Monday, May 20th, 2013

Daawo Sawirada:Gaari Nuuciisa aan Horey loo arag Rasaasta iyo Miinadana aysan karin laguna noolaan karo oo la keenay.

Published on January 24, 2013 by   ·   6 Comments Akhrisatay :21241

Shirkada Farsamaysa gaadiidka ee Toyota oo ah shirkada ugu wayn dalka Japan, kana mid ah kuwa loogu iibsiga badan yahay gaadiidka ay sameeyaan ayaa shalayu oo sabti aheed soo bandhigtay gaadhi cusub oo kuwa raaxada ah isla markaana difaaciisu u dhamays tiran yahay.

Gaadhigan oo Shirkadu ugu magac dartay (SUV), waa gaadhi gaashaaman oo anay karayn xabada, garnaylada iyo miinooyinka dhulka lagu aaso sida ay sheegeen injineerada shirkada Toyota, sidoo kale gaadhigan ayaa leh qayb qofka ama dadka saaran haddii ay dhibaato soo waajahdo ay ku noolaan karaan ilaa inta looga soo gurmanayo.

Sida lagu cadeeyay bayaan ay shirkada Toyota soo saartay waxa uu gaadhigani leeyahay talaagad wax kasta oo daruuri ah qofku ku ridan karo, waxa kale oo uu leeyahay kuraas sida sariirta oo kale isku badalaya, shaashad uu kala socon karo dunida iyo qalabyo kale oo ay ku jiraan Tablet-yo uu ka isticmaali karo internet-ka.

Waxa kale oo uu gaadhigani leeyahay qaybo ku xidhan satellite-ka oo lagula socon karo meesha uu ku sugan yahay, looguna gurman karo haddii cilad ama dhibaato amaba weerar haleelo cid kasta oo wadata, qiimaha gaadhigan ayaa lagu sheegay inuu dhan yahay oo la siinayo boqol kun oo giniga Istar liinka ah.

01 02 03 04

Readers Comments (6)

  1. abdi says:

    waxaan layaabanahay odoyaasha hawiye ee wax walba in ay kahadlaan sikudeyayo,maxaa kagalay jubbooyinka iyo gedo,mawaxa ay moodeen,wixii ay bililiqaysteen,ee hanti ahaa ee soomaaliyeed,in haddana dhulka aybililiqaysan karaan,waxaa kale daarood isgaa isjebiyey ee hawiye daarood kama adkaan,ina cumar jees iyo moorgan iyo barahiiraale,kuwaas haddaad mooddeen in daarood,ay hor fadhiyaa way u dhammaatay kuwaas iyo wixii lamid ah,xilli daarood wuxuu kujiraa uu xisaabtamo,wixii dhacay soomaaliya iyo sababta ay u dhaceen,haddiiba aad moodaysaan inaan dadka wax ogayn sixunbaad u fekeraysaan ee dadka kii shalay ma,aha

    • Lax Cune kabtana gashte says:

      Arya mesha gaari baanu soo daawasho raadsane waxaan aad aqrineyso ma futadaada miyaad kala soo baxday? war waxaan eega qabiilka lafaha iyo dabada ka galay wuxuu lasoo shir tahay hawiye iyo daarood ! hawiye iyo daaroodba anigaa ku niikiyo habeen iyo maalin adigana kabta aanku cunsiin lahay… jaahil aan cilmi haysan aya ku xisaabtamo qabiil ileen si kale nolashiisa wax ku heli maayo oo mesha kuma haysto cilmi shaqo lagu raadsado…. waxey keliya usoo futo kuusan yihin waa inay magaca qabiilka difaacan ummaddana iska hor keenan… talo =>=>=> Somalinimo wax aadku wayso walaahi innaadan qabiil ku heli doonin

  2. Rumiin xaaji says:

    Fiiri adiga hawiye miyaa caano kaadaadiyay mase ciil ayaad u qabtaa baraamishka maba kusaabsana,arintaase mawaxaase layaabtay waxqabadka hawiye maasha,allaah dheh walaal hawiye la,aantiis waaba abaare.

  3. hawiye says:

    Gaarigan hadii uu miinada iyo rasasta difaacaayo alshabab aya u baahan , gaarigan waa cajib lkn malakumod macelin karo

  4. buulo xaawo says:

    sxb run ayaad sheegtey.Hada waxaa fiican laga digtoonaado tiihore. Hada ma run kismayo ayaa boolis xamar looga keenin? haddii taasu jirto dadkum ma aamin sana federal maxaa yeelay Polce waxuu hooos yimaadaa dawlad hooseedka. markaas haddii ay kismayo aqbasho waa jab ku yimid Jubbalad. Talo waan masuuliintu ayeysan marna aqblin arinta xamar laga sheegayo.jawaabtu waa booliska waxaa laga qorayaa xamar ee soo qalabeeya,iyo mushaarna siiya.caalamka xortaha booliska waxaa la gadhigaa dadka deegaanka.

  5. correction to above writing says:

    police waxaa laga qorayaa kismaayo



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...