Al-shabaab oo bayaan ka soo saaray Howlgalkii Ciidamada Faransiiska.
Published on January 12, 2013 by admin · No Comments
Akhrisatay :2382
Al-shabaab ayaa bayaan ka soo saaray Dagaal ka dhacay deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeelaha hoose kaas oo dhexmaray ciidankooda iyo Ciidamo Si gaar ah u tababaran oo ah kuwa Faransiiska oo u socday furashada la heyste dalkaas u dhashay oo Shabaab uu heystay Mudo.
Qoraal ay soo dhigeen Al-shabaab Bogga Twitterka oo ku qornaa Luqada Englishka ayaa waxaa Al-shabaab ku xaqiijiyeen iney iska Caawiyeen Ciidamada Weerarka ku soo qaaday
Shabaab waxaa uu qeexay In faransiiska uu ku fishilmay howlgalka Shabeelaha hoose ay ku soo qaadeen waxaana meesha ay ka saareen hadal ka soo yeeray Wasaarada Difaacada Faransiiska oo ahaa inuu dhintay Lahaystaha inta dagaalka uu socday.
Shabaab waxaa uu ku gaabsaday Iney dib ugu warbixin doonaan Mustaqbalka Maxbuus Dennis Allex dhawaan laakiin waxaa ay qireen inuu noolyahay.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...