Ma Ahi Sharmuuto Laakiin Waan Is Celin Waayay Kadib Wiil Aan Saxibo Nahay Ayaan Ka Dalbaday Kamirada(Qiso Dhab Ah Oo Xanuun Badah).
Published on January 30, 2013 by cade · 32 Comments
Akhrisatay :24160
Mar aan warbixin ku saabsan galmada aan ka aqriyay mid ka mid ah website yada soomaalida ayaan is celin waayay kabacdi wiil aan saxibo nahay ayaan ka dalbaday kamirada habeenkii dhan halkaas ayaan ku heynay macaanka iyo macaanto iyo waxyaaba kale oo aan jecleen in aan halkaan ka sheego marka habeenkii saas ayaan ku kala tagnay.
Habeenkii ku xigtay waxaan arkay isagoo i leh Macaanto noo shid kamirada.
Laakiin aniga waan ka diiday waxaana ku dhahay aboowe waa danbi ee naga dhaaf danbi intii xalay ilaah hanoogu ekeeyo intaas markii aan dhahay ayuu igu dhahay “abaayo xalay amarkaada waan qaatay oo waan bashaalnay caawane amar keyga qaado ee noo soo dalab kamirada hadii kale shekadeenii xalay waan qarxinaa” .
markaas ayaan ku dhahay aboowe maxaad qarxinaysaa shekadaas xalay ayay aheed waana lasoo dhaafay intaas markii aan ku dhahay ayuu qosol la dhacyay kkkkkk oo lasoo booday xalay oo dhan documinti ayaan kaa diyaarinayay ee fiiri yaah sawirka aan soo saari doono, intaas markii ay afkiisa ka soo baxday ayaan mar qura niyada qalaw iiga soo dhahday in uu xalay dhan wixii aad sameyneyseenuu duubaayay waan naxay walaahi walaal.
intaas kadib sawir aan qaawanahay ayuu soo saartay shaashada msnka ane waxaan la dhacay naxdin iyo qeylo waxaan la soo booday waryaa maxaad sameysay xalay masaas ayaad ii galaysaa miyaada aheen wiil walaal key ah oo i jecel waryaa ka daji sawirka meesha iyo hadalo kale oo aan inta aan ku sheegi karin oo badan intaas markii ay afkeyga ka baxday wiilkii waa dajiyay sawirkii kabacdi maxaa dhacay? sawirkii mid ka sii daran ayuu soo saaray oo leeyahay nayaa kamirada madalabtaa ama sawiradaan waxaan soo galshaa alaada internetka.
naxdin ayaan ladhacay taleefanka gacanta uu watay ayaan durbadiiba ka wacay isagoo isla markiiba iga qabtay waaan ku barooortay waan ku calaacalay laakiin wuxuu iigu jawaabay wax niyadeyda dilay.
