February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
WOW
Shiekh Ahmed madoobe nice leader InshaAllah u will lead for ever KISMAAYO
AS/C. inta kadib waan jeclaan lahaa in aan arko sawirka magaaladeyda. Balse waan ka xumahay masoo baxaayo, fadlan isku day in aad markale soo gelisan ama soo sax daan.
waxaad igala bakhaysahay inaan urursado sawirrda taariikhiga ah ee ay naftayda u baahneed inay asturato
magaalo dagaalo ku xaareen beey ku leeyihiin horumar xitaa hal sar ma arag oo rinji hada la mariyey war yeeydaan hanaga soo baxaan magaalada anagaa dhisaneeynee oo bilicdeedi soo celineeynee,waxa quruxda leh kaliya waa bada oo dabcan xabad iyo roob midna wax ka tareen,weadooyinka uskaga ka muuqda iyo abaarta geedaha magaaladaan yacni bari beey aheeyd magaalooyinka geeska africa ugu shidan…waa wax aanku tilmaamo magaalo ilmeeyneeysa..