Wednesday, April 16th, 2014

Suudaan iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay Horumarinta ciidanka Booliska Soomaaliya.

Published on January 3, 2013 by   ·   No Comments Akhrisatay :2270

Dowlaha Suudaan iyo waliba Soomaaliya ayaa waxay ka wada hadleen hormarinta ciidanka Booliska Soomaaliya ka dib markii wafdi ka socda dowlada ay halkaasi gaareen.

Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka ee Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo kulan la qaatay dhigiisa wadanka Suudaan ayaa waxay ka wada hadleen sidii xiligaan loo hormarin lahaa ciidamada booliska Soomaaliyeed.

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wuxuu sheegay in dowlada Suudaan ay sheegtay in ay taageerayso sidii loo dhisi lahaa ciidamo boolis ah oo Soomaaliyeed oo caafimaad qaba iyo waliba tababarkooda ciidankaasi.

“dowlada Suudaan waxay tababar siinaysaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed, waxayna ka qayb qaadanaysaa horumarintooda” sidaasiu waxaa yiri wasiirka arimaha gudaha.

Hadalka wassiirka ayaa wuxuu imaanayaa xili wadanka Suudaan ay ku suganyihiin wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya isla markaana wasiirka uu qayb ka yahay.

Dowlada Soomaaliya ayaa dadaal badan ugu jirta dib u dhiska ciidanka Soomaaliya qaybahooda kala duwan, waxaana jiray heshiis dhinaca Meletariga ah oo ay dowlada Soomaaliya la soo gashay wadanka Turkiga.

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

USA Police

Daawo Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota ee Mareykanka oo soo wajahday cabsi iyo wel wel baaxad weyn!!!

April 16, 2014
Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday cabsi iyo wel ...
kena

Muwaadiniinta Kenya oo sharciga haysta oo laga doonayo in ay mar kale sharci goostaan.

April 15, 2014
Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay diyaarineyso qorshse muwaadiniinta dalka loogu diwaan galinayo sharciga aqoonsiga oo cusub, ...
raaf

Ciidmada Kenya oo maanta Xabsiga u taxaabay Boqolaal Soomaali ah howlgal ay ka sameeyen Magaalada Mombasa

April 14, 2014
Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxay magaalada Mombaasa ka sameeyeen hawlgal ay kusoo qabqabteen ...
webi

Dhageyso : Daadad ku fatahay Magaalada Daarusalaam oo sababay dhimashada dad badan

April 14, 2014
Ugu yaraan toban qof ayaa ku dhimatay magaalada Dare Salaam ee waddanka Tanzania, kaddib markii ay daadad ku ...
hooyo

Daawo Muqaal : Hooyo siweyn ugu dhibaysan Xambaarista Cunug yar ay dhashay

April 13, 2014
Hooyo u dhalatay dalka Colombia ayaa waxay  quus ka taagantahay qaadista ama xambaarista Wiil yar oo ay dhashay ...
dhal

Dhagayso : Pro, Maxamed Cumar Dhalxa, oo Soomaalida Islii Udalbay waxyaabo waqti xaadirkaan loo baahanyahay

April 13, 2014
Xildhibaanka lagu magacaabo Maxamed Cumar Dalxa kana mid ah guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay ...
s1

Kudhowaad laba Boqol oo Soomaali ah oo laga Siidaayay Garoonka Kasaraani ee Magaalada Nairobi

April 12, 2014
Sida ay sheegayaan warar kasoo baxay garoonka kasaraani ee magaalada in ku dhawaad 189 Ruux oo Soomaali ah ...
SOMAALI

Dhagayso : Qaarkamid ah Soomaalidii Laga Musaafuriyey Magaalada Nairobi oo la sheegay in dib loo soo celindoono

April 12, 2014
Somalida deggan magaalada Nairobi gaar ahaan ganacsatada ayaa Waxay qabsadeen qareeno u dooda dad kamid ah dadkii dhawaan ...
raaf

Daawo Muuqaal: Safiirka soomaalia Amb Americo oo maanta booqday Soomaalida ku xidhan Garoonka Kasarani.

April 11, 2014
amirca

Dowlada Mareykanka oo Digniin Culus u direy Maamulayaasha Dekada Muqdisho

April 11, 2014
Waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa waxaa ay war cusub kasoo  saartay ayaa ku sheegtay inay uga digayso ciidamadeeda ...