Wednesday, June 19th, 2013

Saan Ugu Raaxey Hadii Aysan Raaxo Madaxa La Qarxin Dareenka Ka Mas`uul Ah.

Published on February 1, 2013 by   ·   7 Comments Akhrisatay :23355

Ragga badan ayaa gees mara baashaalka lama huraanka ah ee ka horeysa cayaarta sariirta waxa ayna badankooda xoogga saaraan marxalada galmada oo labada xubin in ay durba isku milmaan , waxa ayna ilaawaan baashaalka hore iyo fara kacayaarka ka dambeeysa galmada.

 

Qorshaha ku darso in haddii uu yar yahay baashaalka ka horeeya galmada tooska ah iyo kan ka dambeeyaa in haweeneyda aysan heleyn dharag ku aadan galmadii aad sameysay ee loo yaqaan gariirka galmada .
Ugu yaraan haweeneyda waxa ay u baahan tahay gacma gacmeyn gaaraya ilaa 20-daqiiqo oo aad ka xod-xodiso goobaha ugu macaan dareenkeeda waxa ayna taasi ay ku heleysaa macaanka looga dhargo galmada ee gariirka.
Haweeneyda wax raaxo kama heleyso si waliba oo malabyarowga loogu garaaco hadii aan si wacan huradada looga kicin dareemaheeda kacsiga oo aysan la hamaasan kacsi .
Hadaba galmada ka hor sidee haweeneyda dareenkeda kacsi hawada loo gilin karaa.
Marka hore waxa ninka la gudboon in haweeneydiisa ku war giliyo saacado ka hor in uu u faruuryo qaniinsanayo oo uu doonayo in macaankeeda dha-dhamiyo (Yanii in uu doonayo in uu u galmoodo), waxa ayna markaas haweneyda nafsiyan iyo jir ahaanba u diyaar garoobeysa weerarkaasi.
Ninku waxa uu ku kacsadaa eegmada(isaga oo eega gabadha)halka gabartana ay ku kacsato hadalka macaan waxaa marka ninyahoow kuula talinaya in erayga waan ku jeclaahy ka ilaawin macaantaada galmo waliba horteeda si waliba oo xariirkiina sanado uga soo wareegatay.
Taabasho, Dhunkasho Iyo Hadal.

Qaladaadka ugu badan ee ninyahoow kaa dhaca waxaa ka mid ah adiga oo ku soo deg dega in durba aad taabto oo aad kiciso goobaha xaraarada kacsiga leh sida naasaha, Kintirka iyo labada bishimood ee xubinta taasina waa qalad weyn .

 

Waxaa muhiim ah in aad ka fogaato goobahaas kana dhigto meelaha ugu dambeeya ee aad qanjaruufaneyso(Qanjiiro).
Ogaaw naasaha iyo xubinta haweenka ma ah kuwo horay ka qaata oo ka jawaaba dareenka kacsiga balse waxa ay kacaan marka ugu yaraan 20-daqiiqo oo istiin la soo sameeyo .
Marka hore soo istiimi oo soo salaax labada garab , dhabrka dambe , canjarada , qoorta , si tartiib ah u shumi faruuryaha , daanka laba farood uga salaax , dhagta ka shumi markaasna u sii raaci waan ku jeclahay.
Marka aad dareento in haweeneyda heshay baashaal ku filan oo ay neef tuureyso ku adkeey shuminta iyo dhuuqmada ogaaw waxaa la gaaray xiligii naasaha oo kacsi ayay la qarxi rabaan maxaan kaaga sii sharaxaa waan ku jeeda waaw ayaa ka soo dhaw .
Hadaba Galmada Ka Dib Maxay Haweenku Jecel Yihiin .
Marka ay gabadhu hesho gariirka galmada ogaaw hadaad talaabooyinkan u sameeyo waxa ay heleysaa raaxadii galmada tooska aheyd mid ka macaan .

 

Waxa ay haweenka u baahan yihiin galmada ka dib in la qoor giliyo iyo in xabadka la giliyo oo xabadkana lagu hayo ilaa 5 daqiiqo iyadoo shumiskuna yahay mudanaha la adeeco.
Faraxdii galmada macaaneed ay ka qaadatay ma dhameystirmeyso haddii arimahaan aysan helin , waxaa hubaal in marka galmada dhamaato in ninka durba uu halaacsi bilaabayo oo uu hurdoonayo .
Ninyahoow doqonka ah ha sameyn sidaaas la fara cayaar macaantaada hana ilaawin in aad u mahad celiso ama dhabarka u jeedi ma tihid qof ixsaan loo galo .

Readers Comments (7)

  1. Omar Ahmed says:

    Dear Dhoobley writers,

    Ilaahay ka cabsada oo masawirada naagaha qaawan ood dhahaysaan sidan ugu eaaxaysta aad dhahaysaan waxay idinka halaynaysaa magiciina guud, qofkii wax xun ku sameeyana idin kaa ka masuula.

  2. Saciid says:

    Casharka galmada Iga dheh . Kkkkk good job saxiib xalay ayaan sameeyey way ii shaqaysay mahadsanid . Awal wan ku soo boodi jirey hada waxaan raacay taladaaada xalay si fiican ayaan u cunay means raaxaystay. Good call ::::::: to Omar Axmed … Adeer isaga bax webka hadaa caruurtahay qoraaga cilmi ayuu kahadlay aan wax kaa barano boolayahey ::::: any way thanks

  3. maxabud xasan says:

    asc illahay kabaq somatihid nin ogaden ah waxas waceeb aad ka shikeenhayso qofdhintay aya ka shikeeya

  4. ina abdille says:

    asalam caleykum walal wax kale oo ad qortgid miyad weyday?dhobley news waxan kanadla meshaa oo wararka ama dacdhoyinka soqor ,wali ma araag wargeysa qora waxaan an ka aheyn midka galadha,

  5. Mohamed says:

    Aniga ninka webkan qora uma malaynayo in uu caadi yahay waayo wuxuu caadaystay wax aan fiicnayn waxaanan ka gayn waayay in ay isaga wax ka si yihiin

  6. Noorani says:

    Asxabey aniga aya intaan iyo kuwa ka macan sameyey, Waana iswaynaye maxa tala celin ah oo heysaan.

  7. JEYLAANI says:

    wax dhib ah kuma ku sugno in la sharaxo casharada raaxda iyo sida haboon ee qofka afadiisa ugu galmoodo.
    Webka wuxuu kusoo kordhiyey somalida qeyb muhiim ah oo inta badan laga gaabsado ka hadalkeed laakin si joogta loogu baahi qabo.
    Waxaan qabaa casharadan in ay badbaadin doonaan guryo badan oo ay kaluntay raaxada lamaanaha oo si niyad jab ah uguto waajibaadkooda sariirta dabadeeto reerka ku dhaco dareen kala tag oo keena burbur.
    Hadaba sharaxaadahani waan in sidan cilmeysan ee hada loo soo bandhigay iyo si ka qurux badan dadka loogu soo bandhigo si ay ugu faaideystaan inagoon anashax iyo asluubta somalinimo aynan garab maraynin.



*

WARARKII HORE

Dowlada Ethiopia oo maanta War cusub ka soo saartay Ciidamadeeda ka Jooga Dalka Soomaaliya Iyo Maamulka Jubbaland taageerayso.

May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...