DAAWO SAWIRRADA RA’IISUL WASAARE SAACID OO XAFIISKIISA KU QAABILAY LAHEYSTAYAAL SYRIAN AH.
Published on January 12, 2013 by admin · 3 Comments
Akhrisatay :2309
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi faarax Shirdoon Saacid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Laheystayaal Sadax ah oo u dhashay Syria.
Laheytayaashaan oo Mudo Labo Sano gacanta burcad badeeda ku jiray ayaa ka soo dagay garoonka Aadan cadde ee Muqdisho.
Cabdi Faarax Shirdoon ayaa sheegay iney ka xun yihiin dhibootooyinka lagula kacay Laheystayaashaan Mudadadii ay gacanta kooxaha burcad badeeda ay ku jireen.
Waxaa kale oo uu Ra’iisul wasaaraha U mahad celiyay maamulka Ximan iyo Xeeb oo qeyb weyn ka qaatay in Sadaxdaan ruux laga soo bixiyo gacanta kooxaha Burcad badeeda.
Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa daboolka ka qaaday in Mudada La heystayaashaan ay Muqdisho sii joogayaan in Amaankooda ay la wareegeyso dowlada.

February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
Budhcad badeeddii markay arkeen inaan waxba suuriyaan laga dul Qaadayn dalkoodiina uu burburay ayey ximan iyo xeeb is dhaheen magac iyo sumcad haka dhigato madaxwayne tiiceey hadduu run sheegaayo kuwo lacag lagu sugaayay reerkoodu hayaane haka soo siidaayo
Tiiceey madaxweyne ma aha , waa mooriyan weyn o qeengar ah , dul abaar ah o xitaa biyaha rafaad lagu helo ayu heysta , mana aha maamul goboleed e waa ” gang terotori” masaakiin duurka lagu heysto allah haka siidaayo moriyaanta ceebta soojiidaayo
somaali dhamaantood wey kufarxsan yihiin in dadka lasooqab qab sado oo’lacag lagu raadsado ee tuuq tuugdacayadeyn igadheh soomaali