Thursday, May 23rd, 2013

Daneyste Ayaa Tahay Oo Naxariis Loo Sameyn Karin Hadiiba Marka Sariirta La Joogo Sidaan Tahay.

Published on February 9, 2013 by   ·   1 Comment Akhrisatay :2988

Inta badan ragga waa ay gees maraan baashaalinta lama huraan ka u ah cayaarta sariirta Dhoobleey.com ayaa kusiinaysa fikrad aad ku qancin karto macaantaadaa.

Haku fikirin kaliya in baashaalinta ugu horeeyso gacalisadaada ama galmo aad u sameysid aad ku haqabtirto, raggu intooda badan waxa ayna xog-ogaal u ahayn qaababka ay ugu samayn lahaayeen raaxo Buuxda .

Ninyahow waxa aad isku moodaa in aad raaxo macaan usameysaysay gacalisadaada adiga oo marka ay kuu axsaan sameysay dhabarka xijinayo hadaba taasi ma aha mid u wanaagsan macaantadaada.

Haweenka badankood uma sheegaan ragooda in aysan ka helin qaabkaan ,raggu na ma oga in raaxa sameyntu harsan tahay,hadaba Dhoobleey.com ayaa kusiinaysaa qishkan aad raaxada ugu dhameystiri kareyso gacalisadaada.

hayeelin in aad kasii jeedsato marka aad ciyaarta sariirta lasameysid ama aad hurdo ladhacdo ogaaw in aad tahay dantiisa hele , haweenka qaar ayaa feker iska galo maxaa yeelay ma aysan kaa arkin naxariis.

U sameey qoor galin adiga oo xabadka gashanaya oo tusinaya qaabka ay kuugu hagar baxday adiga oo siinaya ilaa iyo shan daqiiqo.

Salsalaaxis, iyo hadalo mahadcelin ah tani waa ay ugu raaxo macaan u tahay galmadii aad wada sameyseen.

Majirto howl la qabto oo aan gebo gebo lahayn, haddii aad ka tagtana waxii aad soo sameyneysay waxa ay ku dhamaadeen qancin la’aan , ee noqo ninyahow mid dhameystiray shaqadiisa .

Readers Comments (1)

  1. Guulwade says:

    Akhas.ma.waxad.qortanbd.waysen



*

WARARKII HORE

Dowlada Ethiopia oo maanta War cusub ka soo saartay Ciidamadeeda ka Jooga Dalka Soomaaliya Iyo Maamulka Jubbaland taageerayso.

May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...

Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Gaarisa Oo La Sheegay In Lagu Doonayey In Lagu Qaarajiyo Mid Ka Mid Ah Musharixiinta Xilka Madaxtinimo Ee Kenya.

February 17, 2013
Xog  dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...

ETHIOPIA OO SAMEESATAY DIYAARAD DRONE AH.

February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...

IRAN OO BEENISAY INAY HUB KU TAAGEERTO URURKA ALSHABAAB.

February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...

War Deg Deg ah: Gudoomiyihii Golaha fulinta Ahlusunna Sh.Maxamed Xeefow oo geeriyooday .

February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
e

Mareykanka oo balan qaaday in wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay uu ka taageeri doono…

February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
4

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya .

February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
7

Mixnada Saxaafada Soomaaliya markale aan dib u eegno?!!!!!!!!!

February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale,  amaan, sharaf, ...

Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay inuu ka tirsan yahay ‘Dammul Jadiid’

February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
8

Sheekh Axmed Madoobe oo sheegay in Kismaayo shirkii maammul dhisiddu ka bilaabmayo dhowaan.

February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...