Friday, April 18th, 2014

Wasaarada Difaaca Faransiiska oo sheegtay iney ku fishilantahay Howlgalka Soomaaliya.

Published on January 12, 2013 by   ·   2 Comments Akhrisatay :2658

Dowlada Faransiiska ayaa sheegtay inuu ka fishilmay Weerar ay ku soo furan lahaayeen lahayste u dhashay dalkeeda oo u afduubnaa Ururka Al-shabaab.

Ciidamada Sida gaarka ah ee U tababaran ee Dowlada Faransiiska ayaa howlgal ka fuliyay deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeelaha hoose oo Al-shabaab uu ka arimiya.

Kadib Markii uu howlgalka ay ka fuliyeen Ciidamada Faransiiska Buula Mareer waxaa leysla dhexmarayay howlgalka ma guulestay ama waa fishilmay.

Wasaarada Gaashaandhiga dalka Faransiiska oo war ka soo saartay howlgalkaas ayaa sheegtay iney ku fishilmeen Islamarkaana uu dhintay Sarkaalkii lahaysataha ahaa iyo Labo Askari oo kale.

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (2)

  1. m.raabi says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk- tani ma aha wax alshabaab laguduulee wey iskacadahey ujeedka faransa iyo saxibada kadan bbeeya ee arimaha somaliya minja xaabinaya dhiiga dadka lalaayey dawlada soomaaliya wiig kahor ayaa’loogu yaboohey iyadoo luugumagac darey taageero dhaqale

  2. Xudeyfa says:

    Alxadulilah waxdah sadaqa waxdah…waxan lenahay faranciska waxa iskaga qaldamay burcad baded iyo mujahidin waxan lenahay hurdada ka kaca wad hurdoneysan



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

lamaane

Daawo Muuqaal: Lamaane maxkamad loosoo tagay gabar yar iyagu dhaleen oo u dhimatay Gudniinka Fircooniga kadib markii..

April 18, 2014
Lamaane is qaba ayaa mudo 7 maalmood ah xabsiga lagu sii heyn doonaa, si ay u waahaan dawac ...
AMINARTS

Daawo Amin Arts & Sawir yaab leh “Kenyaan bahan oo difaac uga jiro guryaha islii, markii somalida la tarxiilo ayaan..

April 17, 2014
Dawo Sawirka Maanta iyo Amin Caamir:- Kenyaan bahan oo difaac uga jiro guryaha islii. markii somalida la tarxiilo ...
farah

Dhageyso : Faarax Macalin’ oo ciidamada ladagaalanka argagaxisada Dalka Keyna su’aalo weydiiyeen

April 17, 2014
Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya Farah Mo’alin, sidoo kalena ah siyaasi dhaliila dawladda oo si cad ...
kenya

Deg Deg: Muwaadiniin Soomaali ah oo Islii laga qabqabtay oo saaka Laga musaafurinayo Kenya

April 17, 2014
Dowlada ayaa maanta dalalkooda dib ugu celinayso soomaali badan oo dalkani Kenya si sharci daro ah ku joogay.   ilaa ...
Mohamed

Wariye Kenyaan ah Ushaqeya tv-ga KTN oo afkiisa ku difaacay Soomaalida Islii , Uhuru & dowladiisa oo laga nixiyay.

April 17, 2014
Wariye Maxamed ayaa ku eedayay Madaxweyne Uhuru iyo ku xigeenkiisa Wiilyam Rutto in ay bartilmaamaysanayaan muslimiinta soomaalida ah ...
gabar somaliyed

Daawo Arin naxdin leh: Gabar 6 jir ah oo darxumo u geeriyootay, kadib markii hooyadeeda islii laga raafay oo xabsiga ladhigay

April 17, 2014
warbaahinta wararka ka baahiya dalka Kenya Sida ay qoreen ayaa sheegaya in Gabar yar ay silic iyo gaajo ...
12

Sawiro: Qaabkii ay ugaleen Ciidamada Yuhuuda ee masjidka barakaysan Al-aqsa iyo gacmaha oo layskula tagay.

April 17, 2014
maalinnimadii shalay Arabacada ahayd ayaa waxaa masjidka barakaysan ee Al-aqsa gudaha ugalay ciidamada Yuhuuda iyagoo gacanta isla galeen ...
USA Police

Daawo Soomaalida ku nool Gobolka Minnesota ee Mareykanka oo soo wajahday cabsi iyo wel wel baaxad weyn!!!

April 16, 2014
Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday cabsi iyo wel ...
kena

Muwaadiniinta Kenya oo sharciga haysta oo laga doonayo in ay mar kale sharci goostaan.

April 15, 2014
Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay diyaarineyso qorshse muwaadiniinta dalka loogu diwaan galinayo sharciga aqoonsiga oo cusub, ...
raaf

Ciidmada Kenya oo maanta Xabsiga u taxaabay Boqolaal Soomaali ah howlgal ay ka sameeyen Magaalada Mombasa

April 14, 2014
Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxay magaalada Mombaasa ka sameeyeen hawlgal ay kusoo qabqabteen ...