Thursday, April 24th, 2014

MADAXWAYNAHA SOOMAALIYA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY.

Published on January 3, 2013 by   ·   No Comments Akhrisatay :2229

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ku soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Xasan Sheekh oo ka soo laabtay wadanka Sudan ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada.

Wuxuu sheegay Madaxwaynaha in dowlada Suudaan uu kala soo qaybgalay sanadguuradeedii 57-markii ay xuriyada ay qaateen inkaasi ka dibna ay kulamo wada qaateen madaxda wadanka Suudaan.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in labada wadan ay ku heshiiyeen iskaashi walaaltinimo iyo waliba in dowlada Suudaan ay caawiso dowlada Soomaaliya.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa carabaabay in heshiiska uu qayb ka yahay in dowlada Suudaan ay Soomaaliya ka taageerto tababarada ciidamada Booliska Soomaaliya, iyo hormarinta adeegyada bulshada.

Ugu dambayn Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in kulan muhiim ah uu la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan wadanka suudaan isla markaana ay ka wada hadleen arimo badan oo ay kamid ahaayeen xaalada dalka iyo waliba sida looga baahanyahay inay gacan ka geestaan horumarinta wadanka.

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

sac

(Warbixin) Dumarka Sacuudiga oo la sheegay in uu uraaco Maxramkooda goobaha lagu cabo shiishada marka ay doonayaan in ay soo cabaan

April 24, 2014
Dood ka bilaabtay baraha internet-ka ee ay bulshada ku wada xiriiraan ee dalka Sacuudi Carabiya. Sidoo kale Doodan ayaa ...
police kenya

Faahfaahin dheerad ah qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Saldhiga Pangani ee Magaalada Nairobi.

April 24, 2014
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax loo adeegsaday gaari oo xalay fiidnimadii ka dhacaymagaalada Nairobi ee caasimada ...
diyaarad1

Daawo Muqaal : Wiilkii yaraa ee mudada ka badan 5 saac ku jirey lugaha Diyaarada Hawada mareysay oo……

April 24, 2014
Aabha dhalay wiil Soomaaliyeed oo dhawaantaan ku dhuuntey diyaarad lugteeda ayaa markii ugu horesay waxaa uu ka hadlay ...
nin55

Subxanallaah!! Daawo Muqaal :Alle naxriista nagama qaado Odey 80 jir ah oo si bani aadanimada ka baxsan loo garaacayo

April 24, 2014
Shaqaalihii aduunka ugu xaasisanaa oo noqday nin kasoo jeedo qaarada ASIA .ninkaan ayaa waxaa uu sameeyay oday 80 ...
kenya

Daawo Muuqaal+Faahfaahin: Qaraxii Caawa lagu gaaday saldhiga Bangaani ee Magalada Nairobi, Dhimasho iyo Dhaawac,

April 23, 2014
Waxa idin soo gudbineenaa muuqaaladi udambeeyay ee qaraxi kadhacay Nairibi kaasi oo lagu fuliyay Gaari cad oo Toyota ...
news

Deg Deg: Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goordhow ka dhacay xabsiga Pangani oo ku yaalla nawaaxiga xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

April 23, 2014
waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay qarax weyn oo gaari laga soo buuxiya gudaha Station Pangani, Qaraxaan ka ...
NIK

Daawo Muqaal : Qaramada Midoobe oo Digniin Culus kasoo Saartey Dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho

April 23, 2014
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Dalka  Soomaaliya  Nicholas Kay ayaa ka digay in QM iyo diplomasiyiinta ...
Eastleigh

Daawo Muuqaal: Xaalada Soomaalida xaafada islii oo is badashay kadib Laba Tododaab oo si Xowli ah dadka loo raafayay.

April 23, 2014
waxaa magaalada maalmihii lasoo dhaafay ka socday baaritaano xowli ah kaas lagu baaraya falalka argigaxisada, howgalkaan ayaa lagu ...
som1

Dhageyso : Nin 69 jir Soomaali ah oo hooyadiina Tutsi tahay ku hadla Afsoomaaliga kuna nool Dalka Ruwandha

April 22, 2014
Xasan Xarbi Xuseen oo ah nin Soomaali ah balse hooyadii Tuutsi u dhalatay dalka Rwanda. Xasan Afka Soomaaliga wuu ...
duale

Daawo Xildhibaan Bare Ducaale Markale kuhadlay war somalidu Kenya kunool farxad u ah.

April 22, 2014
Xildhibaan Adan Bare DucaaleOo ka Mida Xildhibanada Barlamanaka wadanka Kenya Oo laga So doorto Magaalada gaarisa e gobolka ...