AL-SHABAAB OO SHEEGTAY MASUULIYADA QARAXII MADAXTOOYADA.
Published on January 29, 2013 by admin · No Comments
Akhrisatay :286

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada Qaraxii saakay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxaysa Xafiiska Ra’iisul Wasaare Shirdoon iyo Safaarada Itoobiya.
War qoraal ah oo shabaab uu soo saaray ayaa waxaa uu ku cadeeyay in rag ka tirsan iyaga ay fuliyeen qaraxa Ismiidaamin lagana gaaray hadafkkii laga lahaa.
Shabaab ayaa sheegay qaraxa maanta ka dhacay Madaxtooyada iney ku dileen 7 Sarkaal oo ka tirsan Dowlada waxaana ku jiray ayey qeexeen Sadax Ruux oo Shabaab xili hore bartilmaameed u ahaa waa sida ay warka u dhigeen .
Madaxda Xukuumada Soomaaliya oo qaraxa ka hadlayna waxaa ay sheegeen iney fishiliyeen .
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...