Saturday, May 18th, 2013

DAAWO VIDEO: RAGGA SOMALIDA AH OO KUNOOL KOONFUR AFRICA OO GUURKOODA JAHWAREER KA TAAGAN NAAGA LA’AAN DARTEEDA.

Published on January 1, 2013 by   ·   5 Comments Akhrisatay :21464

Waxaa isku dhagay Raga Guur doonka ah ee South Africa kunool oo la sheegay in dumar la’aan dartiis ay dhalinta guur xumo ku heyso.

Dalka Koonfur Africa ayaa waxa la sheegay in dumarka ay ku yar yihiin maadaama tahriib dheer & wado dhib badan loo soo qaado si lagu soo galo halkaas, hadaba dumarka Soomaalida ayaa aad ugu yar halkaas iyagoo marka guur la weydiiyo ay ku xujeexaan lacago iyo xujooyin aysan kasoo bixi karin.

Readers Comments (5)

  1. Maxamed deeq says:

    Sxbayaal wey jirtaa waa eey sidaa ahaan jirta balse hada south africa waxey laciirciireysaa garoob aad ubadan aan la arkin nin rabo wlh

  2. Xildiid says:

    Kkkkkkkkk wa runta ana jooga ee iga warayso bro

  3. Xamaro_city says:

    Sln sare dhoobleey.com.
    Wlhi wa runtiin way jirta naago la aan lkn tas waxa kenay wa dowlada wadankan o qaxotiga sharci ay ku baxan ama kuso daneystan udidey. Dhanka kale dumarka joga wadankan laftoodu khayr malahan waxa yimidi wa uun tii carmali aheyd tii isha la ayd midi suuq xidhantay ama gabadh nimo kuwaynatay iyo iwm. inkastoy jiran ku caadi ah o lakensaday. Hadana dhibku mayaro oo rag waxa jira 24h haxorowdo kuhaya kuna dhow iney xiranta muudsadaan kkkkkkkk

  4. wiil waamo says:

    War warkani war jira ma aha,dumar soomaaliyeed way buuxaan ruuxii raba guur saxa.mida kale dumarka soo tahriibaya waxay wajahaan dhibaatooyin farabadan oo ay kow ka tahay in wadamada ay soo marayaan lagu xidhxidho islamarkaasna lagu soo kufsado.marka waxaan uga digayna dumarka soomaaliyeed inaysan run u malaysan in halkan south africa ay ka jirto dumar la aan gaar ahaan habalaha soomaaliyeed.

  5. gundiid says:

    a. s .c ihkyarta talo yar yaan halkan kajeedin kolka hore wiilasha alle kacabsada xumaana iska dhoowra naftiina udaneeya gabdhana udaneeya carmalida weessada ku dhoowrta waa gabdhah hakata gina xishoodka allana kabaqa guurka dhib yareeya wa bilaahi toowfiiq



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...