C/XAKIIN FIQI OO SHACABKA BEYDHABO KU AMAANAY GARAB ISTAAGGA XUKUUMADDA.
Published on January 3, 2013 by cade · No Comments
Akhrisatay :2156

Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya C/xariin Xaaji Maxamuud Fiqi ,ayaa waxaa uu shacabka magaalada Beydhabo ku amaanay sida ay ugu heelan yihiin dowladnimada .
Wuxuu sheegay in magaalada Beydhabo loogu soo dhaweeyay si wanagsan ,isagoona uga mahad celiyay Shabacna iyo Mamulka magaalad,isagoo xusay in Beydhabo xilligan ay tahay mid nabad ah .
“magalada waa mid nabad ah kulamo ayaanu la qaaday maamulka magalada ,waxaa kaloo sameynay inaan kusoo wareeganay magaala waliba si nabad ah sidaasi waxaa yiri C/xakiin Xaaji Fiqi Wasiirka gaashan dhigga Soomaaliya
C/xakin Fiqi Wasiirka gaashaandhigga xukuumada Soomaaliya ayaa sidoo kale umahad celiyay ciidamadii Ethopia ee ka caawiyay ciidama dowladda Saamaaliya sidii gacanta loogu dhigi lahaa magaalada Beydhabo.
Shalay ayuu Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, waa markii ugu horeysay ee uu gaaro Beydhabo tan iyo markii loo magacaabay xilkan , inkatoo magaalooyin ay kamid yihiin Jowhar Marko iyo Kismaayo uu kol hore booqday Wasiirka.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...