U Gaar Ah Dumarka : Hadii Arimahan Leedahay Nin Ku Rabo Ma Jiro Ee Dib Isugu Laabo.
Published on February 10, 2013 by admin · 3 Comments
Akhrisatay :21354

Dabeecado oo ay haween badan leeyihiin ayaa si weyn ragga uga careysiiya xilli haweenka aysan dhab ahaan ka War hayn ,hadaba wax ka baro Dabeecadahaas.
Midda Carabka Dheer : waa midda carabkeeda ka dhigta hub ay ku weerarto ragga subax iyo galab , hadii arin yar oo ay xaq u laheyd ninka uu ka gaabiyo roob kaga dhigta aflagaado.
Midda Ganuunaca Badan : wax ay ka mahad celineyso ma jirto , nolosheeda dhan dacwad iyo eed ayay ku dhameysataa , wanaag waliba oo uu ninka u qabtana waxa ay ka dhigtaa hal bacaad lagu lisay .
Midda Areebada Ah : ma daryeesho gurigeeda , ninkana kama helo guriga wax uu ku il doogsado , mar waliba dhar wasaq iyo timo waqooyi iyo koonfur ukala jeeda ayay kaaga hor imaaneysa .
Midda Hadalka Badan sidoo kale midda bakhiiladda ah ragga ma jecla oo ninka aan siineyn caadifada jaceylka waaa badan keenteeda waaan yar bixinteeda .
Sidoo kale midda leh maseerka ka bad badiska ah iyo sida ragii u dhaqanta ragga kumanaan mitir ayay ka sii fogaadaan ee gabaryaheey taxadar yeelo .
May 22, 2013
Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Kebejaron oo la hadlay war baahinta dalkaas ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ...
February 17, 2013
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari ee ...
February 16, 2013
Sida ilo ku dhow dhow Saraakiisha Malitariga dalka itoobiya ay u sheegeen Sudan Tribune ee ka soo baxda ...
February 14, 2013
Dowlada Iran ayaa beenisay eedeymo horay loogu soo jeediyay oo ahaa in hub ay ku taageerto Ururka Alshabaab ...
February 13, 2013
Alaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha ...
February 13, 2013
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama oo jeedinyay qudbad sanadeedkiisa ayaa balan qaaday inuu kordhin doono taageerada uu siinayo ...
February 13, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee dalka Soomaalliya ...
February 9, 2013
Abas Abdi Mohamud ,Somali Columnist
Howl kasta oo qof ama kooxi qabato waxaa lagu muteysan karaa dhaqaale, amaan, sharaf, ...
February 9, 2013
Horay waxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shirkii Minnesta, Minneapolis uga sheegay inaanu koox ama xisbi goonniya ka ...
February 9, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee ...
Intaaba tii isku darsatey nin qaba oo hadana ku faraxsan ka waran
this article waxa u maleysaa xaaskeyga in laga hadlaayo.
kkkkk ninka ga hadi aad jeceshahay waaxa kasta u ku qancayo waad ku qasban tahaye waxasu wa iska sheko somalia