Wednesday, May 22nd, 2013

Wabiga Shabeele oo fatahaad ka geestay deegaano ka tirsan G/Sh/dhexe.

Published on January 14, 2013 by   ·   No Comments Akhrisatay :2309

Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu wabiga Shabeele kusoo fatahay deegaan hoostaga Degmada Balcad ee Gobalkaasi.

Xaaji Cali Cumar Wehliye oo kamid ah odayaasha deegaanka ayaa usheegay Dhoobleey.com ee Magaalada Muqdisho in fatahaada wabiga uu khasaaro kala duwan uu ka geestay deegaanka Buulo xaaji oo uu kusoo fatahay.

Wuxuu sheegay in fatahaada wabiga uu sameeyay khasaaro kala duwan uu ugu geestay beeraha iyo sidoo kale guryo badan oo ku yaala deegaankaasi sidoo kalena uusan jirin khasaaro dhimasho ah oo ka dhashay.

Xaalada dadka deegaanka Buulo Xaaji ay ku nool yihiin ayuu sheegay inay tahay mid liidato islamarkaana aysan haysan nolol wanaagsan isaga oo intaasi hadalkiisa ku daray in guryaha ay ku hooyan lahaayeen xitaa uu wabiga saameyn ballaaran uu ku yeeshay.

Wabiga Shabeele ayaa marmarka qaarkood wuxuu fatahaad ka geestaa deegaano ka tirsan Gobalada uu maro halkaasi oo khasaaro kala duwan ay kasoo gaarta shacabka ku nool goobahaasi.

Readers Comments (0)



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...