Tuesday, May 21st, 2013

AL-SHABAAB OO KUHAN JABAY INAY DIB U QABSAN DOONAAN DEEGANADA GOBALKA SHABEELAHA DHEXE.

Published on December 31, 2012 by   ·   No Comments Akhrisatay :2151

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay dib ula wareegi doonaan deegaanada Gobalka Shabeelaha Dhexe oo ay ku sugan yihiin ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in iminka uu socdo qorshayaal ballaaran oo ay ku doonayaan inay dib ula wareegaan deeganada Gobalka Shabeelaha Dhexe.Wuxuu sheegay inay socdaan weeraro ballaaran oo ay ku qaadayaan fariisimada ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Gobalkaasi halkaasi oo ay dhowr weerar ka geesteen.

Al-Shabaab ayaa waxaa lagal wareegay Deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha Dhexe oo ay ku jirto Magaalo madaxda Gobalkaasi inkastoo iminka ay sheegeen inay doonayaan in dib ay usoo qabsadaan Gobalkaasi.

Jowhar ayaa iminka waxaa ku sugan ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM iyadoo Shabaabna ay ku sugan yihiin deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Readers Comments (0)



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...