inta badan asxaabteyda wanaaga igu yaqaanay markii ay arkan Sawiradaas si fudud maku aqbalayaan inaaan aniga ahay laakiin xaqiiqda waxay tahay ma ahi sharmuuto lkn waan is celin waayay kadib markii aan aqriyay website-yada qaar ee ka hadla arimaha bulshada siiba kuwa galmada sharciga ka hadla
Xaaladayda Waa Sidaasi Waxaan Ka Codsanayaa Dhoobleey.com In Bulshada Ay iigu Bandhigto Si Ay Talo ii siiyaan Maxaan sameeyaa
Fiiro Gaar ah Hadii aad Gabdhaasi Talo siinayso Ku Soo Hagaaji
absom2@live.com
May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
ascww. salaam ka dib waxaan gabadhaa soomaaliyeed kula talin lahaa, in ay ilaahay u toobo keento oo ay arintaa dhacday ee lagu khiyaamay shaydhaankana kaga faa’iidaystay la kiin sida ka muuqato ay ka qoomamaynayso handadaad lagu handado sawiradaa ay sheegayso in aysan u samayn danbi ka siiwayn kii ay gashay oo ilaa iyo ebed ah kuna wayso akhiradeeda iyo aduunka labadaba toobad keenkana waa wax furan. wiilka soomaliyeed ee gabadha soomaaliyeed khiyaamadeeyay waxaan lee yahay ilaah ka cabso oo sawiradaa gabadhaa walaashaa ah gub oo ha soo bandhigin adigana ilaah u toobad keen oo ha ku noqon waxa aad ku samaysay gabadhaa walaashaa oo kale ah hadaad yeeli waydo ogow in walaasha ama gabadhaada ama xaaskaaga ama hooyadaa mid un ay qabsan doonto waxa aad samayso oo xun,hadaba saaxib in uu ilaahay ceebtada asturo astur gabadhaa walaashaa ah ee aad khiyaamadaysay hadii kale filo in aad akhiro iyo aduunyo waa kugu dhici doonto marka sxb.ilaah subxana watacaalaa u noqo
Abaayo aad ayaa ugu xumahay waxa kugu dhacay . Ee sida aan kugula talin lahaa waxey tahay hadii aad xataa qalad gashay hadasane wiilka uu sawiro kaa qaaday waxa jeclaan laha inaad ka dajiso sawirkaas meesha saaran hadii aad tahay hana ku muujin waxa kugu dhacay intwrnetka ilaahey,talo saaro ee ka tooba keen . Teeda kale wiilka sidaa sameeyeyna waa qof wax garan oo jahil ah lkn hadii uu kaa hayo sawiro more ah oo kale usheeg inaad ilaah tala saaraneyso oo aadan wax,ka,qaban.karin waxa uu sameenaayo hadane hadii aad walaalo leedahay usheeg walaalaada si eey ula kulmaan wilkaas ee kasoo qaadaan waxa uu kaa,hayo sawiro ah fadlan fikrad kalena waa kuu,hayaaa lkn waan kuusoo update gareynayaa abayo mar labaad,iyo nar,sedaxaad,aad,ayaa,ugu,xumahaya,waxa,kugu dhacay.
Gabadha walaashen marka hore waan ka xumahay dhibaatada ku dhacday marka xiga waxaan kula talinayaa in aysan dib danbe u sameen arintaan oo kale ayadda oo is leh yuusan faafinin ee amaradiisa yeel wiilkana waxaan ka codsanayaa in uu gabadha waliish ah marna xariirka kala dhexen jiray uu u ceeb asturo dhamaan Gabdhaha somaliyedna haka tusaala qaataan gabadhaa walaashood ah talaaadaydu waaa intaas haddi aan qalday cafwan
asc walaalayaal aniga waxaan fakar ahan leeyahay gabadha marka koobaad kaama yeelin sharmuuta ma ihi lkn waan isceliwaayay miyaadan ogeyn in uu ninka ninkaaga aheen in uu sharmuuta nima kaaga dhamaaday abaaya waxaan kudhaha ma aqaana ee alle hakuu saqira midka sida kugu sameyayna waxan leeyahay alle caabtaada waa asturay lkn adaa banaanka keena waxana tahay zaanig nimada nin raba in uu kaganacsada soomaalidana adoo kala waxey dhahdaa gawaad inta hada aragtay waxa aad gabadha ku sameeysay ayaa malinta yoowmul qiyaama maxkada alle kula imaan doonta insha allah gabadhana iska sabar hada kadanbana ha unoqon oo toowbad keen waa furan tahaye
sorry abaayo wixii ku so maray ka meyro hada iyo kadib ka fey jignoow illahay ceybaha ha asturo waxan ka xumahay gabar somaliyeed in sisaas loo galo oo waliba wiil somali isku shegaya inu sidas u galo waa ayan daro wiilasha somaliyeed u soo hoyatay boli sanna abaayo
Inaalilihi waa yaab waxa inanta helay ee marka hore Alle danbidhaaf ha warsato sida ii muuqato waxay aad ooga murugtay sawirka ee aakhiradeeda marka hore hahagaajisato oo dib yaysan oogu laabanin dambigii oo kale wax tagay tiigsimaad malhee.
