Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay Soomaalida UK dib udhiska dalka inay ka qeybqaataan .{ Beesha Moqdisho Dagan ee reer London}
Published on February 3, 2013 by admin · 4 Comments
Akhrisatay :2410
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo iminka ku sugan dalka Ingiriiska ayaa wuxuu hadal ujeediyay Soomaalida ku nool dalkaasi oo uu kala hadlay sidii Soomaaliya dib udhiskiisa ay kaga qeyb qaadan lahaayeen.
Xasan Sheekh Maxamuud oo kahor hadlaye Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska ayaa wuxuu sheegay in Soomaalida kunool dalkaasi looga baahan yahay inaysan ilaawin dalkooda marwalibana ay muujiyaan danaha Soomaaliyeed inay ka shaqeeyaan.
Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay Soomaali dhisi karto islamarkaana jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska looga fadhiyo ka qeyb qaadashada dib udhiska dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya oo maalmahan socdaalo ku maraye dalal ka tirsan caalamka ayaa wuxuu baaq isdaba joog ah ujeedinaye Soomaalida kunool caalamka si ay uga qeybqaataan dib udhiska dalka Soomaaliya.
Magaalada Muqdisho ayaa iminka waxaa ka muuqanaya dib udhis ballaaran oo ay sameynayaan qaar kamid ah ganacsatada Magaalada Muqdisho iyo qurbo joog dalka dib ugu soo noqdaan oo maalgashi sameynaya.
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
February 5, 2013
Taliska ciidamada AMISOM ee Jubbooyinka ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha dhanka ammaanka ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka ...
asc war xasan shiekh waa madaxweynaha muqdisho,iyo beelaha hawiye.
sick man. abdi daarod hawiye isaaq uuf somalia is moving from an era of darknees dont you see the light at end of the tunnel. you are blind bro somalia ha noolaato
War dhobley maxad kala jedan besha muqdisho dagan waxan umaleynaya inad ka shaqeyneysan in dib logu noqdo qabyalada maxa fa.ido ad ka heleysan hadad qortan waxaso kale war iska daya qabyalada waxa tihin saxafada
Jaale siyad mahadsanid bro iska daa ninkan CABDI la dhahayo cuqdaa heyso