OBAMA OO KA DIGAY QATARTA DHALINYARADA SOOMAALIYEED.
Published on January 3, 2013 by admin · No Comments
Akhrisatay :2409

Madaxweyne Obaama ka hadlayay magaalada Washiton ayaa ka dhawaajiyay in la adkeeyo amaanka dalka,xilli u sheegay in ay soo badanayaan dhalinyarada lala xariirinayo Argagixisinimada ee doonaya in ay qal qal geliyaan guud ahaan amaanka dalka Mareynkanka.
Hadalka Madaxweynaha Mareynkanka Obama oo uu soo xiganayay Wakaalada Washiton Post, ayaa wuxuu ku sheegay in Madaxweynaha Mareynkanka uu aad u careysnaa markii uu ka hadlayay arintaan soo badashada dhalinyarada ee dalka Mareynkanka,waxaana hadaladiisa laga dheehanayay rajo xumo dhanka amaanka Mareynkanka oo dadka uu sheegayo ay halkaasi weeraro ka geystaan.
“aniga maqalkeyga dhawaanahan waxaa ku batay qabashada Argagixiso oo isugu jira kuwo baxsad ah iyo kuwo kale oo looga shakiyay inay Damacsanayeen qalqal gelinta amaanka,si gaar ah dhalinyarada Soomaaliyeed il gooni ah halugu eego waxaa jira qaarkood oo Soomaaliya u safray dibna dalka ugu soo laabtay,waxaa laga yaabaa in ay kuwaasi dhib ay la soo laabteen.
Waxa uuna baaq u diray ciidamada amaanka iyo Hay’adahooda qaabilsan amaanka in ay iska gaashadaa amaanka dalka Sidii looga hortagi lahaa waxyaabo carqalado ku ah hanaan u socodka amaanka ay ku nool shacabka isku dhafan Mareynkakanka iyo Soomaalida isugu jira.
Madaxweyanaha Mareynkanka oo ku dheeraday ka hadalka qatarta ka imaankarta dadka lala xariirinayo Argagixisinimada ee ku soo kordhay dalka Mareynkanka ayaa waxuu tilmaamay in dhawanahan uu maqlayay dhalinyaro la xiray iyo waxyaabo qarxa oo la qabtay,arintaasina waxuu ku amaanay ciidamada boliiska dalkaasi.
Ugu danbeeyntii Madaxweyanaha ayaa sheegay in haatan dhalinayaro lala xariirinayo Al-shabaab in ay ku jiraan xabsiyada dalka,islamarkaana qaarkood xukun uu ku dhacay halka kuwa kale xukun sugayaal ay yihiin.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...