Sunday, May 19th, 2013

XILDHIBAAN MAXAMED AMIIN OO SHARAXAY SABABTA MSF AY SHAQADA ISBITAALKA BELADWEYNE UJOOJISAY.

Published on December 31, 2012 by   ·   1 Comment Akhrisatay :2154

Iyadoo maanta Hay’adda MSF Spain ay joojisay gabi ahaanba howlihii ay ka haysay Isbitaalka Gobalka Hiiraan ayaa mid kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobaladaasi wuxuu faah-faahin ka bixiyay sababaha keenay in shaqada MSF ay joojiso.

Xildhibaan Maxamed Amiin oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobalkaasi oo la hadlay warbaahinta Dhoobleey ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in baneenta ay baneysay Hay’adda MSF howshii ay ka haysay Isbitaalka Magaalada Beladweyne ay tahay amnidaro ka jirta Magaaladaasi.

Wuxuu sheegay in muddo 6-sano ah ay MSF ka shaqeynaysay Isbitaalka Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ugu dambeyna maanta ay joojisay shaqada sababo ammaan dari ah.

Hay’addo kale ayuu tilmaamay inay u raadinayaan ka howlgalida Magaalada Beladweyne gaar ahaan Isbitaalka Magaaladaasi oo ay dad badan dhanka caafimaadka ah ku tiirsan yihiin.

Isbitaalka Magaalada Beladweyne ayaa dhanka dawooyinka iyo agabka kala duwan waxaa ka taageeri jiray Hay’adda MSF Spain,inkastoo maanta ay joojisay shaqada.

Readers Comments (1)

  1. cabdi cade says:

    hadii uu sidas u hadlay jeesaw.waa nin duli ah waan beenale nabad diidkiina isagaa kasoo haray sida la wada ogyahay.hayada MSF sideedaba waxay ka shaqaysaa meelaha nabad galyo xumada ay ka jirto iyagoo ah hayad madax banaan
    ma kula tahay marka loofiiriyo manta 6dii sano oo MSF ay halkaas joogtay in ay maanta ka sii xun tahay.hayadu waxay sheegtay madama ay waqtigii adka laga soo baxay il hada la helo wax iyaga badali karo.



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...