Wednesday, April 23rd, 2014

Sirdoonka Denmark oo baadi goobaya Muwaadin u dhashay dalkeeda oo Al-qaacida ka tirsan .

Published on January 13, 2013 by   ·   No Comments Akhrisatay :2777

Sida ay qortay Wakaalada wararka ee AP,Hay’ada sirdoonka dalka Demmark ayaa sheegay in ay baadi goob ugu jiraan Morten Storm oo ah muwaadin u dhashay dalkaasi,kaasi oo lagu eedeeyay in uu ku biiryay Al-Qaa’ida islamarkaana dalal badan uu ka soo dagaalaamay Sida Soomaaliya iyo Yemen halkaasina tabar ku soo qaatay oo ku aadan dhanka dagaalka,sidaana waxay wakaalada AP, ka soo xiganeysaa Saraakiil ka tirsan Hay’adaha amaanka dalkaasi Denmark.
Morten Storm oo 37 jir ah ayaa Hay’ada sirdoonka dalka Denmark waxay ku eedeeyeen in uu safar uu ku tagay dalalka Soomaaliya iyo Yemen uu ku soo qaatay tababar ku aadan in uu qal qal giliyo amaanka dalka Denmarka, sida dowlada ay sheegtay,waxuuna haatan dib ugu laabtay gudaha dalka Denmar gaar ahaan caasimada Cobanhegan, halkaasi uu damacsan yahay in weeraro uu ka geysto sida warbixinta ka soo baxday Sirdoonka Denmark lagu sheegay.

Morten Storm ayaa lagu sheegay warbixinta in uu ka soo barbar dagaalamay ururka Al-shabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya,isagoona in mudo ah ku sugnaa Soomaaliya sida dowlada Denmarka ay shaacisay.

Wararka ayaa intaasi waxay ku darayaan in dowlada Denmark amar buuxa ku bixisay in la sameeyo baaritaano la doonayo in lagu soo qabto Muwaadinkaasi oo xariirka la leh sida lagu eedeeyay Al-shabaab.

Morten Storm ayaa horay waxaa la sheegay in uu ula shaqeeynayay CIA-da dalkaasi Denmar,isagoona markii in mudo ah ka shaqeeynayay CIA-da uu u safray dalka Yemen halkaasina uu ku bartay diinta islaamka sidaasina ugu biiray Al-Qaa’ida.

Waxuuna haatan sida Hay’adaha Amaaanka ay sheegeen isagoo tababar qabat dib ugu laabtay dalka Denmar oo laga yaabo in halkaasi uu qal qal ku abuuro,dowlada ay ka cabsi qabto in shaqsigaasi weeraro dalkeeda uu ka geysto.

Shabakada kala soo xidhiidh E-mail-kan: dhoobleynews@gmail.com

Ra'yigaaga oo Qoraal ah halkaan noogu soo dir:

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *

WARARKII HORE

news

Deg Deg: Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goordhow ka dhacay xabsiga Pangani oo ku yaalla nawaaxiga xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

April 23, 2014
waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay qarax weyn oo gaari laga soo buuxiya gudaha Station Pangani, Qaraxaan ka ...
NIK

Daawo Muqaal : Qaramada Midoobe oo Digniin Culus kasoo Saartey Dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho

April 23, 2014
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Dalka  Soomaaliya  Nicholas Kay ayaa ka digay in QM iyo diplomasiyiinta ...
Eastleigh

Daawo Muuqaal: Xaalada Soomaalida xaafada islii oo is badashay kadib Laba Tododaab oo si Xowli ah dadka loo raafayay.

April 23, 2014
waxaa magaalada maalmihii lasoo dhaafay ka socday baaritaano xowli ah kaas lagu baaraya falalka argigaxisada, howgalkaan ayaa lagu ...
som1

Dhageyso : Nin 69 jir Soomaali ah oo hooyadiina Tutsi tahay ku hadla Afsoomaaliga kuna nool Dalka Ruwandha

April 22, 2014
Xasan Xarbi Xuseen oo ah nin Soomaali ah balse hooyadii Tuutsi u dhalatay dalka Rwanda. Xasan Afka Soomaaliga wuu ...
duale

Daawo Xildhibaan Bare Ducaale Markale kuhadlay war somalidu Kenya kunool farxad u ah.

April 22, 2014
Xildhibaan Adan Bare DucaaleOo ka Mida Xildhibanada Barlamanaka wadanka Kenya Oo laga So doorto Magaalada gaarisa e gobolka ...
untitled

Raafkii Soomaalida oo weli ka socda Nairobi iyo Soomaali lagu wado in dib loogu celiyo Dalkooda

April 21, 2014
Dowladda Dalka Kenya ayaa waxay shaaca ka qaaday in ku dhawaad 100 Ruux oo u badan Soomaali in ...
wa

Daawo : Wiil yar oo badbaaday kadib markii uu 5 sacadood ku jiray lugaha diyaarad hawada maraysa

April 21, 2014
Wiil 16 sano jir ah ayaa nabad tegay kaddib markii uu hoosta ka  galay lugaha  diyaarad hawada ku ...
yus

Dhageyso : Xildhibaan Yusuf Xasan oo si adag uga hadlay howlgalka Xaafada Islii.

April 19, 2014
Iyadoo ku dhawaad saddex isbuuc uu socda howl-galka ka socda xaafadda islii ee magaalada Nairobi ayaa maalmo ka ...
KENY

Dhageyso : Dowlada Kenya oo Qaxooti Soomaali ah dib ugu celisay Xeryahay Qaxootiga

April 19, 2014
Dowladda Kenya ayaa kooxdii ugu horeysay oo qaxooti ah dib ugu celisay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma. Ilaa ...
dhacdo

Daawo Muuqaal Naxdiin leh: Wiil Hooyadiis Mindi Ku dilay Danmark iyo Sida Wax u Dhaceen

April 18, 2014
Dhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Denmark ka dib markii uu ...