Tuesday, May 21st, 2013

Magaca Iyo Sawirada Ruuxii Maanta Isqarxiyay oo Lahelay.

Published on January 29, 2013 by   ·   1 Comment Akhrisatay :2615

warbaahinta  oo xariiro kala duwan la sameesay Saraakiisha Nabad Sugida iyo kuwa Booliiska ayaa ugu suurto gashay in ee soo hesho magaca iyo Sawirka ninkii maanta fuliyay Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia gaar ahaan agagaarka halka ee ku taal Safaarada Itoobiya.

Qaliif Axmed Ereg oo ah Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Ninkan uu katirsanaa Al-Shabaab 14-kii Bishan Janaayana uu iska soo dhiibay Degmada Wanlaweyn isaga oo watay Qori AK-47 iyo Bistoolad.

Taliyaha waxa uu xusay in Ninkan uusan katirsaneen Hay’ada Nabad Sugida walina ee ku wadeen baaritaano xaqiijin ah waxa uu ahaa balse uu Maanta isku qarxiyay qeyb kamid ah Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.

Ninkan Maanta is qarxiyay ayaa Magaciisa waxaa lagu sheegay Cali Cabdi Xareed Maalin kana mid ahaa Dagaalyahanadii Al-Shabaab balse markii dambe isku soo dhiibay Ciidanka Dowlada ee Gobolka Sh/Hoose loona soo gudbiyay Magaalada Muqdisho uu maanta ka fuliyay weerarkan fashilmay.

02 03 04 05

Readers Comments (1)

  1. ALI says:

    DHOOBLEEY RLEASE WAXANOO KALE HASOO GELININA,QALBIGAA NA QARXAYE



*

WARARKII HORE

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
66

Taliska ciidanka AMISOM ee Jubbooyinka oo ka hadlay ammaanka Kismaayo.{Dadka Reer Jubbaland Waa mid }

February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...