DAAWO VIDEO: Gabar 13-jir ah Oo udhalatay Dalka Maraykanka Oo Xaday Gaari uu Lahaa Walaalkeeda Si ay Ula kulanto Saxiibkeeda.
Published on January 7, 2013 by admin · 3 Comments
Akhrisatay :21110
Maalintii Khamiista ahayd lasoo dhaafay ayaa Gabadh 13-jir ah oo u dhalatay dalka maraykanka ayaa lasheegay in ay lasoo dhuumatay gaari uu lahaa walaalkeeda kadib markii ay jeclaatay wiil gobolka kale joogo oo isla mareeykanka ah oo da’disu tahay 12-jir.
wilkaan oo kasoo jeeda Gobolka Kentucky iyo gabadhan oo iyadana kasoo jeeda Gobolka Nashville, Tennessee. ayay ahaayeen kuwo inta badan kushekeysan jireen internetka iyagoo kuwada ciyaari jiray Game-ka.
waxaa lasheegay gabadhan in la ogaa iyadoo joogto guriga kadib markii laga waayey sariirtii iyadu hurdaysay,

February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
Kkkkkkkk balaayo kuqaadey war cucunka kudhacey xogbadanaa wayba yartahay
marar hore badan wan idin sheegay website muhiimadisa inuu yahay qoraalka iyo sawirka hadad vedio racisan kasifican mafahantey marka waxad idin sheegaya sheekada qoraal ahan inad kusoobandhigtan dhamaysan vedio clip daawo unbad ledihin tv miyaa geel beela meeja waxba kabadalin awowgin lagubye war meeja wax reer afgaan ah majoogo miya
waryaa af soomaali adigoon ku hadlin ayaad caytamaysaa qurunyahay nacaskaa ha cayn dadkii soo qoray qoraalkan ama haddaa rabti inaad wax u sheegtid ku meeshaas adigoo af soomaali sax ah ugu orayaa cayduna wax fiican maahan ee jooji
I HOPE SO@@