Dumarka Ma Jecla Ninka Noocaan Ah Marka Jaceylka Biloow Uu Yahay.
Published on February 1, 2013 by admin · 3 Comments
Akhrisatay :21637

Ragga badan ayaa inta ay is leeyihin haweeneyda soo jiita ayay waxa ay ku dhaqaaqayaan talaabooyin la yaab ah taasi oo haweeneyda ku qasbeysa in kumanaan Mayl ka fogaato ninka, waxa ayna alcarabiya ku sheegeysaa dhowr arin oo haweenka madax wareer ka qaadaan.
1-Xariirka Badan: in aad wicitaan badan ku sameyso haweeneyda aad jeceshahay waxaad ku weyneysaa ixtiraamkii ay kuu haysay , waxa ayna ku qasbeysaa xitaa in ay wayso in ay ku soo hiloowdo , waxaa ninyahoow aan xariifka aheyn kuula gudboon in xariiro kooban la sameyso .
2-Ninka Ku Hor Ooya Haweeneyda: waxaa hubaal ah in haweeneyda jeceshahay ninka dareemaha naxarista leh balse ka digtonaaw niyahow in aad ahaato nin jil jleeca ka batay si aysan haweeneyda u seegin fahamki ninka ay ka qabtay , ogaaw haweenka waxa ay si weyn uga helaan ninka xoogan oo u dulqaadan kara culeysyada .
3-Ninka dadka hortooda ku buun buuniya dareemihiisa: haweeneyda waa ay jeceshahay in meel waliba ugu muujiso jaceylka aad u qabto balse waa hab ixtiraam uu ku jiro ogaaw kama hesho mid ka bad badis ah taasi oo dadka kale ka xishoosineysa .
4- In loola dhaqmo sida cunigii: ma jeclo haweeneyda ninka sida cunug ula dhaqma , ee ninyahoow iska badel dabeecadaas.
5-Ninka wax waliba haweeneyda adiga dooro dhaha: waxaa muhiim ah in xaaskada wax yaabaha qaar uga tagato in iyada doorato waxana muhiim ah in ay dareento in aad garab taagan tahay ra`yigaadana siiso balse ma ficna in wax waliba tirahdo sameey adiga doro waxi kula haboon.
May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
Wad.macnabesheen.webkan.wn iskadayay
Run ahantii barnaamijyada noocaan aad ayeey dad badan u daneyan micnaheeduna ma aha wax xun ee waa cilmi korosi hadii wanag loola jeedo anigu xaas ayan leyahay wana aqristaa MAHADSANIDIIN Akhyaarta webka
allah run badana wax u shega raga anigaba wan so nacay sidas adunga waxan kugu necbahay ninka marwalba iso waca sababto gabardha janis aya la siya aniga horta rafada i hasta sabab wuxu dhihi marna telka ankala hadlo marna so gal enternedka hada waxan raba inan ninkas ka tahribo iskolka hada waxa la iga so fijiya talefonkisa qaqiqadiba wa kan ordayo