Xukuumada oo shaacisay inay soo afjari dooto Burcad badeedda Soomaaliyeed.
Published on January 12, 2013 by admin · No Comments
Akhrisatay :2145
Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ka hadlay arimaha Burcadbadeeda iyo waliba sida ay ka yeelayso xukuumadiisa.
Wuxuu sheegay Raysal wasaaraha in ay ka go’antahay xukuumadiisa in la soo afjaro falalka Burcad badeednimada ee ku baahay xeebaha Soomaaliya, wuxuuna sidoo kale uu sheegay in ay haatan xukuumadiisa wado dadaalo ku aadan arintaasi.
Raysal wasaaraha ayaa sidoo kale soo hadal qaaday la heesta yaal Ajaanib ah oo dhowaan xuriyadooda dib u helay mudo Sadax sano ka dib ah, kuwaas oo xukuumada Soomaaliya ay ku sagootisay garoonka Diyaaraha ee magaalada Muqdisho.
Wuxuu intaasi ku daray Raysal wasaaraha hadalkiisa in kooxaha burcadbadeeda ay dhudhooda garowsadeen in ay ka baxaan falalka xun ee burcadnimo, wuxuuna tilmaamay in ay xukuumadiisa soo dhowaynayso.
Hadalka Raysal wasaaraha ayaa wuxuu ku soo adayaa xili mid ka mid ah ragii ugu aas aasay burcad badeeda iyo waliba koox dhalinyaro ah oo uu watay ay sheegeen in ay ka tanaasuleen arintaasi ka dib shir ka dhacay magaalada Cadaado.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...