Thursday, May 23rd, 2013

Iska ilaali Hadaad Tahay Mid Ninkeeda Jaceyl Sagaalka Sababood Furriinka Keeni Kara.

Published on December 30, 2012 by   ·   2 Comments Akhrisatay :21260

1- hantijacayl, haddii ruuxa uu bakhayl yahay oo uuna  rabin inuu keeno waxa loo baahan yahay ee guriga ku saabsan, middaas waxay soo dedejin kartaa dalaaqa

2- qaabka carruurta loo tarbiyeeyo taasna waxa keeni kartaa khilaaf soo dhexgali kara laba isqaba.

3- galmada oo si fiican looga dhergin, haddii uuna ka dhergeynin ruux ka mid ah laba isqaba waxaa laga yaabaa inay arrintaas keento nacayb iyo kala tag

4- shaqada guriga, dadka qaarkii waxay rabaan in la isla qabto shaqada guriga, haddii midkooda ka soo bixi waayo shaqadaas waxaa laga yaabaa in la kalatago siiba dadka ku nool yurubta.

5- kalama maqnaansho daran oo keeni kara in labada ruux ay is illaawaan ama safar dheer ama la sheekaysi la’aan.

6- saaxiib xun, haddii midkooda uu leeyahay saaxib xun kan kalena uuna rabin taas waxay keeni kartaa kala tag

7- haddii midkooda uu leeyahay dhaqan xun kan kalena uuna ka helin sida qayilaada oo kale.

8- qaraabo xun, marmar waxaa guriga dumiya ninka dadkiisa ama naagta dadkeeda

9- rajo aan dhab ahayn in iska dhaadhiciyo in lacag farabadan la helayo ama guri fiican lagu noolaanayo wixiina aan la helin, inta badan waxay dhacdaa marka la is shukaansanayo.

Readers Comments (2)

  1. UGAASKA BELAHA SOOMAALIYEED says:

    WAXAA KALE OOBUBURIYA REERKA NAAGATA OO NINKEEDA MAQLIWAYDA HADLAKIISA IYO ARINTIISA MADNABA ARINTA KALIYA EENQABO IN LAGU HESHIINKARO WAA DHAQANKA ISLAAMKA OOKALA XADEEYAY LABADA RUU KANA FOGAADAY KHILAAF IYO WIXII KEENIKARABA

  2. UGAASKA BELAHA SOOMAALIYEED says:

    NINKA WAXAA LOOBAHANYAHAY WAXAASARAN MASUULIYAD MARKA UGUHORAYSA HAKASOOBAXO MASUULIYADIISA MARKA LABAADAN HAISKAILAALIYO WIXIIKHILAAFKENI KARA
    GABADHANA WAXAA LOOGABAHNYAHAY ANAY ISKA ILAALISO WAXKASTA OONINKEEDA CDHIIDHI GALINKARA HADII AYTAHAY KA AMAR QADASHA LA AAN AMA IXTIRAAM LAAAN MA AY KUQAYLIDO AM AY LADIRIRTO AMA NADAAFAD XUMO DARYEEL LA AAN AMA AKHLAAQXUMO AMA DHAQAALE BURBURIS IYO WAXALA WAXII KALSONIDIISA WAX UDHIMIKARA WAXAANA HABOON WAX ALA WIXI AY KALATABAN HAYAAN ANAY LABADOODAKALIYA DHAMAYSTAAN LIANA WAXAA LAYIRI LABADARUUX DHARBAYISUYIHIIN DHARKAAGANA ADI UNBAA INAAD MAYDHATO AMTOLOTO KUWANAGASAN WAXAN DHIHILAHAA HAISU DHIMRIYAAN ANA ISQADARIYAAN HANA ISUDULQAATAAN WXKASATANA ALE HALAKAASHADAAN ILAHAY WUUSAKHIRYAA UMUURTOODA OODHAN
    UGAASKA BEELAHA SOMAALIYEED UGAAS MAXAAMUUD



*

WARARKII HORE

Dowlada Ethiopia oo maanta War cusub ka soo saartay Ciidamadeeda ka Jooga Dalka Soomaaliya Iyo Maamulka Jubbaland taageerayso.

May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...