CALI DHEER” HADII AAN LAGA HORTAGIN DALKA ETHOPIA IYO KENYA AYUU U GACAN GALAYAA.
Published on January 11, 2013 by admin · 1 Comment
Akhrisatay :2268

Afhayeenka Ururka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali dheere ayaa sheegay in Soomaaliya ay gacanta u geli doonto Dalal shisheeye gaar ahaa Kenya iyo Itoobiya.
Sida Sheekh Cali Dheere uu sheegay labada dal ee ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya Ee Itoobiya iyo Kenya ayaa ku heshiiyay in gobolada dalka qaar ay kala qeyb sadaa Sida Jubooyinka oo Kenya ay u xeed xeedaneyso halka Itoobiyana ay hunguri uu kahayo Baay iyo Bakol iyo waliba Hiiraan.
Afhayeenka Al-shabaab ayaa ka digay in taas ay dhacdo,
Wuxuuna sharxay Afhayeenka hadafka ay ka leeyihiin dowladaha daneynaya iney goboladan goostaan,waxaana uu tusaala ahaan uu u soo qaatay dowlada Kenya uu sheegay in shidaal qodis ay ka bilaabi rabto gudaha Soomaaliya.
Al-shabaab ayaa dagaal kala soo horjeeda dowladaha Kenya iyo Itoobiya oo ay ciidan ka joogaan Soomaaliya,waxaana mudooyinkii ugu dambeeyay ay ka digayeen in dalka Soomaaliya markale uu gacan galo dalal shisheeye.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
Hoyada u sheeg sheydan sheydan dhalay adna danbiile ayaa tahay