Daawo Muqaalka Oo ah Tartanka Quruxda Dumarka Oo lagu Qabtay Magaalada JigJiga.
Published on January 13, 2013 by admin · 8 Comments
Akhrisatay :21833
Tartankan quruxda dumarka oo lagu qabtay magaalada madaxda Jigjiga. tartankaan ayaa lasheegay inay kaqeyb qaateen 19 gabdhood.
tartankan ayaa lasheegay inay soo abaabuleen ururka samafalka somalida ee dalka itoobiya. waxaa isku soo daba riday barnaamijkan Guddoomiyaha isku xirka socdaalka iyo dalxiiska somalida ee dalka itoobiya Mudane cadeeq Maxamed Yusuf.
ula jeedka loo qabtay tartanka ayaa wuxu ahaa kamira dhalinta hadafkii raisal wasaarihii dhintay Males Zanawi ee dalka itoobiya.
tartanka ayuu ahaa kii ugu horeeyay oo laqabto sanadkaan inkastoo dad badini uu soo jiitay.

May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
War Illahay ka baqa oo waxaan ka daaya Meesha, Gabadhahana haloo duceeyo in ILLAHAY soo hanuuniyo.
Waw caadi ma ahaan. Aniga horta si gaar ah ayay iitaaban haysa dhoola tuska habla haan maxa yeelay inan aan horey ukalatagney aya kadhax muuqata kkkkkkk lkn manta wayba iso jidatay quruxdeeda my X muudsi kkkkkkkkkkkkkk.
Madax weyne iley waxu san usameyhayo waxu raba inu kadoorto midey ishiisu qabato ama quruxdabadan lkn balo waxey dhici hadii muudsigayga ay shaqaba ugu dhacdo markas aniga iyo madaxweynah wanala garanwayi wan iskudarsameyna cml kkkkkk masaaraco.com next week ayana kuso adanahay jigjiga
War Waxaan meesha ha soo galinin mar dambe
Qurbahaan la yaabanayn Ogaden maa halkaa
Marayo wallaahi suur gadoonki baa dhawaaday
War Allah ka baqa oo naagahan qaawan iska
Daaya. Ina Illey ma Waxaas buu keenay haddana
Wallee goorta lagu qaban ma dheera!!!!!
ILAAH KA CABSADA REER JIGJIGOOW WAXAA WAXA DIINTIINA LAGU DULMINAAYO COORADIINA ASTURTA
Gabar la qaawiyo qurux ma noqotee ilaah halaga baqo.raga dabaqoodhiga ah ee gabdhaheena jirkoods qurxoon waji aga raadsanaya itopiyanka huurada leh maalin ayuu ALLAH kula xisaabtami doona a.
xamaro- city sxb gabadha someydan kalle tagin wa maxey maysrku kkkk wa garta wayo nin qurba cidlo aha kudhintay bad tahay kk sxb jigjiga nogu imo kuwa kalan ku haynaye. nas iyad aniga wahore biya biyeystaye
xamaro- city sxb gabadha someydan kalle tagin wa maxey maysrku kkkk wa garta wayo nin qurba cidlo aha kudhintay bad tahay kk sxb jigjiga nogu imo kuwa kalan ku haynaye. tas iyada aniga wahore biya biyeystaye