Saturday, May 18th, 2013

Sawirada Tahriibayaashii Soomaaliyeed Ee Ku Dhintay Liibiya Oo Markii Ugu Horeysiiyey Lasoo Bandhigay Sawiro Naxdin Leh(Daawo Sawirro).

Published on December 31, 2012 by   ·   9 Comments Akhrisatay :2675

M2 M3 M4 M5 M6 M7 M8 M9 M10 M11 M12 M13 M14 M15 M16 M17 M18 M19 M20 M21 M22 M23 M24

 

DAAWAC

M26

Readers Comments (9)

  1. ali hashim raage says:

    waanka xumahay soomalida meedkeeda meel walbo daadsan wadan iyo dibidba waxaan dhaliyarta aan u sheegi lahaa inaysan tahriib naftooda qaaliga dhimasho ay u horseedin waan ognahay inay daruuf ay wado iyo mustaqbaldoon ay yihiin allah tawakal saarta wax walba way hagaagayaan insha allah
    ilaahayoow wadankeenii nabad nooga dhig aamiin

  2. wiil bahgeri says:

    subxaanaka ya Allaaah.

  3. wiil bahgeri says:

    Inaalillaah wa inaa illeyhi rajicuuun.subxaanaka ya Allaaah.

  4. ogadenia girl says:

    lailaha ilalahu maxamad rasulula subxanala shacabka yagi ma sas ba u dabeysay aloow u naxariiso

  5. cawedqanbool says:

    inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
    waxaan aad uga naxay wiilashaa iyo gabdhahaa yaryar ee macna la’aanta khiyaaliga beenta ah ku dhimanaya iyagoo waxay doonaan nolosha kaga samaysan karaan dalkooda hooyo

  6. hanat says:

    inaalilahi wa inaa ileyhim rajucuun waa arin aad looganaxa gerida ku timid walalhay somaliyed waxan alle aga baryayaa janadii fardowso waxan kaloo tacsi u dirayaa eheladii iyo qarabadii ayka tagen iyo dhaman umada somaliyed samir iyo iman allaha naga siyo inta ku dhawacan tayna inuu dhibka iyo xanunka eebe ugu badalo cafimad qab
    waxan intaa ii dheer somali waadhamatay kuwo dalka gudihiisa logu shaqeysto oo sabab la aan dadka kudila iyo kuwa tahriib ku dhamado iyo kuwa ku galoway dhulalka iney talo jano loo maley nayo waxan lee yahay somaliyey dhulgalo mayalo nolal kagafiican dhulkaga hooyo wadankena waxa kaliya oo yalo waa dil lakiin inaga hadan wada jir isugu duu banano waa ka gudbi karna ee somaliyey dalshi sheyekaga kuu dhamo tahriib ka iska daya asc waa ikawano wadan kena aan dhisano kas ayaa ina anfacayee

  7. Saxane says:

    Inaalilaahi ilaahow unaxariiso aamiin yaarabi

  8. alcadaalad says:

    walaalo is nacay way xabaalo badiyaan wayna xoolo yareeyaan sooomaalidii markay isnacaday ayaa habaqleeheedii waxaa uu daadsanyahay ilaa hongkong

  9. WAAMO-MAN says:

    allahow anaxariiso yarabi.



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...