Thursday, May 23rd, 2013

Maxa Sababi kara in Xiriirkooda Kala Jarmo Laba Isjecel…?

Published on January 25, 2013 by   ·   3 Comments Akhrisatay :2694

Qofkasta ee inaga mid wuxuu ku dadaalaa sidii uu xiriirka kala dhexeeya qof kale uu unoqon lahaa mid hana qaada oo hirgala, ma jiro qof jecel in xiriirka uula leeyahay qofka kale in uu noqdo mid aan wax tar laheen, si uu unoqdo xiriirka labada qof mid hirgala kuna dhisan jawi wada noolaasho waxaa haboon labada qof xiriirka isla leh in aysan qodobadaan hoos ku qoran isku soo hadal qaadin.

1. Adiga oo buun buuniya waxyaabaha aan micno laheen

Haka dhigin wax yaabo yaryar in aad buunbuuniso, hana soo hadal qaadin, kuma haboona xiriirka, masalan hadii uu kaa soo daaho qofka xiriirka aad la leedahay 5 daqiiqo ha ka dhigin wax wayn, ha oran markasta ayaa sidaa sameesaa, wax yaabaha yaryarka ee mudneen i la xuso iska ilow kuna badalo wax yaaba kale sida adiga dhoola cadeeya, hadii ay jiraan xitaa wax yaaba adiga ku farxad galin si caqliyeesan ugu sheek adiga oo aan buunbuunin.

2. Adiga oo markasta eeda saara

Qalad kasta oo dhaca ha yaraado ama ha waynaado haku fuduudaan in aad isla markiiba xukmiso isku day in aad si dagan u xalido, hana ku oran qofka in aad ku dhahdo waan ogaa in aad sameeneeso qaladkaa iyo wax yaabahaan way kaa suuroobaan, isku tax luuji in aadan dhaawicin qalbiga lamaanahaaga, eedana iyo tuhunka ka daa umuuji niyad wanaag.

3. Adiga oo baara qaladaadkii hore

Qaladkii dhacay wuu dhacay mana soo laabanayo, ha noqon qof markasta wixii tagay dib usoo nooleeya, waana wax yaabaha ugu badan ee labada qof kala dila ama muran dhex dhiga noloshooda, xiriirka ayaa noqonaya mid caqabado leh, waxaa haboon in aadan soo faagin boogi hore, u iloow qaladaadkii hore kana fikir sidii markale aysan u dhici laheen qaladaad inkastoo la yahay bini aadam hadane waa laga maarmaaan nolosha isku tanaasul iyo isku sabar.

Readers Comments (3)

  1. Rumiin xaaji says:

    Asc waarunoo waxaa fiican inleesu samro oo wixii dhacay lagatago horayna waxaa looyiri hadal tagay tiigsimo malahan hadii labada isjecel ay,is,aaminaan wax qalad,eh ma,imaanayo qadarta rabina waagooni lkn zamankaan umadu way.is,aamini waysay waana imaanka oo naguyaraaday ee aan allaah unoqono dhamaanteen waana mahadsantihiin wabillaahi towfiiq.

  2. Nafiso xaaji says:

    Waa arin sax ah

  3. Xasan says:

    Asw walal waa arin sax ah ilaaxad waxayna u noqon akhrista yaasha wax jecel in ayku waxqaataan wayna anfic ruuunti



*

WARARKII HORE

Dowlada Ethiopia oo maanta War cusub ka soo saartay Ciidamadeeda ka Jooga Dalka Soomaaliya Iyo Maamulka Jubbaland taageerayso.

May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...