Friday, April 18th, 2014

Barbarooniga Oo La Ogaadey Inuu yahay Mid U roon Galmada.

Published on December 30, 2012 by   ·   14 Comments Akhrisatay :23553

Barbarooniga waxa uu ka mid yahay khudaarta inta badan dadka ay aadka u jecelyihiin gaar ahaan Soomaalida aad bay u isticmaashaa xiliyada ay karsanayaan cunada. balse kuma baraarugsano in wax badan uu kusoo kordhiyo jirka aadmiga gaar ahaan ragga iyo Dumarka.

Ragga inta badan xiliyada ay socoto ciyaarta sariirta waxa ay u kala baxaan kuwa ku daaha ciyaarta iyo kuwa wareega hore ku hara waxaana la ogaaday in dhibtaada ay tahay xanuuno xiligaasi jira iyo qofka oo aanan ku qanacsaneen in uu sii saarnaado sariirta, si kastaba ha ahaatee Barbarooniga ayaa la ogaaday in wax badan uu ka taro biya daaha ama in ay bataan biyaha oo xiisaha iyo ciyaarta sariirta ay noqoto mid aan dhamaan oo la macaansado.
Baaritaan la sameeyay  ayaa waxa aylagu soo ogaaday qoysaska Soomaalida ee inta badan isticmaala barbarooniga ay badanyihiin ayagoon ka warheyn waxa uu taro balse isaga darsada cunada oo qur’ taa oo ugu danbeyntii nagu kaliftay in aan soo bandhigno faa’ida iyo wax tarka gaar ahaan uu u leeyahay ragga barbarooniga.
Kaliya biyaha ma badiyo ee waxa uu kobciyaa awooda iyo in xiisaha sariirta in uu sii ahaado mid aan lagu kala bixin xili hore waana faa’ida uu ilaahay barbarooniga ku dhax abuuray.
Inta badan barbarooniga waxaa laga helaa goobaha lagu gado khudaarta waxaana sameyn kartaa adigoon karin ayaad ku cuni kartaa ceyriinka wax dhib ah kuguma uu abuurayo hadii maalin kasta aad ka isticmaasho wajbad ama garaam dhan 1/2 ama qiyaas ahaan 5-xabo waxaan kuu balanqaadayaa in wax badan ay iskaa badali doonaan dhanka ciyaarta sariirta oo aad noqon doonto mid awood u leh in wax badan in uu sii safto ama biyo badan uu ku maansheeyo nawaaxiga bahalka xaaska.

vb

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (14)

  1. Xamaro_city says:

    Adeerkis ma habar u kabeec xidhmay ama kaganacsta aya ixayaysi kutidhi kkkkkkkkkkkk

  2. Farhaan says:

    Waa beenti beer ayuu leeyahay xayeysiis ayuu usameynaa waa yeeb maalin ayaa web. Ku arkey naasaha dhacay saliid badan haddaad cabto wuu dhisma marka yaa lagu ciyaarin umada waa talo

  3. qayliyow says:

    Haxishonin babarooniga cun raga sxba ahna usheg si ay xaasas kooda salka uga ridhan mar kasta o game socdo , ka faideyso

  4. caqli badane says:

    kkkkkkkkkkk waaba arin fiican barbarooniga waaba raqiis waa innan maaliinkii 1kg cunaaa

  5. hooyo soomaaliyed says:

    ilaahey ka baqa

  6. Saacid says:

    Ber ayvw leyahay

  7. Saacid says:

    Ama waxa layiri ii xayesi qado mani

  8. Lama yaqan says:

    Sxb waxan weydina webka dadkad sigeysta maxa uron si biyaha ey utahan

  9. Nafiso xaaji says:

    Waryaada mucaaradka yareeya anigana wax iga weydiiya barbarooniga iyo basasha maashaa allaah dariska qayladiina ayuu kusoo baxaa kkkkkkkkkk

  10. kabiirka1 says:

    saasyay kaaraba sxb aniga ad ayy ujecleestayseda wanagaas aad noogusoo gudbesay fikerakaada sxb aniag ninkau gujecl bar nbarooniga ceerin ak ayyn kucuna sxb marka sxb hadanabaden acyaarta sareeta sxb waad ogatahay wax laidhaayo marka magacaaga maqne lakiin waankuu hablyeenay sxb kuwan kumucaradaan wa gala baakaarah iskadhaaf akey ayy isbaar utiili jeratasxb

