Sababaha Keena In Ay Timuhu Uu Daataan.
Published on February 2, 2013 by cade · 2 Comments
Akhrisatay :21147

Sababaha timaha daadiyaa way badanyihiin laakiin waan soo koobaynaa oo 10 ka ugu muhiimsan ayaan sheegaynaa waxaana ka mid ah:
cudurada qaarkood haduu qofku leeyahay waxay u keentaa in timuhu ay daataan, sida cudurka sonkorta IWM, waxaana laga rabaa qofkaasi inuu ilaashado dawooyinkiisa .
dhiiga oo hoos u dhaca, markaa waa inuu cunaa qofkaasi fitamiinka (jern) si uu dabiici unoqdo dhiigiisu.
timaha oo si qalad ah loo shanleeyo ama si xooga oo adag.
hadii qofka hormuunaatkiisu ay khalkhalaan, matalan haday gabadhu liqdo kiniinka uurka diidaya.
hadii uu qofku uu xaalad nafsi xun ah ku jiro.
dawooyinka qaarkood timaha way daadiyaan, sida dawooyinka kansarka.
cunto xumida, sida qofka oo rijiim is dhuubid ku jira iyadoo jirku uu ubaahanyahay cunto, fitaamiinada oo ka maqan. Sidaa tardeed timuhu daciif ayey noqonayaan oo way daadanayaan marka la shanleeynayo.
qofka marwalba marsada waxyaabaha midabka timaha badala ee kimikada leh, raadso mid dabiici ah.
qofka oo da`diisu waynaatay, markuu sii waynaadaba oo uu daciifaba way siidaciifaan timihiisuna.
cudurada lakala dhaxlo.
May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
Kkkkkkk sxb bidaarta maxaa keena dawo se ma leedahay?
Bidhaarta marka qofku madaxa dinaca hore ka buubo ayadu waa cudurka madaxa gala sida madax faluuqa