Daawo Video: Dagaalkii Ka Dhacay Maanta Magaalada Beledweyne Ee Xaruunta Gobolka Hiiraan.
Published on February 1, 2013 by admin · No Comments
Akhrisatay :2498
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta la wareegay deegaanada Luuq-jeeloow iyo Baar oo 30 kilo MitirM u jira magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay horay ugu sugnaayeen maleeshiyada al-Shabaab.

Taliyaha ciidamada lugta ee gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya Kornayl Tawane Axmed Gurubeey ayaa Shabakada Dhoobleey.com u xaqiijiyay qabsashada tuulooyinkaasi oo horay ay ugu sugneyd maleeshiyada al-Shabaab.
Tawane ayaa sheegay inay sii wadi doonaan howlgalka ka dhanka ah maleeshiyada al-Shabaab, tan iyo inta ay ku sugan yihiin taako ka tirsan gobolka Hiiraan.
Maleeshiyada al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaadday fariismo ay ciidamada dowladda iyo AMISOM ay ku leeyihiin xaafadda howlwadaag ee galbeedkan magaalada Beledweyne.
Saraakiisha dowladda waxay sheegeen in 12 maleeshiyo ay dagaalka uga dhinteen al-Shabaab.
Maydadka 4 maleeshiyo iyo dhaawaca 18 kale oo ku waxyeelloobay dagaalkii xalay ee Beledweyne ayaa la geeyay isbitaalka degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, sida u sheegay Cabdi Xasan (Biyo-quute) oo ah sarkaal maamulka Ahlu Sunna u qaabilsan degmada Ceelbuur iyo deegaannada u dhow.
May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...