Sarkaal Ka Tirsan Hay’ad Fadhigeedu Yahay Dalka Talyaaniga Oo Lagu Dhaawacay Guriceel.
Published on December 31, 2012 by cade · 1 Comment
Akhrisatay :2126

Wararka ka imaanaya magaalad Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa kuwaramaya in magaaladaas weerar loogu geystay sarkaal ka tirsan hay’ad laga leeyahay dalka Talyaaniga,weerarka ayaa waxaa geystay nin hubaysan oo rasaas ooda kaga qaaday sarkaalkaas waxaana halkaas uu dhaawac kasoo gaaray sarkaalkaas oo lagu magacaabo Saleebaan Maxamed Saalax iyo qof kale oo rayid ah.
ilaa hada ma cada sababta uu ninkaas hubeysan u beegsaday sarkaalsaa oo ka tirsan hay’ad laga leeyahay dalka Talyaaniga oo lagu magacaabo Copy taas oo ka shaqeysa Xanaanada xoolaha.
Ciidamada culuma’udiinka ahlu suna waljamaaca ee ka arimiya magaalada Guriceel ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen ninkii geystay weerarka lagu dhaawacay sarkaalka ka tirsan hay’ada Copy loogu geystay magaaladaas, waxayna sheegeen iney baaritaan ku hayaan waxa sababay in ninkani uu weerarka ku qaado sarkaalka uu weerarka la bartilmaameedsaday.
Dhaawaca Sarkaalka ayaa lagu dabiibayaa cisbitaal kuyaala magaalada Guriceel, Shaqaalaha hay’adaha ajaanibta ah ee ka hawlgala dalkan Soomaaliya ayaa la kulma weeraro ay ka dhashaan dil iyo afduub kuwaas aan haybtooda la aqoon.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
asc waxaan rabaa inaan lahadlo ninka layiraahdo’nabad doon xasan xaad’sida isaga uu sheegtay’waa nin nabadoon isuguyeeray,waxaan leeyahay way kuu martaa inaad caytanto,waayo soomaali oo idil baad kufsateen haddaad tihiin hawiye markaas waxaad mooddaa, inaad wax walba ku hadasho in ay kuu bannaan tahay,waa caqli xumadiinni markaad leedahay kismaayo waxaa qasayo rag kayimid kenya iyo itoobiya,waa lagaran danta aad leedahay iyo qoyska soomaaliyeed ee aad ujeeddo,waa kuwii soomaalinimada keenay iyo dalka maata aad ku nooshahay,ee aad gabdhaha soomaali ku kufsaneeyso,iyo meesha aad hatida dadka ku boobtay ee muqdisho ah,haddaad aqoon leedaha ama taariikh hayso qoyskaa waad xushmayn lahad laakiin adiga iyo meeshaad kasoojeeddaba,sharaflaguma oga,eeafkaaga urahayo,mardambe kismaayo iyo itoobiya iyo kenya,hakusoo qaadin soomaalida malyanka ah ee kenya ku nool waa kuwa aad guryahooda dhacdeen ee kufsateen,markaas adigoo hawiye ah miyaanad xishooneyn sidee qabiil soomaali wax uga sheegtaa.