Sedex Arin Midkood Ayay Haweenka U Qayliyaan Xiliga Raaxada Ee Macaanka Kaliya Ha Moodin Duqa.
Published on February 4, 2013 by admin · 17 Comments
Akhrisatay :24848

Waxaa jira sedex arin oo u sabab u ah qaylada haweenka ka soo yeerta xiliga ciyaar sariireedka gaar ahaan marka malabyarowga uu ku dhex mirqo , waa ayna ku kala duwan yihiin haweenka arintaan maadaama ay jiraan kuwo aysanba cod ka soo bixin xiliga ciyaarta .
Hadaba waxa ayna haweenkaas u kala qeybin karnaa marka jugta weyn socota ilaa sedex oo kala ah Haweeney Qaylisa , Haweeney Taahda (Hinraag)(Haarta) iyo Haweeney Aamusan.
Waxaadna qorshaha ku darasataa in aan la xakamyen karin ama la qarin karin codadka xiliga ciyaarta waayo maxaayeelay si dabiici ah ayay ku yimaadaan.
Waxaana lagu soo koobi karaa qaylada haweenka xiliga kulanka kala baxa dhacayo mid la xariira raaxo macaan oo gaartay gariirka galmada .
Waxa ayna qaylada haweenka timaada marka afka hore ee malabyarowga uugaaro goobta loo yaqaan G-Spot waana meesha haweenka ka helaan raaxada waalida ah , waxa ayna meeshaas ku taal dhakada sare darbiga xubinta haweenka ee gudaha, hadaad meeshaas malabyarowgada soo xoq-xoqo hawneeydas raaxo uma dhinna .
Sidoo kale qaylada haweeka xiliga galmada waxa ay mararka qaar noqon kartaa xanuun ku yimaada afka hore ee xubinta xiliga malayarowga uu jiirayo .
Sidoo kale waxaa laga yaabaa in afka hore ee malabyarowga uu gaarayo oo uu taabanayo madaxa labada ukxan ee u dhaw minka , waxaadna ogataa in labadaas ukaxan xanuunkooda ay la mid yihiin iyadoo labada xaniinyo ee ninka laga garaaco.
Sidoo kale hadii xubinta haweenka qalalan tahay xiliga ciyaarta iyana dhib ayay keeneysa waayo marka uu malabyarowga xog xogista ku sameeynayo darbiga xubinta haweenka waxa ay ku keeneysa xanuun .
May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
Ninkaan maalin walba ka sheekeeya shaqooyinkaan,ma wax kale oo uu kasheekeeyo ayuu waayay waayaabe,soomaali laguma aqoon noocaan dabaal nimada ah ee websaadyada la soo galiyo,umada wax diini ah u soogaliya,awal bay waasheen dadkii soo maaliyeed qaarkood oo kufsi ka dhigteen dabeecad iyo diin aan la aqoon meel ay kala imaadeen,Markaasaa idinkana iyo Mooryaanta waaga cusub soogalisaan waxaan loobaahneey.
Asc subxaana allaah war,allaah kabaqa oo iska dhaafa wax yaabaha khaladka eh in looga sheekeeyo umada islaamka eh kasheekeeya wax yaabo aad ajir kaheleysaan umadana anfaca wabillaahi towfiiq.
Subaxaanallaah walaalayaal allaah ka baqa waxanna iska dhaafa
haddii aad iska dhaafi weydaan waxaad ogaataan inaad idinka mas,uul ka tihiin dhallinyaro walba oo ku fidnawdo waxyaabaha aad soo mal maluuqdeen ee qusac balaadka ah
allaah waxaan weydiisanayaa inuu idin waafajiyo waxa ummadda soomaaliyeed anfacaya
ACUUDU BILLAAH,war dakani miyaaney Alle ka baqayn war xishooda dad Muslim ah baad tihiine,maxaa qoraaladiinna ka badiyay wax Islaamhku ka xishoodo oo aan afka la marin. Alla ka cabsada Websitekiinana dad waawayn baa akhrinayee ka waantooba oo ka joojiya,hadaladan foosha xun.
Asc war ilahay kabaqa oo iskadaya waxyabah foolxumada,ah wabilahi towfiq
Uf.mawaxkaladwayden.inkar.idinkudhacdayee
SCW,
Waxaan qabaa in ninkan uu meesha ku soo qoray aqoon iyo macluumaad aad loogu baahan yahay.
waa in loogu mahadceliyaa juhdiga iyo waqtiga uu ku lumiyay inuu mawduucan soo qoro.
Marka waxaan oran lahaa juhalada kor wax ku sheegay inay aqoonta xushmeeyaan qoraaga mawduucan u gafin. Wa bilaahi tawfiiq!
Waa sax mid mesha kujirto weye hadii lagahadlo
ninkan waxaan soo qora malin walba waxn u malaynaya inuu yahay qaniis ama ugu yaran carurta uu kufsado wayoo mar walba wuxuu ka sheekeya wasmo.hadaba ninak ha laska ilaliyo wuxuu qorayo.
subxanalah ilahay kabaq iyo rasulka kabaq iskada waxad soqoraysid ceeb wey webasdka mawaxad u foratay inaand waxan ka shikeeso o kaleya
Txn dhoobley media . Dadka wax badan ayey ka faidaan shekooyinka noocan ah , jecliya marka darbiyada laisku xogaayo
War naga. Aamusa waxani waa casharo cilmi ah oo bulshado u baahan tahaye oo wadaadadu naga qarin jireen ,hadana aan inta kala socono ee tartiibtiina uga faaiideysta si aad naagtiina ama girl friend kiina ugu raaxeeysaan,waan idin ogahay oo waxaad daydaysaan in qabyaalad la idiinka sheekeeyo annagu waxaan aan rabnaa hadaan reer jubaland state nahay maadaama aan barwaaqo ku nool nahay ,raaxada inaan sii barano ayaan rabnaa
war ninyahaow gagaca magaacada ha ceebaynin
dadkaan wax ka sheegayo ninkaan arrimahaan soo qoraayo aniga waxay ila tahay waa jaahiliin sababta oo ah wax ka faa’idayso qofka aqoonta ku dheer ee ha oran waa jaahil waad qwaldan tahay ayaan ku leenahay ee baye
Xiimey Xaaji iyo Rumiin xaaji waa yaabe maxay tahay doodiina?Maxay tahay waxa aad ku haysataan qoraaga? ma been buu sheegay ?Ma waxaan jirin miyuu ka hadlay oo alifaad ah mise waxa uu sheegay waa wax jiro?
Wixii jiro oo laga uu aadanaha soo dhufto waxaa la yiraahdaa xaqiiq.Dood lama galiyo.Wixii aan jirin ee dadka sheegaan waxaa la yiraahdaa been oo waa wax reeban in la faafiyo.
Hadaba waxa uu qoraaga ka hadlay hadii ay yihiin dhacdooyin jira oo uu qoraaga si faafaahisan oo cilmi iyo garasho mudan usoo bandhigay maxaa ku jaban in la aqrista oo laga faaideesta Soo dhufashada cilmiyeed ee qoraaga
Walal ceeb ma aha waana waxyaabaha loobahan yahay in la barto waan laga marmaan
Asc mahad sanid wan u baahnen macluumaad dheerad ah