Thursday, April 24th, 2014

DAAWO VIDEO: SOMALIDA MARKAY U.S.A TAGAAN DHIB NOOCE AH BAY KALA KULMAN DALKA IYO SHOWGII JABKII AMERICA IGA QABSADAY

Published on January 1, 2013 by   ·   4 Comments Akhrisatay :22543

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (4)

  1. d.d.s itobiya says:

    waxan rabaa inaan talo idin sojeediyo waxan ma aha radio ama tv website muhiimadiisa koobaad qoraal iyo sawir weye marka warka ama sheekoyinka aad dhagaysi ama dawwasho kagatagaysan isdaas kadayaa wararka qoraak sooraaciya dad badan arintaas kacabanaya

  2. d.d.s itobiya says:

    cida dhagaysanysa soomaali weye daneer ilaa dameer



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

police kenya

Faahfaahin dheerad ah qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Saldhiga Pangani ee Magaalada Nairobi.

April 24, 2014
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax loo adeegsaday gaari oo xalay fiidnimadii ka dhacaymagaalada Nairobi ee caasimada ...
diyaarad1

Daawo Muqaal : Wiilkii yaraa ee mudada ka badan 5 saac ku jirey lugaha Diyaarada Hawada mareysay oo……

April 24, 2014
Aabha dhalay wiil Soomaaliyeed oo dhawaantaan ku dhuuntey diyaarad lugteeda ayaa markii ugu horesay waxaa uu ka hadlay ...
nin55

Subxanallaah!! Daawo Muqaal :Alle naxriista nagama qaado Odey 80 jir ah oo si bani aadanimada ka baxsan loo garaacayo

April 24, 2014
Shaqaalihii aduunka ugu xaasisanaa oo noqday nin kasoo jeedo qaarada ASIA .ninkaan ayaa waxaa uu sameeyay oday 80 ...
kenya

Daawo Muuqaal+Faahfaahin: Qaraxii Caawa lagu gaaday saldhiga Bangaani ee Magalada Nairobi, Dhimasho iyo Dhaawac,

April 23, 2014
Waxa idin soo gudbineenaa muuqaaladi udambeeyay ee qaraxi kadhacay Nairibi kaasi oo lagu fuliyay Gaari cad oo Toyota ...
news

Deg Deg: Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goordhow ka dhacay xabsiga Pangani oo ku yaalla nawaaxiga xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

April 23, 2014
waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay qarax weyn oo gaari laga soo buuxiya gudaha Station Pangani, Qaraxaan ka ...
NIK

Daawo Muqaal : Qaramada Midoobe oo Digniin Culus kasoo Saartey Dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho

April 23, 2014
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Dalka  Soomaaliya  Nicholas Kay ayaa ka digay in QM iyo diplomasiyiinta ...
Eastleigh

Daawo Muuqaal: Xaalada Soomaalida xaafada islii oo is badashay kadib Laba Tododaab oo si Xowli ah dadka loo raafayay.

April 23, 2014
waxaa magaalada maalmihii lasoo dhaafay ka socday baaritaano xowli ah kaas lagu baaraya falalka argigaxisada, howgalkaan ayaa lagu ...
som1

Dhageyso : Nin 69 jir Soomaali ah oo hooyadiina Tutsi tahay ku hadla Afsoomaaliga kuna nool Dalka Ruwandha

April 22, 2014
Xasan Xarbi Xuseen oo ah nin Soomaali ah balse hooyadii Tuutsi u dhalatay dalka Rwanda. Xasan Afka Soomaaliga wuu ...
duale

Daawo Xildhibaan Bare Ducaale Markale kuhadlay war somalidu Kenya kunool farxad u ah.

April 22, 2014
Xildhibaan Adan Bare DucaaleOo ka Mida Xildhibanada Barlamanaka wadanka Kenya Oo laga So doorto Magaalada gaarisa e gobolka ...
untitled

Raafkii Soomaalida oo weli ka socda Nairobi iyo Soomaali lagu wado in dib loogu celiyo Dalkooda

April 21, 2014
Dowladda Dalka Kenya ayaa waxay shaaca ka qaaday in ku dhawaad 100 Ruux oo u badan Soomaali in ...