Thursday, May 23rd, 2013

Daawo Heestii Sir Jacayl Oo dhalinta Soomaliyeed ay Kaheleen & Wacdarihii Mahad Indho Deero.

Published on January 17, 2013 by   ·   1 Comment Akhrisatay :22585

Fanaanka codka baxsan ee sida weyn loo xiiseeyo Mahad Indho Deero ayaa soo saaray hees aad u macaan badan oo dhalin badan ay la dhaceen lana yiraahdo SIR JACEYL. Midhaha ama erayada, laxanka iyo musiga heestani Sir Jacayl waa kuwo hadii aad yara milicsato aad is dhahaysaba miyaa laysugu tala galay ama miyaa laysla raad saday.

Heestani Sir Jacay waxay ka turjumaysaa dareena caashaqa iyo xadigiisa waana mid ku salaysan xaqiiqada jirta ee dareenka caashaqu uu leeyahay.

Jacaylku waa farxaha iyo nolosha aduunka xiliyada qaarna waa murugada iyo dhibaatada aduunka oo idil waxaadna xiliyada qaar maraysaa dhibaato aysan cidi kula ogayn oo xataa yaraan taadii aadan wali marin. Hadaba waa bahda Saafifilms.com oo idin leh daawasho wacan heestani Sir Jacayl.

hes

Readers Comments (1)

  1. Rumiin xaaji says:

    Asc dhamaan walaalaha muslimiinta eh runtii waa ayandaro inaan isku baraarujino waxaan allaah raalika,ahen ayadoo awjiro kitaabkii alle iyo axaadiistii rasuulkeena scw waaqiima dhac iyo sharaf xumo iyo iimaankii oo naga yaraaday awged waxadse ogtihiin in waqtigii khilaafada cumar ow haayay allaah hakaraali noqdee inow uyimid nin yahuudi ahaay kuna yiri cumarow haday aayad kitaabkiina kujirto ay kitaabkeena kujiri laheed maalintaas ay soodagtay waan ufesteen laheen oo maalin ciideed ayaan kadhigi laheen cumar waxow yiri waa aayade yahuudigii waxow akhriyay aayadaan(alyowma akmaltu lakum diinukum) waxow yiri waa aayadaas cumar waxow yiri anaka ayaa kaajecel oo kaaga aqonbadan diinteena ee nadhaaf marka maxaan isusharaf dilayna anakoo qiimahaas iyo sharaftaas allaah nasiiyay marka aad ayaan unasiib badan nahay ee walaalayaal iskadaaya waxaan ay umadu kufasahaadayso oo kuwaaniya dadka wax allaah raali kayahay waxaana idinleeyahay asc wr wb.



*

WARARKII HORE

Dowlada Ethiopia oo maanta War cusub ka soo saartay Ciidamadeeda ka Jooga Dalka Soomaaliya Iyo Maamulka Jubbaland taageerayso.

May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...