaah!! Daawo Muqaal :Alle naxriista nagama qaado Odey 80 jir ah oo si bani aadanimada ka baxsan loo garaacayo

April 24, 2014
Shaqaalihii aduunka ugu xaasisanaa oo noqday nin kasoo jeedo qaarada ASIA .ninkaan ayaa waxaa uu sameeyay oday 80 ...
kenya

Daawo Muuqaal+Faahfaahin: Qaraxii Caawa lagu gaaday saldhiga Bangaani ee Magalada Nairobi, Dhimasho iyo Dhaawac,

April 23, 2014
Waxa idin soo gudbineenaa muuqaaladi udambeeyay ee qaraxi kadhacay Nairibi kaasi oo lagu fuliyay Gaari cad oo Toyota ...
news

Deg Deg: Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goordhow ka dhacay xabsiga Pangani oo ku yaalla nawaaxiga xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

April 23, 2014
waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay qarax weyn oo gaari laga soo buuxiya gudaha Station Pangani, Qaraxaan ka ...
NIK

Daawo Muqaal : Qaramada Midoobe oo Digniin Culus kasoo Saartey Dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho

April 23, 2014
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Dalka  Soomaaliya  Nicholas Kay ayaa ka digay in QM iyo diplomasiyiinta ...
Eastleigh

Daawo Muuqaal: Xaalada Soomaalida xaafada islii oo is badashay kadib Laba Tododaab oo si Xowli ah dadka loo raafayay.

April 23, 2014
waxaa magaalada maalmihii lasoo dhaafay ka socday baaritaano xowli ah kaas lagu baaraya falalka argigaxisada, howgalkaan ayaa lagu ...
som1

Dhageyso : Nin 69 jir Soomaali ah oo hooyadiina Tutsi tahay ku hadla Afsoomaaliga kuna nool Dalka Ruwandha

April 22, 2014
Xasan Xarbi Xuseen oo ah nin Soomaali ah balse hooyadii Tuutsi u dhalatay dalka Rwanda. Xasan Afka Soomaaliga wuu ...
duale

Daawo Xildhibaan Bare Ducaale Markale kuhadlay war somalidu Kenya kunool farxad u ah.

April 22, 2014
Xildhibaan Adan Bare DucaaleOo ka Mida Xildhibanada Barlamanaka wadanka Kenya Oo laga So doorto Magaalada gaarisa e gobolka ...
untitled

Raafkii Soomaalida oo weli ka socda Nairobi iyo Soomaali lagu wado in dib loogu celiyo Dalkooda

April 21, 2014
Dowladda Dalka Kenya ayaa waxay shaaca ka qaaday in ku dhawaad 100 Ruux oo u badan Soomaali in ...
wa

Daawo : Wiil yar oo badbaaday kadib markii uu 5 sacadood ku jiray lugaha diyaarad hawada maraysa

April 21, 2014
Wiil 16 sano jir ah ayaa nabad tegay kaddib markii uu hoosta ka  galay lugaha  diyaarad hawada ku ...