Su aal ayaan weydiinayaa gabadha dhobley .comey su aashu waxeytahay adigu hadii aad iscalin weysay ma in aad sinaraadsataa ama waa in aadraadsato guur xalal ah oo mustaqbalkaaga anfacaayo ama waxaadraad saneysaa sino walal waxankuleeyahay markii hore ayaad aheen gabar dhowrsan ee alle sinada oo gabaq oo guur xalala ah guurso kan waxaaskugu sameeyayna waa saani alle faacisho wanaak utusay ee alle kabalan qaad in aaddib oogunoqoneynin
AC
WALAAL WAXAN KUGULATALINLAHAA WADQALDANTAY
MARLABAD HAQALDAMIN MAIDKALE NINKAS
HADU KUGURSAN KARO KADALBO IN UUKUGUURSADO
HADIIKALE CEEBTA ADUUNKU WAXBA MA AH TAN
AAKHIRO AYAA DARANE ILAHAA UTOBAD KEEN
HANA UNOQONIN WAXAS OOKALE ILAHANA BARI
IN CEBTAADA ASTURO WANAD HELI NINFIICAN
UUKUUQALMA WAHADAAD RABIGAA DHAB UGA BAQDO
UNA TOBAD KEENTO WAXAN KUDARILAHAA INTAAS
ISKAGATAK MESHA ARINKAASI KADHACAY
WABILAHI TOWFIIQ ILAHA HAINOGARGAARO
asc walaal markii hore waxa aad la ahayd saaxiib marka saaxiib muxuu yahay ma diinta islaamka ayaa banaysay ma gaal ayaad tahay mise muslim waa abaalkaa waa kugu sax
asc artidayda waxaytahay? maxakuqaawiyay camirada horteeda maxad balantii hugabaxday sa maxa zinada inad samayso ubalanqaaday talada alah subxaanahu watacalaa udhiibo sunotuko isdeji isha alah wadliibanidonta lakin alah kabalan qaad inadan kuqoandonin ee gurso xarig xalal ah
baareey alle ka yaab
Asc waxaad samaysaa kahaajir mesha aad jogtit waxadna adaa dhulkale waxaana kafican in culimada weydisid arintada
Asw walal waa arin aad ufool xun oo khiyamo ah ruunti talana waa lagusin karaa talada aan kasiinkaro halkan waa samir waynah jiraan talooyin kale lnk sikhas ah in aankusiyaa fiicnaan lahad
A.c.wMarka hore illahay ulaabo kadib dharkad dhigatey wa macsi iyo sino ad gashay wayo ninkad murayada ka aragtey hadu ku agjogi laha xaladinu way xuman lahayd ,marka sowj fican ilahay ka bari noloshaduna ha noqoto mid dinta ku saleysan a.c.w
asc walalaayaal gabadhaas waxaan kula talin lahaa inay u toobad keento illahay abuuray ee ifka u so saray ee siiyay lixda laxaad ay waxaa ku samaysay inikoo ku mahadsan howsha aad noo so bandhigteen bahda dhoobley
kkkkk waa wax lala yabo
Zalaaan , Bahda webka , aad ayaad ugu mahadsan tihiin, in aad soo gudbisaan dhibaatada ku dhacday gabarta. Waa wax aad looga naxo. Hadii aad haysan gabarta mobile ama e mail, ii soo sheega anniga aa ka caawinaaya in ninkaan sidaan u galay ay Maxkamad Caalami ah horkeen doona. Waa hadii ay gabarta ogoshahay
