Madaxweynaha Mareykanka oo sheegay inay ku lug lahaayeen weerarkii Faransiiska ee Buulo…
Published on January 14, 2013 by admin · No Comments
Akhrisatay :2313
Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa shaaca ka qaaday in weerarka guuldareystay ee Faransiiska uu ku soo qaaday Soomaaliya dowladiisa ay ka gacansiisay ciidamada Faransiiska.
Brack Obama ayaa sheegay in ciidamo Mareykan ah qeyb ka ahaayeen howlgalkii lagu soo qaaday Soomaaliya.
“Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa si aan shaacsaneyn ku galay hawada Soomaliya si ay u taageeraan howlgalka fashilmay,hadii loo baahnaa diyaaradahan wax hub ah ay rideen ma jirin inta howlgalka uu socday”Obama ayaa sidaa sheegay.
Sidoo Kale Obaama ayaa hoosta ka xariiqay in kaliya ciidamadiisa ay Faransiika ka caabiyeen dhanka farsamada ee lagu weeraray xarunta Al-Shabaab maalintii jimcada ahayd ee Buulo Mareer.
Madaxweynaha Mareykanka oo ku dheeraaday ka hadalkii howlgalkii Soomaaliya ayaa warqad qoraal ah waxuu u gudbiyay sharci dejiyaasha dalkaasi si u fuliyaan codsiga Obama uu ku doonayo awoodiisa uu ku balaariyo dagaalka ka jiro Soomaaliya iyo caalamka intiisa kale.
Ugu danbeyntii Madaxweynaha Mareykanka ayaa hadalkiisa qoraalka ah ku soo gabagabeeyay in dagaalka Soomaaliya Faransiiska ay ku soo qaadeen si toos ah kaga qeyb qaateen dagaalika lagu doonayay in lagu furto muwaadin u dhashay dalka Faransiiska.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...