  11. sayid says:

    sxbyaal suga bal arinta u qoragu shegay waxbaa kajiree.habeeno dhax daas aheyd o an cuney waan iska yaabey iyado islaantana ay iweydisay markey latacibtey waxii an samaynay e xad kabaxa ahaaa

  12. Ismail abdikadir hassan.oska says:

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu waxaan idiin inaad isticmaashaan xulbo oo lagu daray toon tasoo la ogaadey in shada sariirta ay wax wayn katarayso calooshada aad bay ujilco mana daalaysid xaga sariirta bal tijaabiya mahadsanidiin tks.

  13. Sayid says:

    Kkkkkk waan tijaabinaynaa haddiii ay arintaasu jirto

  14. qanciye says:

    waa arin wanaagsane bal sug midkoo saxbkey ah ayaa i wareeriyee aan usheegee arintaan



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

dhacdo

Daawo Muuqaal Naxdiin leh: Wiil Hooyadiis Mindi Ku dilay Danmark iyo Sida Wax u Dhaceen

April 18, 2014
Dhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Denmark ka dib markii uu ...
w2

Sawiro Layaableh : Hal Qoys oo 115 cod kuleh Doorashada Dalka Hindiya

April 18, 2014
Waxaa laga yaabaa in ay u muuqato wax lala yaabo laakiin, waxaa jira qoys u dhashay wadanka India ...
xasaan

Kiiskii loo haystay Sheekh Xasaan iyo Xaaskiisa oo markale dib loo dhigay

April 18, 2014
Maxkamad kutaala magaalada Nairobi ayaa shalay waxay dib u dhigtay go’aan ka gaarto codsi uu mar labaad soo ...
somali

Deg Deg Daawo Muqaal: Afar nin Soomaali ah Oo Laga Qabtay Xadka Kenya Iyo Tanzaniya.

April 18, 2014
Afar dhalinyaro Soomaali oo ka soo qaxay dalka South Africa ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ay ku ...
Uhuru

Dhagayso: M/weyne Uhurru Kenyatta.Soomalida kenya joogta wan iska saareyna.Dalkooda ayeey soo qariben nabad maraban.waanu iska Saareyna..

April 18, 2014
M/weynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlay xaflad tababar loogu soo xiray saraakiil boolis ah oo ka ...
lamaane

Daawo Muuqaal: Lamaane maxkamad loosoo tagay gabar yar iyagu dhaleen oo u dhimatay Gudniinka Fircooniga kadib markii..

April 18, 2014
Lamaane is qaba ayaa mudo 7 maalmood ah xabsiga lagu sii heyn doonaa, si ay u waahaan dawac ...
AMINARTS

Daawo Amin Arts & Sawir yaab leh “Kenyaan bahan oo difaac uga jiro guryaha islii, markii somalida la tarxiilo ayaan..

April 17, 2014
Dawo Sawirka Maanta iyo Amin Caamir:- Kenyaan bahan oo difaac uga jiro guryaha islii. markii somalida la tarxiilo ...
farah

Dhageyso : Faarax Macalin’ oo ciidamada ladagaalanka argagaxisada Dalka Keyna su’aalo weydiiyeen

April 17, 2014
Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya Farah Mo’alin, sidoo kalena ah siyaasi dhaliila dawladda oo si cad ...
kenya

Deg Deg: Muwaadiniin Soomaali ah oo Islii laga qabqabtay oo saaka Laga musaafurinayo Kenya

April 17, 2014
Dowlada ayaa maanta dalalkooda dib ugu celinayso soomaali badan oo dalkani Kenya si sharci daro ah ku joogay.   ilaa ...
Mohamed

Wariye Kenyaan ah Ushaqeya tv-ga KTN oo afkiisa ku difaacay Soomaalida Islii , Uhuru & dowladiisa oo laga nixiyay.

April 17, 2014
Wariye Maxamed ayaa ku eedayay Madaxweyne Uhuru iyo ku xigeenkiisa Wiilyam Rutto in ay bartilmaamaysanayaan muslimiinta soomaalida ah ...