Horta anigu ma rumeysni waxaan ay dhahaan arimaha bulshada e lasoqor lkn hadiiba ay jirto waxaan ku odhan lahaa ninkaas mar 2aad casuumad usamee una dhamaystir dil cml. Adiguna allahi ku abuurtay unoqo cibaado dheerad ah samee. Midakale dhakhso u guurso inan dab kulul ayad tahaye kkkkkkkkkkk. Si ayna mar dambe udhicin inad muudsi uyeedhato kkkkkkkkkkk. Hana ilaawin hadii lagu naco hargeysa somaliland waxa kuyal huteel muudsiga ufuran. Ciwaan kisuna wa. www. xxx_hargeys. Muudsi.com
Walaal qof aan xumaan mise gaf aan ku dhicin majiro aduunga laakin waxaa tadka ugu fiican qofka toobad keeno Alle u laabto. balse waxaa kuu haaya si aad ku qarin karto ceebti mise fool xumada kugu soo fool leh waa very simple qaweeyso adiga oo niyeesanaya inaad rabigaaga calaa awgii u qaweysanaya salaada 2 rak-co ah dugo Alle hordhig xaajada aad qabto sadaqo la bax shilin mise labo shilin Alle wuxuu kaaga difaaci wax walba oo kugu soo socdo intaas ka bacdi wiilka waxba ha eeden qaladka adigaa lahaa taasna waa inaad qirtid hadaad taqaan meesha laga helo laxiriir masaajidka kugu dhow usheek imaamka weydiiso haduu la xiriiri karo wiilka waalidkii mise isagaba, nin walbo gabar baa ladhalatay mise hawaryar u ah waa in la xasuusiyo wiilka haduu wiilkan dagan yahay london aniga ilala soo xariir waxaa isku dayaaya inaa ku caawiyo inshallah
Runtii waxaad samaysay qalad amad dambi sidaa darteed dambiga aadgashay waxaa kula qaybsanaya website. ka kafaalooda waxyaalaha dhaqanka islaamka aanan ku jirin inn laga faaloodo kuwaas ayaa iskaleh dambiga kii kaa duubayna walaashii ayaa lagaduubi doonaa er alle ku sii daa dacwadna waykuu ffuruntahay
Alle cafidan waydiso ayan oran laha aniga. Wajikadana aad ayu u muqdaa raga si ku aqbalan way adkanidonta.
walaalay wax walbo way dhacaan haduu kaadiiday wax xal ah waxaan filaayaa waa wacel markii hore xaaraan ku dhashay ayuu ahaa hadii aad awoodi soo bandhig sawir kiisa iyo meeshuu ku dhool yahay waxaan kuu balan qaadayaa jaawaab deg deg oo qeer iyo qasaaro
Asc salan kadib.
Shekadan wa baro bagaan been ah waana waxbo kama jiraan waayo ruux kuu galmoo nayo ama kuraxeynayo siduu sawiro kaga qadayaa.
Waa macquul qofkale labadiina video inuu idinka qaado
ama sawiro
a . s. .c waxaan kula talinlahaa alle u toobad keen kana fogoow dhamaan waxii xun oodhan kuna dadaal wanaaga dadkana u samo fal xumaal ruuxkale hasheegin
Somalidu waxay ku mahmahda ri walba shilalkay is dhigta lagu qala. Lakin ducumiti adag aya laga qaaday naagina nin qaayay kama qusaato hadad horay bikra u ahayd weye hadi aadan bikra ahayna calacalka da waxaad ahayd ceel laga wada cabo ninku waa kuwi hore kale sawirku ladheeryahay iga dhe dhila fashilantay anu wax tala kuma haye waxaan dhihi laha ka barbari inu kuguusado ood waliba raali galin karto isagu waxba manoqonin lakin qofka wasani waa adi ka sawirani wa adi ka sirtisa iyo silkisu darbiga kudhagan yahay waa adi wax kasto oo kugu gursan karto isku day ninkas hadad rajo iska damacsantahay
WAXAXAAN KUULA TALIN LAHAA, SHARMUUTO ISKA NOQO WAAYO WAAD QARAXSANTAHAY.HEESBAA WAXAY ORANEYSAY HAYE FUDUD MARKI AAN LAHAA HAYEH KKKK HAYEH KKKKK HAYEH,HUBSIINADU HABOONEYD.MAXAAD WIIL U HOR FADHIISATAY MIYADAN OGEYN INAY XAARAAN TAHAY,MAXAASE KUMBUTERKA KUGU KALIFAY INAAD WIIL KALA HADASHO,WIILKASE AXSAAN MIYUU KUU SAMAYNAYAA ILEEN ADAA KUMBUTER USOO GALAYE.TAN KALE HADII AAD KACSATAY MAXAAD BIYO KULUL UGU SHUBI WEYDAY AMA AAD U SOOMI WEYDAY,AMA CAANO DHANAAN U CABI WEYDAY.GUNAANAG LAXBA MEESHEY IS DHIGTAA LAGU QALAA.
Asc wr wb waxaan ahay C/khadar waxaan gabadhaas kula talinayaa…..inay gabadha poliska ku dacweyso ninka sawirada ka qaadey iyaga ayaana meel kasta ka saari karaya …….
waxaan kuula talin lahaa sharmuuto iska noqo maadama aad qaraxsantahay.maxaa kumbutar iyo camero ku hor fadhisiyey,maxaad wiil ama qof xaaran kaa ah ula kalaamaysaa,maxaa xishoodka qaaday,ma nin kumbutar ku jira asxaan kuu geleyo.hadiise aad kacsatay maxaad biyo qaboow ugu shubi weyday ama u soomi weydey ama caano dhanaan u cabi weyday,HEESBAA WAXAY ORANEYSAY;HAYE FUDUD HAYEH HAYE FUDUD KKKKKK HAYEH HAYEH FUDUD MARKII AAN LAHAA BEEY HUBSINADU HABOOONEYD.GUNAANAD;LAXIBA MEESHEEY IS DHIGTAA LAGU QALAAA.
asc anigoo ah ugaaska soomaaliyeed waxaan talo u jeedinayaa gabadhaan soomaaliyeedb ee dhibaatada sheeganaysa walaal wixii dahacay waa ay dheceen ee alle u toobadkeen mardabana hau noqon
Asc walashey horta allaha danbigada dhafo marka hore marka xigta waxan kugula talin laha. Inad allah utoba kento. Salad suna tuko alahna kabarinu ku danbi dhafo. tankale walashey kafogow inad aqrisato wepsetka ad shegeyso si usan daren kagu ku haligin. Dhanka kale wilka somaliga ah waxan leyahay hallahada kabaq ee walasha muslimadda ah cebteda astur in ilahey cebtada asturo. Sawiradasna gub waliba iyada horteda. Adun iyo aqiraba in ilahey kulibaniyo walal kaso qad walasha oo kale ama hoyada okale
M.Adam : says
february 14,2013,at 02:08am
Gabadha muslimada walashena ah waxan leyahay dambigaaga alle subxaana watacaala hadhaafo towbada alle weyku furan tahay waxwalbo waa qadar marka sabar dambi dhaafna alle weydiso anaga wanku duceyneynaa in uu alle ku saamaxo iinsha allah.
Marka xigta waxan tala uso jedinaya wilka muslimka walalkena ah in uu alle u towbad keno dambiga uu galay , tan 3aad gabadha walashada u ceeb astur adna alle ayaa ceebtaada asturidoono waxa cadeymahana aad heyso gub alle dartiisa gabadha walashadana i saamax dheh. ogow waxwalbo aad sameyso waa wax adiga kaa jeeban marka shalay mafiicno ee waxan ka tanaasul allow ina soo hanuuni
toobad keen